Professor Xamud Cali Masheeye we love you











Moderator: Moderators
Somalistan wrote:Rural man aka newhargeisa aka Basra why don't you post this in the Awdaland section.
hargaysaay wrote:Somali weyn is a noble concept walal but as long as south somalia is in violence and end less anarchy somaliland people and gov has the right to protect there borders,peace and integrity inshalah when somalia stands on its feet somali peoplf will restore their unity
RuralMan08 wrote:
Professor Xamud Cali Masheeye we love you![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
Wasiirkii hore ee Macdanta iyo Biyaha oo canbaareeyay Qurba-jooga reer Awdal ee ku dhawaaqay Awdal State
April 5, 2011 Hargeysa(Cadceed) Cismaan Aw Cabdi Muxumed oo ahaa wasiirkii Macdanta iyo Biyaha ee Xukuumaddii Madaxweyne Rayaale ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay Hargeysa ku Canbaareeyay Qurba-jooga u dhashay reer Awdal ee dibada kaga dhawaaqay inay samaysanayaan Maamul la yidhaahdo Awdal State.
Cismaan waxa uu sheegay inay kooxdaasi tahay koox yar oo aan metali Karin dadweynaha reer Awdal ee Somaliland ee jooga Qurbaha, isla markaana dadka reer Awdal ay ku filan yihiin inay ka hortagaan fidnada ay Somaliland ku abuurayaan waxaanu yidhi “ dadka reer Awdal muddo sideed sano ah ayay xilka Madaxweynenimo hayaan waa ceeb in maanta markii isbedel yimi ay ku hadlaan waxaan cuntami karin, kuwa waxaa samaynayaa ma metelaan dadka qurba jooga ah ee reer Awdal, wax ay ku samayn karaan Somaliland Madax banaanideedana ma jirto.” Ayuu yidhi
Isagoo sii wata hadalka uu kooxdaas ku durayo waxa uu yidhi “ dadka qurbajooga ah ee reer Awdal waxa laga filayaa inay dalkooda wax soo taraan, waxaan uga mahadnaqayaa sidii ay jaamacadda Camuud u dhiseen maantana waxa looga fadhiyaa inay ku soo tartamaan sidii ay gobolkooda iyo dalka intiisa kaleba uga hirgalin lahaayeen Mashaariic horumarineed si ay Dalkooda u dhisaan, loogama baanha inay maanta la yimaadaan waxaan ka turjumayn dareenka fayaw ee dadkooda.”
Cismaan Aw Cabdi mar uu ka hadlayay reer Awdal ahaan waxa ay aaminsan yihiin iyo talaabada ay ka qaadanayaan dhawaaqaas waxa uu yidhi “ reer Awdal waa Somaliland, reer Awdal baana ku filan kooxdaasi waxa aan leeyahay xukuumadda meel uga banaan ma jirto wax ka qabashada arrintaas ee reer Awdal faraha halooga qaado” ayuu ku soo gabagabeeyay shirkiisa jaraa’id
Hargaysaay, the violence is imposed on South Somalia and all Somalis should be helping to put out those flames. It is not only for Somalis in Southern Somalia to confront this foreign imposed violence on Southern Somalia. We should all be helping to put out those flames.hargaysaay wrote:Somali weyn is a noble concept walal but as long as south somalia is in violence and end less anarchy somaliland people and gov has the right to protect there borders,peace and integrity inshalah when somalia stands on its feet somali peoplf will restore their unity
Lughaye.com: We Are One Nation Called Somaliland Republic!
Posted in April 4th, 2011 by lug in BadheedheThis is nothing but a fictional dream which is the brain child of some people, who are associated with the former regime. This is the work of few people in the diaspora who were staunch supporters of the former regime, Rayale Kahin. They refused to stop the non sense, and congratulates their fellow brothers/sisters who were supporting their leadership for about 20 years. Since the new government peacefully succeeded in last presidential elections, and came to power, they were coming up with one trick after another.
So-called Awdal-Land is Nul and Void, All Gadaboursi are Devote Somalilanders
They were engaged in activities aimed for jeapordizing the mature peace Somaliland is enjoying. I am advicing these people, forget about your mirage dreams, move on and participate in the efforts for the devoplement of the country. Gadaboursi inside and outside of the country are devote Somalilanders, who are ready to defend their beloved country from all types of aggression, whether it is from inside or outside the country.
They refused to stop the non sense, and congratulates their fellow brothers/sisters who were supporting their leadership for about 20 years. Since the new government peacefully succeeded in last presidential elections, and came to power, they were coming up with one trick after another. Wa’taiyahaa Udunu Waaciya – Quran - Al-Haqqah
69:12 That We might make it a Message unto you, and that ears (that should hear the tale and) retain its memory should bear its (lessons) in remembrance.
Dadka ka danbeeya waxan ay ugu yeedheen “Awdal State” waa kuwo aan dal, dad, iyo dhul aan naf u hayn. Labaatan sano ayey Dahir Rayale dhabta ku hayeen oo ay u sacabo tumayeen markii xisbiga Kulmiye qabsaday ayey bilaabeen inay kolba khidad iyo dabin dhigaan waana lagu gartay. Reer Awdal waa taageerayaasha Somaliland siday u dhan yihiin waana u diyaar inay difaacaan weerar kasta oo ku yimaada. Nimanka iska dhigaya niman qiiraysan oo muwaadiniin ahi umada ha u sheegaan danbiyada ay faraha kula jiraan ee ay shacabka galbeedka Somaliland ay ka galaan iyo micnaha runta ah ee ka danbeeya Awdal State-da ay sheegayaan. Ka qayb qaata horumarka dalka oo shacabnimada ogolaada taageerayaasha Rayale iyo xisbigii UDUBOW.
Ninkaad kabo ka tolanaysid waxa horta la eegaa kabihiisa - Muxuu Dahir Rayale u qabtay Awdal siduu sheegay siyaasiga wayne ee Axmed Moumin SEED ee shacabku wada og yahay- maxayse u qaban karaan dalka nimankani mar haduu ninka ay taageerayaani uu yahay Dahir Rayale? Maadaama oo uu meesha ka baxay ayey kolba khidad la imanayaan kaliya. Dad la aamini karo ma’aha waxa cadaynaysa inta aan ka naqaano taageerayaasha Rayale 20-ka sano ee lasoo dhaafay. ”Dhegihii alla waanshay baa waansan” Suuratal Alxaaq -69:12.
For ever Somaliland
Long live Somaliland