waayeel101 wrote:horta Awdal State iyo SSC maxaa isku xidhay.
waxa ka dhexeya wa walaltinimo, iyo midnimo doonka umada somaliyed.
ta labaad odayadan sharafta leh maaha saladiin cidna ma metelan. fikirkoda ayay dhibteen.
qoladi isxaaq sowkuwan durba dhulkii ku yaradaywar yaa meel isla gaadhayba.
AWDAL STATE guul



