HOUSE OF PARLIAMENT APPROVES THE $3 TAXATION

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

HOUSE OF PARLIAMENT APPROVES THE $3 TAXATION

Post by Cali_Gaab »

$3 for every person that travels through its airports.

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Xalaaleeyay Cashuuro Laga Qaadayo Dadka Socotada Ah
March 21st, 2011 Comments Off

Hargeysa (Somaliland.Org)- Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta ku ansixiyay lacag sadex Dollar ah oo xukuumaddu ka dalbatay si ay u xalaaleeyaan taasi oo laga qaadayo dadka ka soo dega Madaarada Somaliland.

Fadhigii Golaha ee maanta oo uu Guddoominayay Guddoomiyaha Aqalkaasi Md. C/Raxmaan Maxamed Cabdillaashi (Cirro) waxa madasha goob joog ka ahaa 52 Xiildhibaan, waxa rtacriifadan cashuureed ee cusub ogolaaday 33 Mudane, halka ay ka diideen kow iyo toban Mudane, waxa ka aamusay Todoba Xidlhibaan Guddoomiiyuhuna muu codayn.

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shalay Golaha u soo gudbiyay Golaha Wakiilada qoraal uu kaga dalbanayo inay ansixiyaan sadex dollar oo khidmad ah oo laga qaadi doono dadka ka soo dega madaarrada dalka.

Cumar Maxamed Faarax

Somaliland.org/ Hargaysa

:up:
User avatar
LiquidHYDROGEN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14522
Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
Location: Back home in Old Kush

Re: HOUSE OF PARLIAMENT APPROVES THE $3 TAXATION

Post by LiquidHYDROGEN »

Horta is there a production/income tax in Somaliland. I doubt it , but if so, how much is it %-wise?
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: HOUSE OF PARLIAMENT APPROVES THE $3 TAXATION

Post by Xamud. »

3$ is nothing though, they should charge 10$ per person, most of the people who use the airport are from abroad and they can afford 10$ and more.
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: HOUSE OF PARLIAMENT APPROVES THE $3 TAXATION

Post by abdikarim86 »

abdi.ismail wrote:Horta is there a production/income tax in Somaliland. I doubt it , but if so, how much is it %-wise?
its called cashuurta macaashal macaash I think, and Ina Xashi wants to introduce it
but Some are opposed.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”