puntland start to stop import food from outside

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

puntland start to stop import food from outside

Post by FBISOMALIA »

Boosaaso:(Allpuntland)-Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ayaa ganacsatada dalka ugu baaqday inay hormariyaan baadka dabiiciga ah ee Puntland islamarkaasna ay ka shaqeeyaan si baadkaasi uu u noqon lahaa mid wanaagsan oo dadka oo idil kaafiya si looga boxo soo iibsashada cuntooyinka daruuriga ah ee ay dadku kasoo iibsadaan wadamada shisheeye kaaso oo ay dawlada Puntland sheegtay in caalamku uusan isiticmaalin cunto dal kale laga keenay oo ay waxkasta ku dhici karaan.

Wasiirka wasaarada ganacsiga & Warshadaha ee dawlada Puntland Xassan Faarax Jaamac ayaa sheegey in dawladiisu ay ganacsatada ogeysiinayso in mudo sanad gudahood ah ay ku diyaariyaan sidii ay uga shaqayn lahaayeen isku filnaanshaha ganacsiga dalka ee ku saabsan hormarinta baadka daruuriga ah ee dalka Soomaaliya kasoo baxa sanad kasta.

Mr.Xassan Faarax wuxuu sheegey in dawladiisu ay sanad kadib mamnuuci doonto in waxyaabaha ay Burka,Bariiska & Sonkortu kamid yihiin laga keeno wadamada kale iyadoo uu sheegey in Soomaaliya ay haysato cunto ku filan hadii ay dadku is hormariyaan.

Cabdiqani Xayir
Allpuntland
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: puntland start to stop import food from outside

Post by ToughGong »

:lol: :lol: :lol:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: puntland start to stop import food from outside

Post by FBISOMALIA »

seemeyer wrote::lol: :lol: :lol:
my man :up: 8-)
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: puntland start to stop import food from outside

Post by ToughGong »

FBI maantana ma waxaad la timid cuntaa noo soo dagtey
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: puntland start to stop import food from outside

Post by FBISOMALIA »

seemeyer wrote:FBI maantana ma waxaad la timid cuntaa noo soo dagtey
man what we can say the news says so :?
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: puntland start to stop import food from outside

Post by ToughGong »

^
:lol:

I'm just messing with you sxb keep up the good work
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: puntland start to stop import food from outside

Post by FBISOMALIA »

seemeyer wrote:^
:lol:

I'm just messing with you sxb keep up the good work
you wlc bro 8-) :up:
User avatar
jamols2
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 596
Joined: Tue Feb 24, 2009 9:31 am

Re: puntland start to stop import food from outside

Post by jamols2 »

good move Puntland :up:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: puntland start to stop import food from outside

Post by udun »

Good move PL :up:

I hope and pray this decision is translated to action on the ground. Due to the smaller number in the population of Somalia, we can easily produce our domestic needs, and save so much funds that we use to buy basic necessities in overseas.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”