Hubkii Ugu badnaa oo ay Mujaahidiintu kasoo qabsadeen

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Hubkii Ugu badnaa oo ay Mujaahidiintu kasoo qabsadeen

Post by grandpakhalif »

Hubkii Ugu badnaa oo ay Mujaahidiintu kasoo qabsadeen Maleeshiyaadka Cadawga oo Baardheere lagusoo bandhigay.


Wilaayada Islaamiga Gedo ayaa maanta soo bandhigtay saanadihii ugu badnaa oo ay dagaalka Gedo ka socda uga qabsatay maleeshiyaadka Murtadiin iyo Mushrikiinta isugu jira ee Itoobiya soo tababartay.


Munaasabad galabta lagu qabtay magaalada Baardheere ayaa shacabka Muslimka degmadaasi loogusoo bandhigay hub iyo rasaas aad u farabadan oo ay ciidamada mujaahidiinta cadawga uga qabsadeen dagaaladii ka dhacay inta u dhexeysa Beled Xaawo iyo Garbahaarey.


Hubkan oo qaab wadareed loosoo bandhigay ayaa magaalada Baardheere lasoo geliyay isagoo ku raran gaadiid xamuul ah, gaadiid dagaal iyo hub cusub ayaa kamid ahaa hubkii maanta lasoo bandhigay.


Waaliga Gedo Sheekh Cabaas oo shacabka kula hadlay bartamaha Baardheere ayaa sheegay in dagaalka Gedo ay ku faa'iideen mujaahidiinta oo Allaah siinayo qaniimo iyo Nasri.


"Allaah ayaa mahad leh Hubkan aad arkeysaan waa hubkii uu cadawgu ugu talagalay in muslimiinta lagu laayo laakin Allaah ayaa gacanteena soo geliyay"ayuu yiri Sheekh Cabaas Cabdullaahi.


Mas'uliyiinta wilaayada Gedo ayaa shacabka Muslimka ah ugu bishaareeyay in si aad ah loo naafeeyay cadawga waxa kaliya ee dhimana ay tahay in lays raacsiiyo, "Haddii mujaahidiintu degmooyin soo baneeyaan taasi macnaheedu ma ahan in mujaahidiintu jabeen.
User avatar
Archerr
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1242
Joined: Fri Feb 25, 2011 2:51 pm
Location: I think you are standing under me If you don't under-stand me.

Re: Hubkii Ugu badnaa oo ay Mujaahidiintu kasoo qabsadeen

Post by Archerr »

Where are the pictures?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”