Xaflada Xiritaanka Shirka Khaatumo SSC ee London, UK

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Xaflada Xiritaanka Shirka Khaatumo SSC ee London, UK

Post by EastAfrica »

Xaflada Xiritaanka Shirka Khaatumo SSC ee London, UK


Xaflad aad looso agaasimay oo ay soo qabanqaabiyeen ururka Dhalinyarada SUDO oo ay kasoo qaybgaleen kumanaan qof oo soomaali ah iyo aqoonyahanadii kasoo qaybgalay shirka khaatumo.

Xafladan oo hada sitoosah uga socota magaalada London ,waxaa ugu horayn lagufuray Aayadaha quraanka kariimka oo uu akhriyey shiikh Ciil intaas Kadib Waxaa Xaflada Sitoos ah ufuray Gudoomiyaha Ururka Dhalinyarada SSC ee SUDO Maxamed Cabdi Fookheeye.

Waxaa halkaas hadalo ilaa hada Kasoo Jeediyey, Xooghayaha Guud ee Jaaliyada SSCDr Maxamed C/raxmaaan,Gudoomiyaha Jaaliyada SSC eeUk C/laahi Daarood, Xiriiriyaha Jaaliyadaha SSC iyo Hogaanka Saleebaan Wajixaad, Gudoomiyaha Gudida Qabanqaabada Shirka Khaatumo Dr Cali Ciise Cabdi, Prof Cali Khaliif Galeydh,Gudoomiye Kuxikeenjaaliyada Soomaaliyeed ee Uk Caali Cumar.

Waxa Madasha Kusugan oo aan Wali Hadlin, Hogaamiyaha SSC Dr Saleban Ciise Axmed,Gudoomiyaha Ururka NSUM Maxamed Cali Mire, Gudoomiyaha Kaafi comunity Axmed Diiriye, Garaad Jaamac Garaad ismaaciil.

Waxaa iyana Goobta Kusugan Fanaaniin aad ufarabadan.
:som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som:
:up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up:
:clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:
Image
Image
:som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som:
:up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up:
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
:som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som:
:up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up:
VIVE SSC Somalia, VIVE United Somalia
Hanoolatu SSC Somalia, Hanoolatu Somaliweyn

:som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som:
:up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up:
:clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:
Last edited by EastAfrica on Sun Apr 24, 2011 4:49 pm, edited 4 times in total.
User avatar
Barkhadd
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 993
Joined: Wed Dec 01, 2010 6:05 am
Location: be good

Re: Xaflada Xiritaanka Shirka Khaatumo SSC ee London, UK

Post by Barkhadd »

their faces do not look confidence
User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: Xaflada Xiritaanka Shirka Khaatumo SSC ee London, UK

Post by salafi_student »

Barkhadd wrote:their faces do not look confidence
Ina adeer why do you always talk about faces and looks of other men....



Ok later
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Xaflada Xiritaanka Shirka Khaatumo SSC ee London, UK

Post by EastAfrica »

Listen to Prof Cali Khaliif Speech telling SSC People the good news that NSUM and SSC Leadership merged to form a United SSC Liberation Movement.



Image
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Xaflada Xiritaanka Shirka Khaatumo SSC ee London, UK

Post by Executive »

EastAfrica wrote:Listen to Prof Cali Khaliif Speech telling SSC People the good news that NSUM and SSC Leadership merged to form a United SSC Liberation Movement.



Image





One of the best outcomes of the conference :up: :som:
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Xaflada Xiritaanka Shirka Khaatumo SSC ee London, UK

Post by EastAfrica »

Executive wrote:
EastAfrica wrote:Listen to Prof Cali Khaliif Speech telling SSC People the good news that NSUM and SSC Leadership merged to form a United SSC Liberation Movement.



Image





One of the best outcomes of the conference :up: :som:
Alhamdulilaah, waa Allah mahadii :up: :up: :up: :up: :som: :som: :som: :som: :som: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Xaflada Xiritaanka Shirka Khaatumo SSC ee London, UK

Post by EastAfrica »

Image


Go’aamada Shirka Wadatashiga Beesha SSC (Af-Somali)


Go’aamada Shirka Wadatashiga Dhulbahante

Mabaadii’da (Guiding Principles)

Shirka Wadatashi Qurbajoogta Dhulbahante ee London 21-24/04/2011, waxaa udub dhexaad u ahaa arrimaha nabadaynta, nabadgelyada iyo kaalmada bini-aadnimo ee si xun u aafaysey shacabka ay ku habsadeen olole dagaal iyo abaaruhu ku gadaaman dhammaan dhulka ay degaan. Waxaa kaloo lagaga wada hadlay fidinta hawlaha mujtamaca, mashaariic dib-u-dhis iyo mashaariicda horumarineed.

Waxaa shirkaas ka soo baxay inay lagama maarmaan tahay in la farsameeyo helidda qaabka siyaasadeed iyo in la sameeyo hab lagu hubiyo nabadda, degnaanshaha dhulkeenna, jaarkeenna iyo geeska Afrika

Qaabka Siyaasadeed, waxaa ku jira in si adag loo qaato mabaadii’dan:

1. Midnimada iyo wadajirka dhulka Soomaaliyeed
2. Dimoqradiyad iyo isku-xukun lagu fuliyo xuquuqda iska-caabinta gardarada ah
3. Wada hadal siyaasadeed oo ku salaysan nabad iyo xal-u-helidda khilaafaadka.
4. Dhisidda nabadda, in la taago xididada deganaanshaha iyo horumarinta waara
5. Ku-dhaqanka maamul wanaagga iyo xisaabtan (Accountability and transparency)
6. Maraynta meelaha la wadaago sida daaqa iyo ceelasha biyaha iyada oo loo eegayo tirada xoolaha iyo baaxadda dhulka(carrying capacity)qaadi karo iyo sidii loo yarayn lahaa xaalufka

Ismaamulkayagu wuxuu ka salsanyahay sida ay nooga go’antahay inaan go’aansano masiirkayaga. In aan dhiirigelino sida aan u abaarayno, loona maamuli lahaa khilaafaadka iyadoo loo marayo wadada nabadda iyo dhisida nabadaynta, si loo afjaro ciidanka dhulkayaga haysata sida tuulooyinka, magaalooyinka iyo miyigaba.

Mabaadii’dda kor ku xusan waxaa hagaya inay naga go’antahay iyo in aanan marnaba ogolayn in la haysto

Go’aamada iyo talo-soo-jeedinta ee shirka waa sidan hoos ku xusan:

1. In shir beesha leedahay lagu qabto dalka gudihiisa, loona qabto dhammaan shacabka SSC gudaha iyo dibedaba
2. In ma magacaabo guddi farsamo oo ka soo talo-bixiya
1. Goorta shirka la qabanyo
2. Goobta Shirka lagu qabanayo
3. Dhaqaalaha shirka ku baxay
3. In shirka lagu qabto magaalooyinka SSC mid ka mid ah, lagana heli karo dhammaan shuruudaha shirku u baahanyahay
4. In dhaqaalaha shirku ka yimaado beesha SSC ee gudaha iyo dibeddaba, laguna marti qaado dhammaan saxaafadda gudaha iyo dibedda si ay u tebiyaan wararka xaqiiqa ah ee shirka
5. In loo gudbiyo gudaha iyo bulshada caalamka in shacabka SSC ka go’antahay inay kula nooladaan nabadgelyada iyo deris wanaag kula noolaadaan jaarkooda iyo Geeska Africa
6. In shacabka SSC ka go’antahay inay xaq u leeyihiin inay ismaamulaan iskana caabiyaan haysashad dhulkooda
7. La mideeyo cudada iyo dhaqaalaha SSC si loo gaadho gaadho nabadgelyo iyo xasilooni
8. In la horumariyo dhulka SSC iyadoo xoog la saarayo bey’ada, daaqa iyo biyaha lana yareeyo xaalufka iyo nabaadguurka
9. In la horumariyo arrimaha bulshada iyo kaabayaasha dhaqaalaha sida madaarada, wadooyinka, waxbarshada iyo caafimaadka
10. In tayada dadka la hormariyo sida tababarada xirfadaha, dhiirigelinta soo noqoshada aqoonyahanka iyo in la yareeyo dadka ku soo qulqulaya magaalooyinka
11. In la dhiirigeliyo maalgashiga gobolada SSC, iyada oo la adeegsanayo Hay’adaha horumarinta Dhaqaale ka iminka dadka gudaha iyo qurbajoogta iyo Hay’adaha Deeqda Bixiya ee caalamiga ah
12. In la kobciyo Jaamacadda Nugaal sida cilmi baadhista, xog-ururinta iyo qiimaynta baahiyaha
13. In la koriyo ganacsiga gaarka horumarintiisa, gaar ahaan Ganacsatada yaryar iyo kuwa dhexdhexaadka ah
14. In la koriyo feejignaanta iyo la isticmaalayo shabakadaha bulshada iyo saxaafadda (Facebook, Twitter).

Uga damabayn waxaan jeclahay inaan idiin sheegno shacabka SSC in qurbajoogtu midaysantahay oo aan la kala qaybin karin si ay u gaadhaan xoriyad, horumarin dhulkooda iyadoo ku dadaalaya inay taas wada gaadhsiiyaan dhammaan SSC iyo shacabka Soomaaliyeed. Qurbajoogta SSC waxay soo jedinaysaa qabashada shir loo dhanyahay oo ka dhaca dalka gudahiisa sida ugu dhakhsaha badan
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Xaflada Xiritaanka Shirka Khaatumo SSC ee London, UK

Post by EastAfrica »

:som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som:
:up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up:


GUUL & GOBONIMO SSC Somalia


Daawo Khudbadii Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ka Jeediyey Shirka Khaatumo Ee London-(Video)-


[youtube]UPSdZoPE-v8&[/youtube]

London,(lasanod Online)- Garaad Jaamac Garaad Ismaciil ayaa khudbad kusoo khatimay shirkii Khaatumo ee aqoonyahanada SSC ugu soo gabagaboobay Hoteelka Holiday Inn ee magaalada London..


:som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som:

:clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:
Last edited by EastAfrica on Mon Apr 25, 2011 9:39 pm, edited 1 time in total.
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Xaflada Xiritaanka Shirka Khaatumo SSC ee London, UK

Post by EastAfrica »

:som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som:
:up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up:



Daawo Heshiiskii Iyo Khudbadihii Madaxda Hogaanka, NSUM iyo Kaafi Ee Shirka Khaatumo-(Video)-


London,(lasanod Online)- Waxaad nala wadaagtaan heshiiskii iyo khudbadihii madaxda Hogaanka, NSUM iyo Kaafi ee shirkii Kaatumo ee kusuoo xidhmay magaalda London.

Image
[youtube]VScGmZnR3RI&[/youtube]


:som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som:
:up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up:

:clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Xaflada Xiritaanka Shirka Khaatumo SSC ee London, UK

Post by EastAfrica »

:som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up:

Daawo Shirkii Khaatumo ee SSC, iyo Prof Cali Khaliif Galayr oo Taageero Weyn u Muujiyey Maamulka SSC, Uguna Baaqay Maamulka Somaliland Nabad iyo laJoojiyo Dagaalada ee Had iyo Jeer ee Kusoo Qaadeen Shacabka SSC, Kana Digey Cawaaqib xumada ee Leedahay Gardarada, Waayo Cid La Khasbi Karo Majirto. Waxuuna soo Jeediye in laga shaqeeyo Daris Wanaaga Ummada Soomaaliyeed



SSC Khatumo Conference Declared Success – Celebration Event

Khatumo conference confirming the unity and determination of the SSC people


London (SSCTIMES) The SSC intellectuals conference (Khatumo) came to an end yesterday after few days of an important much needed continues discussion regarding the situation of Sool Sanaag Cayn regions. The meeting was declared success by all parties participating including the NSUM and all other fractions of the region. The key attendees of the meeting included the leader and president of the SSC Dr Xaglatosiye and Ali Khalif (renowned SSC intellectual), Garaad Jaama Garaad Ismail and Saado Ali Warsame (the voice of the Somali people).


:som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :som: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up: :up:

:clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap: :clap:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”