post funny somali jokes

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
SummerRain
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17320
Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am

Re: post funny somali jokes

Post by SummerRain »

ciyaal_warta wrote:labo xarfaan oo xashiish kasoo dhargay aa cirka diyaarad mareyso inta arkeen ee isku qabsadeed duqa " diyaaradaas madaxweynaha aa saaran nooh" xarfaanka kale aa ku dhahay "duqa ma saarna nooh" ayagoo sidaas ku doodaayo aa xarfaan khamri kasoo dhargay u imaadey nooh..markaasey ee dhaheen duqa na kala gar bixi nooh ..sheekada ee isku heystaan u sheegeen markaasoo kii dhahay wa saaranyahay madaxweynaha ku dhahay "duqa adi dabaal maa tahay madaxweynaha hadii saarnaa lahaay diyaarada labo mooto ma hor urdi laheenoo" xarfaanki aa dhahay walaah sax waaye cml :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: Hilarious...ur af somali makes me miss my family wallah..my cousins lool
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: post funny somali jokes

Post by ciyaal_warta »

Ismahan123 wrote:

af somaliga xamar looga hadlo waaye abyo..are ur cousins from wardhiigley too ??
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: post funny somali jokes

Post by ciyaal_warta »

garoweboi iyo PO check this wun ( i saw it somali jokes group but its hilarious ) :lol: :lol:

Masjid Minneapolis ku yaal oo dad intay Salaad Subax tukadeen, fafadhiyaan, baa waxa si kedis ah kusoo galay Gaal Ameerikaan ahoo middi weyn sita. Dadkii Salaadda tukaday buu weydiiyey: Qof Muslin ahi ma idinku jiraa?. Dadkii way wada baqeen, laakiin hal nin oo geesi ahaa baa yiri: Aniga ayaa Muslin ah. Gaalkii baa ku ...yiri: Dibadda ma iigu soo bixi kartaa?. Kolkii dibadda loo baxay buu ku yiri:
Waxan wataa Wan aan doonayo in qaabka Muslimiintu xoolaha u gawracdaan aad iigu Gawracdo iiguna Maqaar bixiso. Muslinkii Wankii inta uu gawracay buu Gaalkii ku yiri: Anigu waan kuu Gawracaye cid kuu Maqaar bixisa raadso. Gaalkii baa Masjidkii ku laabtay isaga oo middidii oo dhiig ka da'ayo sita. Dadkii ayuu weydiiyey: Qof kale oo Muslin ahi ma ... See Moreidinku jiraa?. Dadkii oo dhan baa hal mar Imaamkii Masjidka farta ku fiiqay. Imaamkii oo jaraynayaa waxa uu yiri: War miyaad waalateen?. Ma labada Rakco een idin tuJiyey baan Muslin ku noqday?
User avatar
SummerRain
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17320
Joined: Tue May 08, 2007 11:41 am

Re: post funny somali jokes

Post by SummerRain »

ciyaal_warta wrote:
Ismahan123 wrote:
ciyaal_warta wrote:labo xarfaan oo xashiish kasoo dhargay aa cirka diyaarad mareyso inta arkeen ee isku qabsadeed duqa " diyaaradaas madaxweynaha aa saaran nooh" xarfaanka kale aa ku dhahay "duqa ma saarna nooh" ayagoo sidaas ku doodaayo aa xarfaan khamri kasoo dhargay u imaadey nooh..markaasey ee dhaheen duqa na kala gar bixi nooh ..sheekada ee isku heystaan u sheegeen markaasoo kii dhahay wa saaranyahay madaxweynaha ku dhahay "duqa adi dabaal maa tahay madaxweynaha hadii saarnaa lahaay diyaarada labo mooto ma hor urdi laheenoo" xarfaanki aa dhahay walaah sax waaye cml :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: Hilarious...ur af somali makes me miss my family wallah..my cousins lool

af somaliga xamar looga hadlo waaye abyo..are ur cousins from wardhiigley too ??
My eedo's kids in UK grew up Wardhiigley but most of my family speak like that. lool
User avatar
BlackVelvet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23249
Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
Location: On Idman's mind

Re: post funny somali jokes

Post by BlackVelvet »

Perfect_Order wrote:waxay aheedsalaadii makhrib. Salaadii ayaa lagalayaay. Goobtu waa masaajid jamac badnaa...... Imamka: Istawuu, isku sima safka, meelaha banaan buuxiya, garbaha iyo cidhbaha sima oo yaanu shaydaanku idin soo dhex galine is cidhiidhsada.

Oday Qalbi wanagsan: Dee haduu shaydaanku tukanayo u daaya hasoo galee :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol:
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: post funny somali jokes

Post by Keyse_0208 »

Perfect_Order wrote:Nin reer waqooyi ba tagay galbeedka adari iyo wuxuu ku so hoyday reer obo ah, markaa googashadii iyo wax kasta loo diyariyay ba la gu yidhi aboow rafow (seexo) haf intu yidhi oo dhulki ku riday buu yidhi walle ima rafanaysid uu baxsaday :lol:

:lol: :lol: :lol: :lol: :up:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: post funny somali jokes

Post by udun »

Niman reer waqooyi ah aa waxay yimaadeen Muqdisho. Waxaa soo tuugsaday nin miskiin ah oo tuugsanaaya. Mid ka mid ah aa ninkii miskiinka wuxuu siiyey 20 shilling Somali. Waqtigaas 1 shilin aa wax tari jirey. Ninkii miskiinka ahaa weligiis wax siiya 20 shillings maba arag. Wuxuu ku celceliyey "Alle khayr haku siiyo, Alle khayr ha ku siiyo, ......." Ninkii reer waqooyiga ahaa waa yaabay oo hal mar buu wuxuu yiri Now wallaahay inaan 100 Shilling siin naftuba haka baxdee :lol: :lol:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: post funny somali jokes

Post by The_Patriot »

udun wrote:Niman reer waqooyi ah aa waxay yimaadeen Muqdisho. Waxaa soo tuugsaday nin miskiin ah oo tuugsanaaya. Mid ka mid ah aa ninkii miskiinka wuxuu siiyey 20 shilling Somali. Waqtigaas 1 shilin aa wax tari jirey. Ninkii miskiinka ahaa weligiis wax siiya 20 shillings maba arag. Wuxuu ku celceliyey "Alle khayr haku siiyo, Alle khayr ha ku siiyo, ......." Ninkii reer waqooyiga ahaa waa yaabay oo hal mar buu wuxuu yiri Now wallaahay inaan 100 Shilling siin naftuba haka baxdee :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: post funny somali jokes

Post by ciyaal_warta »

The_Patriot wrote:
udun wrote:Niman reer waqooyi ah aa waxay yimaadeen Muqdisho. Waxaa soo tuugsaday nin miskiin ah oo tuugsanaaya. Mid ka mid ah aa ninkii miskiinka wuxuu siiyey 20 shilling Somali. Waqtigaas 1 shilin aa wax tari jirey. Ninkii miskiinka ahaa weligiis wax siiya 20 shillings maba arag. Wuxuu ku celceliyey "Alle khayr haku siiyo, Alle khayr ha ku siiyo, ......." Ninkii reer waqooyiga ahaa waa yaabay oo hal mar buu wuxuu yiri Now wallaahay inaan 100 Shilling siin naftuba haka baxdee :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol:
User avatar
Kukri
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6571
Joined: Thu Oct 02, 2008 8:21 am
Location: Jigjiga

Re: post funny somali jokes

Post by Kukri »

garoweboy wrote:Mid Ciyaal Xashiish Ah inta la istaajiye aa la dhahay naftaada ka hadal:

markasu yiri magaceyga waa Xasan waxan ahay cristan Shan Saladoodna wa
Dukadaaa waxan dhashay 1950 waxaana jiraa 28 sano dhalashadeyda waa
suudani laakin waxan heestaa passport japan ah waxan ku dhashay england gaar
ahaan magalada new york, waxaan aadaa Jaamacada Cairo ee u dhaw Kacbada.
:lol: :lol: :lol:
User avatar
Kukri
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6571
Joined: Thu Oct 02, 2008 8:21 am
Location: Jigjiga

Re: post funny somali jokes

Post by Kukri »

ciyaal_warta wrote:labo xarfaan oo xashiish kasoo dhargay aa cirka diyaarad mareyso inta arkeen ee isku qabsadeed duqa " diyaaradaas madaxweynaha aa saaran nooh" xarfaanka kale aa ku dhahay "duqa ma saarna nooh" ayagoo sidaas ku doodaayo aa xarfaan khamri kasoo dhargay u imaadey nooh..markaasey ee dhaheen duqa na kala gar bixi nooh ..sheekada ee isku heystaan u sheegeen markaasoo kii dhahay wa saaranyahay madaxweynaha ku dhahay "duqa adi dabaal maa tahay madaxweynaha hadii saarnaa lahaay diyaarada labo mooto ma hor urdi laheenoo" xarfaanki aa dhahay walaah sax waaye cml :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: post funny somali jokes

Post by The_Patriot »

BlackVelvet wrote:
Perfect_Order wrote:waxay aheedsalaadii makhrib. Salaadii ayaa lagalayaay. Goobtu waa masaajid jamac badnaa...... Imamka: Istawuu, isku sima safka, meelaha banaan buuxiya, garbaha iyo cidhbaha sima oo yaanu shaydaanku idin soo dhex galine is cidhiidhsada.

Oday Qalbi wanagsan: Dee haduu shaydaanku tukanayo u daaya hasoo galee :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
Kukri
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6571
Joined: Thu Oct 02, 2008 8:21 am
Location: Jigjiga

Re: post funny somali jokes

Post by Kukri »

ni ogaaden ah ayu ninkale geed intuu u fuulay ku yiri waar hebelow hasha barta noocaas leh qal
ninkii geela waday codku meel u ka yimid bu garan waayay markaasu u qaatay inu ilaahay la hadlay
marki hashi u qalay ayaa iyado hilibki la cunayo ninkale soo barbar fadhiistay ninkii hasha laaha oo uu u sheegey inu hebel aha qofkii la hadlay eensa ilaahay ahayn
ninkiina intuu yara aamusay ayu yiri 'oo hebelba soo ilaahay kama hadashiin'.

:lol:
LivingToSucceed
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2140
Joined: Sat Aug 28, 2010 6:50 am

Re: post funny somali jokes

Post by LivingToSucceed »

Kukri wrote:ni ogaaden ah ayu ninkale geed intuu u fuulay ku yiri waar hebelow hasha barta noocaas leh qal
ninkii geela waday codku meel u ka yimid bu garan waayay markaasu u qaatay inu ilaahay la hadlay
marki hashi u qalay ayaa iyado hilibki la cunayo ninkale soo barbar fadhiistay ninkii hasha laaha oo uu u sheegey inu hebel aha qofkii la hadlay eensa ilaahay ahayn
ninkiina intuu yara aamusay ayu yiri 'oo hebelba soo ilaahay kama hadashiin'.

:lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
Kukri
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6571
Joined: Thu Oct 02, 2008 8:21 am
Location: Jigjiga

Re: post funny somali jokes

Post by Kukri »

Nin baa maalin maalmaha ka mid ah ku suuxay Burco oo waxa loo qaatay inu dhintay
markii meydkii la maydhay ee salaadi lagu tukaday aya xabaashi iyado la qodayo uu meydkii toosay markaasu orod is qaaday
sheekhii xabaasha joogay aya markuu arkay meydkii oo baxsanaaya yiri 'waar meydka qabta' :lol:
inta laga daba orday ayaa la qabtay dabadeedna intey dileen bey xabaashi ku soo celiyeen
oo xalkii laga sii waday...haada xaqullah xaqu daa'imullah.. :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”