Ingiriiska xanaaqa haaya yaa ogaada.
Demonstrators-ka:
1-->> cayr bay siiyeen.
2-->> Iskuulaadkii ka baxsheen
3-->> Guryo bay dajiyeen
How do they get repaid?
by holding demonstrations every year that is costing BOQORADA lots of money.
Askarta maalintaaa ON DUTY ah qarashkooda TAX PAYERS buu ka imaanayaa.
Ingiriiska upset over May-18 Demonstrations.
Moderator: Moderators
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Ingiriiska upset over May-18 Demonstrations.
Sidaan kor ku xusay (oposit-keeda) hadday ahaan lahayd.
Ingiriisku ma dheheen:
Ingiriisku ma dheheen:
Foreign Office spokeswoman said: “We do not recognise Somaliland as an independent state; neither does the rest of the international community.”
Re: Ingiriiska upset over May-18 Demonstrations.
adigu ingiris ma tihiid ee maxaa kaa xiijinaya
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Ingiriiska upset over May-18 Demonstrations.
kurkiyow, waxaan farta ku fiiqayaa
howsha siday ku fiicantahay si
waqooyi u hesho waxay rabto.
howsha siday ku fiicantahay si
waqooyi u hesho waxay rabto.
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Ingiriiska upset over May-18 Demonstrations.
EXAMPLE:
kaba soo qaad inaa marti kuu ahay adigoo kurki ah.
1-gurigaada baa qol (room) iga dajisay.
2-raashin (food) baa i quudisay
3-aqoontayda barashaa ila garab gashay
4-caafimaadkaa iga bixisay
adoo intaa dhan ii suubshay hadaan
irida istaago oo aan mudaharaado
see baad ii arki lahayd.
Demands-kayga maiga ogalaan lahayd adoo intaa dhan ii waxeeyay?
kaba soo qaad inaa marti kuu ahay adigoo kurki ah.
1-gurigaada baa qol (room) iga dajisay.
2-raashin (food) baa i quudisay
3-aqoontayda barashaa ila garab gashay
4-caafimaadkaa iga bixisay
adoo intaa dhan ii suubshay hadaan
irida istaago oo aan mudaharaado
see baad ii arki lahayd.
Demands-kayga maiga ogalaan lahayd adoo intaa dhan ii waxeeyay?
- ciyaal_warta
- SomaliNet Super

- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: Ingiriiska upset over May-18 Demonstrations.
ciyaal casiir friend of mine always says walaalo ma ingiriiiski baa ku baray
her fav somali sentence

her fav somali sentence
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Ingiriiska upset over May-18 Demonstrations.
dont know what that is amigo.ciyaal_warta wrote:ciyaal casiir friend of mine always says walaalo ma ingiriiiski baa ku baray![]()
![]()
![]()
![]()
her fav somali sentence![]()
is af xamar that has yet to catch up?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 543 Views
-
Last post by alonzo
-
- 5 Replies
- 645 Views
-
Last post by snoop12
-
- 13 Replies
- 1042 Views
-
Last post by Barkhadd
-
- 1 Replies
- 707 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 12 Replies
- 1245 Views
-
Last post by Ron
-
- 0 Replies
- 959 Views
-
Last post by oldenglish
-
- 1 Replies
- 679 Views
-
Last post by Magnusomalius
-
- 9 Replies
- 641 Views
-
Last post by Lil_Cutie..
-
- 22 Replies
- 1617 Views
-
Last post by Beled Weyne soulja
-
- 9 Replies
- 1281 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN