Shabab oo markale ka carareen amxaar

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Shabab oo markale ka carareen amxaar

Post by AhlulbaytSoldier »

Warar sheegaya in Mujaahidiintu ay Faarujinayaan degmooyin Gedo ka tirsan kadib Khidad halis ah oo ay Taliska Mujaahidiinta dejiyeen. .
Wednesday, 27 April 2011 09:27 Maamulka Memo Hits: 463 . .Dagaalka ayaa ah xeelad dhagar iyo isbed bedel badan oo hadba meeshii istiraatiijiyadda dagaal ku jirto uu qaadanayo taliyaha ciidankaasi hogaaminaya waxayna guushu ku xiran tahay hadba cidda awaamirta Alle raacda oo raali laga yahay.


Wararka naga soo gaaraya wilaayada Gedo ayaa sheegaya in mujaahidiintu ay dejiyeen khidado dagaal oo lagu dhagrayo cadawga ku soo duulay wilaayada Islaamiga Gedo oo shareecada Islaamka lagu maamulo.


Ilo wareedyo ayaa sheegaya in mujaahidiintu ay dejiyeen Taaktiik khatar badan iyo dhagar dagaal ku dheehan tahay oo lagu doonayo in cadawgu kusoo xaroodo caloosha gobolka si uusan uga bad baadin marka ay qabato gacanta mujaahidiinta.


Waxaa suuragal ah in mujaahidiintu ay baneeyaan degmada Garbahaareey si maleeshiyaadka Copy Amxaaro iskusoo shiriyaan kadibna mar qura ay xabaddu ugu bilaabato, taaktiika mujaahidiinta ayaa waxaa xoojinaya Roobabka Guga oo lafilayo in maalmaha soo socda ay Gedo oo dhan ka da'aan.



Nabi Muxamed Sallallaahu Caleysi Wasallama ayaa yiri "Dagaal waa Dhagar Xajna waa Carafo".



Kolkaasi oo ay Biyo xiri doonaan wadooyinka ayna adkaan doonto in Maleeshiyaadkaasi dhaq dhaqaaqyo sameeyaan, khidad tan lamid ah ayay mujaahidiintu sameeyeen horraantii sanadii 2009-ka xiligaasi oo ay qaraxyo iyo weeraro dhabagal ah Gedo uga saareen ciidankii Itoobiya iyo Maleeshiyaadkii lasocday



EVEN THEIR WEBSITE ADMITS THAT APOSTATES SHABAAB FLED FROM THE ETHIOPIANS, YET THEY FIGHT AGAINST SOMALI SOLDIERS TILL DEATH.
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Shabab oo markale ka carareen amxaar

Post by quark »

sxb, how can they fight with a well organized/equiped army?

all they know is fighting their fellow somalis :down:
Ni Hao
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 603
Joined: Tue Jun 17, 2008 11:50 am

Re: Shabab oo markale ka carareen amxaar

Post by Ni Hao »

Shabab :down: :down: :down:

farmaajo :up: :up: :up:
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Shabab oo markale ka carareen amxaar

Post by ciyaal_warta »

:lol: :lol: :lol: tactical withdrawal ma ass :lol: :lol:
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Shabab oo markale ka carareen amxaar

Post by Voltage »

There aren't Amxaaro in that group. Amxaaro won't even go past Balanbale in Galgaduud or Luuq on the border. The last thing Amxaaro is going to do is go inside of Somalia hundreds of miles inland.

I suppose Amxaaro tookover Dhoobley, Diif, and the other towns in Jubbada Hoose.
User avatar
shiniile9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1271
Joined: Sun Feb 15, 2009 11:52 am

Re: Shabab oo markale ka carareen amxaar

Post by shiniile9 »

Al-Shabab tough on Soomaalida, soft on Kufaarta. Vice versa as the DEEN described MUUMINIINTA: :down:
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Shabab oo markale ka carareen amxaar

Post by AhlulbaytSoldier »

Ciidamada DKMG iyo kuwa Ahlu Sunna oo la wareegay Garbahaarey


Garbahaarey: (Sh. M. Network) Ciidamada dowlada KMG iyo kuwa Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa si wada jir ah maanta ula wareegay gacan ku heynta degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo, iyadoo arintaasina ay ka hadleen masuuliyiinta dowladda ee gobolkaasi.



Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo barqanimadii maanta ayaa ciidamo ka tirsan Ahlu Sunna Waljamaaca iyo kuwa dowladda KMG oo wata gaadiid dagaal waxaa la sheegay in dhowr jiho ay ka galeen gudaha degmada Garbahaarey oo maalmihii la soo dhaafay ay ku sugnaayeen ciidamada Xarakada Al Shabaab.



Majiro wax dagaal ah oo ka dhacay gudaha degmadaasi hase ahaatee ay isaga baxeen ciidamadii Al Shabaab kadib markii dagaalo duleedka koofureed ay kula galeen ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya.



Max’ed Cabdi Kaliil oo ah gudoomiyaha gobolak Gedo ee dowladda KMG Soomaaliya oo isagoo ku sugan Garbahaarey la hadlayay Idaacada Shabelle ayaa sheegay in ciidamadii Al Shabaab ay isaga baxeen degmadaasi oo ay la wareegeen sida uu hadalka u dhigayb ciidamada dowladda iyo kuwa Ahlu Sunna Waljamaaca.



Majiro wali wax war ah oo ka soo baxay dhanka xarakada Al Shabaab oo ku aadan la wareegida ciidamada dowladda iyo kuwa Ahlu Sunna ee degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”