Israsaasayntan ayaa timid kaddib markii ay iskumaandhaafeen tirada gawaari gurmadka oo u socoday degmada Dhoobley ee gobolka Jubbadda hoose, iyadoo ay sababtay in shan ka mid ah maleeshiyadaasi ay ku dhaawacmaan, kuwaasoo haatan lagu daaweynayo Isbitaalka degmada Diinsoor.
Horjoogayaasha Alshabaab ee gobolka Baay ayaa wali ka hadlin sababta rasmiga ah ee dhalisay in israsaasaynta dhexmartay maleeshiyaadka kawada tirsan Alshabaab.




Insha'allah the government troops in Waajd and Yeed in Bakool will eventually come to Bay destroy these terrorist piece of scumbags

Guul Dowlada Somalia