New mamul: Bila Quban State

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

New mamul: Bila Quban State

Post by Executive »

:| :lol:

Maamul Goboleed la baxay Bila-quban State ayaa looga dhawaaqay Magaalada Nairobi ee caasimada dalka kenya.

Shir Jaraa’id oo ay si wada jir ah Hotelka Nomad ugu qabteen Mas’uuliyiin ka tiran Maamulkaasi ayay ku faah faahiyeen wax qabadka Maamulka iyo ujedooyinka loo aas aasay.


Afhayeenka Maamulkaasi C/casiis Cilmi Dacay oo ka hadlay Shirka Jaraa’id ayaa shegay in Maamulkaan ay dhisteen beelaha deegaankaasi daga isla markaana dhawaan doorashada madaxweynaha uu dhici doono.


C/casiis ayaa intaasi ku daray in maamulkaan uusan aheyn mid lagu carqaladeynayo Maamulada kale ee dalka ka jira isaga oo xusay in daris wanaag ku wada noolaan doonmaan sida uu shegay.
“Maamulka Bila-xuqan State waa maamul dadka degaanadaasi daga ku dhawaaqdeen mana aha mid caqabad ku ah maamulada kale ee dalka ka jira gaar ahaan kuwa dariska la ah”ayuu yiri Afhayeenka.


Afhayeenka Maamul Goboleedka Bila-quban State ayaa ku nuux nuuxsaday in doorashada madaxweynaha ka dhici doonto dalka gudahiisa balse dhaawaan qaban qaabin doonaan shirweyne lagu soo bandhigayo xubanaha baarlamaanka iyo waxyaabaha maamulka qaban doono.


Sidoo kale Waxaa kulanka ka hadlay C/llaahi Sabriye Guhaad oo ka mid ah mas’uuliyiinta Maamulka qaban qaabinaya isaga oo sheegay in wax lagu farxo tahay in Maamul ku dhawaaqdaan.


Waxaa uuna carabka ku adkeeyay in Maamulkaan noqon doono ku saldhig ku ah ku dhaqanka shareecada islaamka.


Isaga oo hadalkiisa sii wata waxaa uu shegay in maamulkaan taageersan yahay dowlada KMG ah isla markaana uusan aheyn mid gaar u taagan.


Ugu dambeyn waxaa kulanka ka hadlay Xaaji Maxamed yaxye oo ah siyaasiyiinta sida aadka ah looga yaqaan dalka gudahiisa isaga oo ku booriyay shacabka deegaanada maamulka loo dhisay ka soo jeeda in si aad ah u taageeraan lana shaqeeyaan.

Gaba gabada kulanka ayaa la isku afgartay in Todobaadyada soo socda la qabto shiweyne guud oo lagu soo bandhigayo waxyaabaha maamulka qaban doono iyo waliba ujedada loo aas aasay.

Image
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: New mamul: Bila Quban State

Post by zingii »

where is it located, i have never heard of BILA-QUBAN.

sounds made up.
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: New mamul: Bila Quban State

Post by ciyaal_warta »

:lol: :lol: :lol: i gota hurry and make my ciiyaal floransa state :up:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: New mamul: Bila Quban State

Post by FBISOMALIA »

man whats the problem with the ppl every day new mamul :|
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: New mamul: Bila Quban State

Post by ToughGong »

What does the name mean
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”