Dood Wadaag(audio)
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- zingii
- SomaliNet Super
- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Dood Wadaag(audio)
Waxyaabaha Barnaamijka Dood Wadaag ee maanta looga doodayay waxaa ka mid ahaa: Saameynta ay dagaalada soo noq-noqday ee Soomaaliya ku yeelan karaan noolasha iyo horumarka arrimaha bulshada iyo waliba waxa ay shareecada Islaamka ka qabto in qof muslim ah lagu tilmaamo in uu yahay GAAL.
Doodan xiisaha leh ayaa waxay dhex martay: Daahir Mire Jibriil oo ah aqoon yahan Soomaaliyeed oo Jaamacad dalka Mareykanka ku taal oo la yiraahdo University of Minnesota u qaabilsan fulinta, hogaaminta iyo cilmi baarista, isla markaana ah madaxa xarunta Somali Justice Advocacy Center oo ah xarun u dooda a xuquuqda dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Minnessota ee dalka Mareykanka, Sheikh Maxamed Xasan oo ah madaxa Markaska VAASA ISLAMIC SOCIETY CENTAR isla markaana ah Imaamka iyo Khaadibka isla magaalada Vaasa ee dalka Finland iyo Maxamuud Sheekh Xasan Cali Sheekh Soofe oo ah arday Culuunta adeegga bulshada ka barto Jaamacadda Ottawa University ee dalka Canada, isla markaana ah Suuganyahan.
- zingii
- SomaliNet Super
- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Dood Wadaag(audio)
Those who used the words (murtad) (wuu ridowbay) (kaafir) etc, should listen.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 802 Views
-
Last post by galia
-
- 4 Replies
- 796 Views
-
Last post by TAATIKO
-
- 396 Replies
- 26075 Views
-
Last post by zidane88
-
- 8 Replies
- 2263 Views
-
Last post by GeoSeven
-
- 3 Replies
- 575 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 0 Replies
- 361 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 523 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 383 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 268 Views
-
Last post by bashe19
-
- 3 Replies
- 471 Views
-
Last post by abdikarim86