ciyaal_warta wrote:labo xarfaan oo xashiish kasoo dhargay aa cirka diyaarad mareyso inta arkeen ee isku qabsadeed duqa " diyaaradaas madaxweynaha aa saaran nooh" xarfaanka kale aa ku dhahay "duqa ma saarna nooh" ayagoo sidaas ku doodaayo aa xarfaan khamri kasoo dhargay u imaadey nooh..markaasey ee dhaheen duqa na kala gar bixi nooh ..sheekada ee isku heystaan u sheegeen markaasoo kii dhahay wa saaranyahay madaxweynaha ku dhahay "duqa adi dabaal maa tahay madaxweynaha hadii saarnaa lahaay diyaarada labo mooto ma hor urdi laheenoo" xarfaanki aa dhahay walaah sax waaye cml![]()
post funny somali jokes
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- SummerRain
- SomaliNet Super

- Posts: 17320
- Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am
Re: post funny somali jokes
- ciyaal_warta
- SomaliNet Super

- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: post funny somali jokes
Ismahan123 wrote:ciyaal_warta wrote:labo xarfaan oo xashiish kasoo dhargay aa cirka diyaarad mareyso inta arkeen ee isku qabsadeed duqa " diyaaradaas madaxweynaha aa saaran nooh" xarfaanka kale aa ku dhahay "duqa ma saarna nooh" ayagoo sidaas ku doodaayo aa xarfaan khamri kasoo dhargay u imaadey nooh..markaasey ee dhaheen duqa na kala gar bixi nooh ..sheekada ee isku heystaan u sheegeen markaasoo kii dhahay wa saaranyahay madaxweynaha ku dhahay "duqa adi dabaal maa tahay madaxweynaha hadii saarnaa lahaay diyaarada labo mooto ma hor urdi laheenoo" xarfaanki aa dhahay walaah sax waaye cml![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
Hilarious...ur af somali makes me miss my family wallah..my cousins lool
af somaliga xamar looga hadlo waaye abyo..are ur cousins from wardhiigley too ??
- ciyaal_warta
- SomaliNet Super

- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: post funny somali jokes
garoweboi iyo PO check this wun ( i saw it somali jokes group but its hilarious )
Masjid Minneapolis ku yaal oo dad intay Salaad Subax tukadeen, fafadhiyaan, baa waxa si kedis ah kusoo galay Gaal Ameerikaan ahoo middi weyn sita. Dadkii Salaadda tukaday buu weydiiyey: Qof Muslin ahi ma idinku jiraa?. Dadkii way wada baqeen, laakiin hal nin oo geesi ahaa baa yiri: Aniga ayaa Muslin ah. Gaalkii baa ku ...yiri: Dibadda ma iigu soo bixi kartaa?. Kolkii dibadda loo baxay buu ku yiri:
Waxan wataa Wan aan doonayo in qaabka Muslimiintu xoolaha u gawracdaan aad iigu Gawracdo iiguna Maqaar bixiso. Muslinkii Wankii inta uu gawracay buu Gaalkii ku yiri: Anigu waan kuu Gawracaye cid kuu Maqaar bixisa raadso. Gaalkii baa Masjidkii ku laabtay isaga oo middidii oo dhiig ka da'ayo sita. Dadkii ayuu weydiiyey: Qof kale oo Muslin ahi ma ... See Moreidinku jiraa?. Dadkii oo dhan baa hal mar Imaamkii Masjidka farta ku fiiqay. Imaamkii oo jaraynayaa waxa uu yiri: War miyaad waalateen?. Ma labada Rakco een idin tuJiyey baan Muslin ku noqday?

My eedo's kids in UK grew up Wardhiigley but most of my family speak like that. loolciyaal_warta wrote:Ismahan123 wrote:ciyaal_warta wrote:labo xarfaan oo xashiish kasoo dhargay aa cirka diyaarad mareyso inta arkeen ee isku qabsadeed duqa " diyaaradaas madaxweynaha aa saaran nooh" xarfaanka kale aa ku dhahay "duqa ma saarna nooh" ayagoo sidaas ku doodaayo aa xarfaan khamri kasoo dhargay u imaadey nooh..markaasey ee dhaheen duqa na kala gar bixi nooh ..sheekada ee isku heystaan u sheegeen markaasoo kii dhahay wa saaranyahay madaxweynaha ku dhahay "duqa adi dabaal maa tahay madaxweynaha hadii saarnaa lahaay diyaarada labo mooto ma hor urdi laheenoo" xarfaanki aa dhahay walaah sax waaye cml![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
Hilarious...ur af somali makes me miss my family wallah..my cousins lool
af somaliga xamar looga hadlo waaye abyo..are ur cousins from wardhiigley too ??
- BlackVelvet
- SomaliNet Super

- Posts: 23249
- Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
- Location: On Idman's mind
Re: post funny somali jokes
Perfect_Order wrote:waxay aheedsalaadii makhrib. Salaadii ayaa lagalayaay. Goobtu waa masaajid jamac badnaa...... Imamka: Istawuu, isku sima safka, meelaha banaan buuxiya, garbaha iyo cidhbaha sima oo yaanu shaydaanku idin soo dhex galine is cidhiidhsada.
Oday Qalbi wanagsan: Dee haduu shaydaanku tukanayo u daaya hasoo galee![]()
![]()
- Keyse_0208
- SomaliNet Super

- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: post funny somali jokes
Perfect_Order wrote:Nin reer waqooyi ba tagay galbeedka adari iyo wuxuu ku so hoyday reer obo ah, markaa googashadii iyo wax kasta loo diyariyay ba la gu yidhi aboow rafow (seexo) haf intu yidhi oo dhulki ku riday buu yidhi walle ima rafanaysid uu baxsaday
Re: post funny somali jokes
Niman reer waqooyi ah aa waxay yimaadeen Muqdisho. Waxaa soo tuugsaday nin miskiin ah oo tuugsanaaya. Mid ka mid ah aa ninkii miskiinka wuxuu siiyey 20 shilling Somali. Waqtigaas 1 shilin aa wax tari jirey. Ninkii miskiinka ahaa weligiis wax siiya 20 shillings maba arag. Wuxuu ku celceliyey "Alle khayr haku siiyo, Alle khayr ha ku siiyo, ......." Ninkii reer waqooyiga ahaa waa yaabay oo hal mar buu wuxuu yiri Now wallaahay inaan 100 Shilling siin naftuba haka baxdee

-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: post funny somali jokes
udun wrote:Niman reer waqooyi ah aa waxay yimaadeen Muqdisho. Waxaa soo tuugsaday nin miskiin ah oo tuugsanaaya. Mid ka mid ah aa ninkii miskiinka wuxuu siiyey 20 shilling Somali. Waqtigaas 1 shilin aa wax tari jirey. Ninkii miskiinka ahaa weligiis wax siiya 20 shillings maba arag. Wuxuu ku celceliyey "Alle khayr haku siiyo, Alle khayr ha ku siiyo, ......." Ninkii reer waqooyiga ahaa waa yaabay oo hal mar buu wuxuu yiri Now wallaahay inaan 100 Shilling siin naftuba haka baxdee![]()
- ciyaal_warta
- SomaliNet Super

- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: post funny somali jokes
The_Patriot wrote:udun wrote:Niman reer waqooyi ah aa waxay yimaadeen Muqdisho. Waxaa soo tuugsaday nin miskiin ah oo tuugsanaaya. Mid ka mid ah aa ninkii miskiinka wuxuu siiyey 20 shilling Somali. Waqtigaas 1 shilin aa wax tari jirey. Ninkii miskiinka ahaa weligiis wax siiya 20 shillings maba arag. Wuxuu ku celceliyey "Alle khayr haku siiyo, Alle khayr ha ku siiyo, ......." Ninkii reer waqooyiga ahaa waa yaabay oo hal mar buu wuxuu yiri Now wallaahay inaan 100 Shilling siin naftuba haka baxdee![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
Re: post funny somali jokes
garoweboy wrote:Mid Ciyaal Xashiish Ah inta la istaajiye aa la dhahay naftaada ka hadal:
markasu yiri magaceyga waa Xasan waxan ahay cristan Shan Saladoodna wa
Dukadaaa waxan dhashay 1950 waxaana jiraa 28 sano dhalashadeyda waa
suudani laakin waxan heestaa passport japan ah waxan ku dhashay england gaar
ahaan magalada new york, waxaan aadaa Jaamacada Cairo ee u dhaw Kacbada.
Re: post funny somali jokes
ciyaal_warta wrote:labo xarfaan oo xashiish kasoo dhargay aa cirka diyaarad mareyso inta arkeen ee isku qabsadeed duqa " diyaaradaas madaxweynaha aa saaran nooh" xarfaanka kale aa ku dhahay "duqa ma saarna nooh" ayagoo sidaas ku doodaayo aa xarfaan khamri kasoo dhargay u imaadey nooh..markaasey ee dhaheen duqa na kala gar bixi nooh ..sheekada ee isku heystaan u sheegeen markaasoo kii dhahay wa saaranyahay madaxweynaha ku dhahay "duqa adi dabaal maa tahay madaxweynaha hadii saarnaa lahaay diyaarada labo mooto ma hor urdi laheenoo" xarfaanki aa dhahay walaah sax waaye cml![]()
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: post funny somali jokes
BlackVelvet wrote:Perfect_Order wrote:waxay aheedsalaadii makhrib. Salaadii ayaa lagalayaay. Goobtu waa masaajid jamac badnaa...... Imamka: Istawuu, isku sima safka, meelaha banaan buuxiya, garbaha iyo cidhbaha sima oo yaanu shaydaanku idin soo dhex galine is cidhiidhsada.
Oday Qalbi wanagsan: Dee haduu shaydaanku tukanayo u daaya hasoo galee![]()
![]()
![]()
Re: post funny somali jokes
ni ogaaden ah ayu ninkale geed intuu u fuulay ku yiri waar hebelow hasha barta noocaas leh qal
ninkii geela waday codku meel u ka yimid bu garan waayay markaasu u qaatay inu ilaahay la hadlay
marki hashi u qalay ayaa iyado hilibki la cunayo ninkale soo barbar fadhiistay ninkii hasha laaha oo uu u sheegey inu hebel aha qofkii la hadlay eensa ilaahay ahayn
ninkiina intuu yara aamusay ayu yiri 'oo hebelba soo ilaahay kama hadashiin'.

LivingToSucceed
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2140
- Joined: Sat Aug 28, 2010 6:50 am
Re: post funny somali jokes
Kukri wrote:ni ogaaden ah ayu ninkale geed intuu u fuulay ku yiri waar hebelow hasha barta noocaas leh qal
ninkii geela waday codku meel u ka yimid bu garan waayay markaasu u qaatay inu ilaahay la hadlay
marki hashi u qalay ayaa iyado hilibki la cunayo ninkale soo barbar fadhiistay ninkii hasha laaha oo uu u sheegey inu hebel aha qofkii la hadlay eensa ilaahay ahayn
ninkiina intuu yara aamusay ayu yiri 'oo hebelba soo ilaahay kama hadashiin'.
Re: post funny somali jokes
Nin baa maalin maalmaha ka mid ah ku suuxay Burco oo waxa loo qaatay inu dhintay
markii meydkii la maydhay ee salaadi lagu tukaday aya xabaashi iyado la qodayo uu meydkii toosay markaasu orod is qaaday
sheekhii xabaasha joogay aya markuu arkay meydkii oo baxsanaaya yiri 'waar meydka qabta'
inta laga daba orday ayaa la qabtay dabadeedna intey dileen bey xabaashi ku soo celiyeen
oo xalkii laga sii waday...haada xaqullah xaqu daa'imullah..

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 932 Views
-
Last post by **weezy**
-
- 1 Replies
- 574 Views
-
Last post by Marques
-
- 10 Replies
- 1054 Views
-
Last post by silver-spy
-
- 0 Replies
- 1642 Views
-
Last post by itsmelisa
-
- 7 Replies
- 1016 Views
-
Last post by Muhammad bin Harti
-
- 35 Replies
- 2195 Views
-
Last post by HELWAA
-
- 7 Replies
- 7515 Views
-
Last post by Mr. Yungnfresh
-
- 2 Replies
- 825 Views
-
Last post by Caashaqa
-
- 11 Replies
- 1258 Views
-
Last post by Alchemist