Sacad Yoonis Geeljire Murked in Sarmaanyo

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Sacad Yoonis Geeljire Murked in Sarmaanyo

Post by LiQaaye_TDH »

Kadib markii nin u dhashay beesha sacadyoonis ee Isaaq uu Geel uu watay uu Mudo 3 Maalmod ah si Gar daro ah ugu sii daynayey Ceel biyood ku yaala Duleedka sarmaanyo ayaa waxaaa uu Adyad la doontay muwaadin u dhashay Deegaankaasi wada hadal dhex maray Labadaas nin ayuu ka isaaq wuxuu hadalka ku bilaabay “Dhulka Waanu Gadanaye Miyaaney Lacagtii lagu Gaday ku soo gaadhin” Taasina waa ta keentay in muwaadinkii u dhashay deegadanadda SSC uu Qudha ka jaro ninkas Sacad Yoonis.

Hadab Xaalka guud ee dagaankaasi ayaa laga dareemaya Saan Saan colaadeed iyado arintan ama Hadalkanina aanu ahayn mid ku koobanshaqsiyaad ee Beelaha Isaaq ee Soo guurtada ku Jooga Deeganada Dhulbahante ay hal hays u tahay in ay ku dhahaa Beel waynta dhulbahanye Xoolo Dhaqatadooda

kalmaaadi waa Dhulka Waanu Gadanaye, Taaasina waa mid ay ka Danqadaan inta badan Dadka Kusugan Degaanada Soolasha Ama Nugaasha iyo kuwa dhiiga leh intuba.

Xaalka Deegaanka ay mashaqadani ka dhacday ayaa si wayn looga dareemaya saan saan colaadeed iyadoo Guud ahaanba Sooo guurtadii reer waqoyigna ay dib uga hayaameen Dhulka Nugaasha oo Idil iyado Xaalkuna u egyahay mid ay Beesha ninkaasi ka dhintay ay weerar soo qadi karto .
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Sacad Yoonis Geeljire Murked in Sarmaanyo

Post by Bohol iyo karaman »

runti waa jiraa ninka ay dileen ee geelaa watey, wan raaskaygaa hoose,

laakiinse waxa loo diley aano hore, waxanaa diley raaskii inaa dafle iyo qawdhagayste (Cabdi Maxamuud)

Geelasha oo ay lahaayeen beesha Reer Nuux Ee Sacad Yoonis dibaa loo soo raray (laakiinse meeshii sarmaanyo oo calool dhulbahantee ahayd waa lagaa qaxay, waxayna kaa baqeen haadii geelashii guureen raacdo reeb baa idinku soo maqaan
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Sacad Yoonis Geeljire Murked in Sarmaanyo

Post by LiQaaye_TDH »

Sacad Yoonis ma aqoon laakin walle waa ragg HY.... everyday dad aya laga dila ninyow waa niman dhib badan shaw...
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Sacad Yoonis Geeljire Murked in Sarmaanyo

Post by Siciid85 »

AUN. This is nothing more than geeljire tit for tat killings as Bohol explained.

LiQaaye_TDH wrote:
everyday dad aya laga dila.

Yahoo! Is that what you wish? :lol: If that was the cause than S.Y must have been breeding like rabbits like the H Blocks in Mogadishu to maintain their population. Use your logic next time. :lol:
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: Sacad Yoonis Geeljire Murked in Sarmaanyo

Post by samadoon-waaxid »

ilahey ha uu naxariisto kan dhintay iyo inta dhiman doontaba.tribal killings are senseless :down:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Sacad Yoonis Geeljire Murked in Sarmaanyo

Post by Mr_Alfaas »

samadoon-waaxid wrote:ilahey ha uu naxariisto kan dhintay iyo inta dhiman doontaba.tribal killings are senseless :down:
:up: :up: :up: :up:


ka wax dila iyo ka kaleba nabigu wuu ka digay/.


muslim dhiigiisa waa xaaraan :cry:
mashallahbro
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 685
Joined: Fri Feb 25, 2011 9:30 pm
Location: Sultan from Upstate Hadaaftimo with that Oil Paper........BALLINNNNnNN

Re: Sacad Yoonis Geeljire Murked in Sarmaanyo

Post by mashallahbro »

Istafurallah yaa akhi!

Brother samaadon is this Sanaag Sarmaanyo?
User avatar
Madelina
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 953
Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)

Re: Sacad Yoonis Geeljire Murked in Sarmaanyo

Post by Madelina »

AUN
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Sacad Yoonis Geeljire Murked in Sarmaanyo

Post by KyrieJama »

mashallahbro wrote:Istafurallah yaa akhi!

Brother samaadon is this Sanaag Sarmaanyo?
No taleex
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Sacad Yoonis Geeljire Murked in Sarmaanyo

Post by udun »

Bohol iyo karaman wrote:runti waa jiraa ninka ay dileen ee geelaa watey, wan raaskaygaa hoose,

laakiinse waxa loo diley aano hore, waxanaa diley raaskii inaa dafle iyo qawdhagayste (Cabdi Maxamuud)

Geelasha oo ay lahaayeen beesha Reer Nuux Ee Sacad Yoonis dibaa loo soo raray (laakiinse meeshii sarmaanyo oo calool dhulbahantee ahayd waa lagaa qaxay, waxayna kaa baqeen haadii geelashii guureen raacdo reeb baa idinku soo maqaan
:lol: :lol: :lol: @ Sarmaanyaa laga qaxay? :lol: :lol: Waar beenta jooji Sarmaanyo laga qaxay ma jirto. La soco hadda Sarmaanyo waa district, waa magaali ilaa 50,000 oo qof ku nooshahay.

Alle ha u naxariisto marxuunka. Wax aano ah loo dilay ma jirto ee waa niman reer miyi ceshiimo isku qabtay. Meesha dhibtu ka dhacday waa sool kasokeeya Sarmaanyo ee ma aha Sarmaanyo :!:

Dayrtii la waayey waxay keentay in reer guuraagii biyaha iyo daaqa isku laayaan. Good news is rain has already started :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”