Garqaad Farmaajo: Saado Cali song

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Garqaad Farmaajo: Saado Cali song

Post by ibrahimcw »

gobaatahayoo,gobaa ku dhashaye gadhka qabo farmaajoow.

geesigii wax tari kara,yaa la garab istaagaaye,gadhka qabo farmaajoow.

guguc aan da ayn iyo fad galbeed ka soo baxay,

yay u guur aroortoo, goorahaay ku dhimataye, u garqaad farmaajoow

gayigaad u tahay kheyre ,gadhka qabo farmaajoow.

rajadii gu-dhaaf timi,geedkeenii kala tagay

waa idinkaa dib gocon dhada

uga guraye sii wada.

farxaad baad na galisaye goobtaas ka sii wada.

gurboodkay haboosheen
http://allboocame.com/?p=644
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”