Dhageyso Wareysiyo aan la yeelaney Nabadoonadii gaalkacyo

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Dhageyso Wareysiyo aan la yeelaney Nabadoonadii gaalkacyo

Post by FBISOMALIA »

Gaalkacyo(Puntlandi.com)Dhageyso Maqal cod ah:- Waxaa maanta Xarunta Gobolka Mudug ee magaalada Gaalkacyo ka furmey wajigii labaad ee kulankii dhexmarayey labadii beeleed ee seetamaankii hore ku dagaalamey gudaha magaalada Gaalkacyo, Kulanka ayaa waxaa goobjoog ahaa Wasiiro ka tirsan Dowlada Puntland, Gudoomiyaha Gobolka Mudug, Oadayaal Dhaqameedyo ka socda gobolada kale qaarkood iyo Nabadoono ka socda Beelihii xurguftey dhexmartey,Puntlandi.com oo goob joog ahaa kulanka ayaa noo suura gashey inaan galabta wareysano labo nabadoon oo kakala socdey labada beelood

Dhagesyo Nabadoon Cabdi Diiriye guuyo (Cabdi Qurux)



Dhageyso Nabadoon Xuseen Maxamuud Xirsi Gurey

Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Dhageyso Wareysiyo aan la yeelaney Nabadoonadii gaalkacy

Post by Xamud. »

Good for them :up: , labada doqmo mar danbe iyaga oo suuqa Gaalkacyo isku ersanayo yaanan maqlin hadaba.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”