hadal haq ah weeye taa.Voltage wrote:Lacag xaaraan ah laguma liibaano.Archerr wrote:If true waa rageedi. I wish Farmaajo would really take every penny designated for this government.
Sheikh Shariif and Farmaajo Stole 300 Million
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hyperactive
- SomaliNet Super

- Posts: 34540
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Sheikh Shariif and Farmaajo Stole 300 Million
- ciyaal_warta
- SomaliNet Super

- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: Sheikh Shariif and Farmaajo Stole 300 Million
Another corruption storry just came out
farmaajo and co must tackle and address this issue before it gets out of hand
farmaajo and co must tackle and address this issue before it gets out of hand
http://www.jowhar.com/news.php?readmore=1395Iyadoo mudooyinkan ay jireen hadal heyn badan oo ku aadan ku takri falid iyo hanti lunsasho la sameeyay, kadib markii la helay Xog ku saabsan in Lacag Malaayiin Doolar ah oo soo gashay Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha, la waayay meel ay ka baxday.
Xukuumada uu hogaamiyo Ra'iisul Wasaare Farmaajo ayaa la rumeysan yahay inay tahay Xukuumadii u horeysay ee Soomaaliya oo ka hesha Caalamka gar gaar kala duwan, oo isugu jirtay deeqo mucaawino u badan daawooyin iyo kuwa kale.
Warar horu dhac ah oo ay heleyo Shabakada Jowhar.com ayaa sheegaya ilaa 7-xabo oo ah qalabka Caafimaadka la yiraahdo Intensive Care ee ah qalabka loo isticmaalo xaalada dega dega oo Dowladda KMG ay deeq ahaan ugu heshay dalka Ruushka, qaarkood la iibsaday.
Tuhuno la xiriira arrimahaas ayaa waxay muujinayaan inay ku lug leeyihiin Wasiirka Caafimaadka iyo Kuxigeenkiisa, iyadoo arrintan ay tahay mid ay ka war hayaan Xafiisyada Madaxweynaha iyo kan Ra'iisul Wasaaraha, inkastoo aanay wax hadal ah ka soo saarin.
Qalabkan xaalada deg dega ayaa ah kii ugu horeeyay abid Soomaaliya loogu deeqo tan iyo 20-kii sano ee bur burka aheyd dalka, sidoo kale xilliyadaas ayaa waxaa adkeyd in howlaha lagula tacaalo qofka gala xaalada dega dega ama Koomada oo aan loo heli jirin wax xal ah, marka laga reebo in loola cararo dalalka dibada.
Sidoo kale qalabkan ayaa mid ka mid ah la sheegay in la siiyay Isbitaalka Banaadir, halka mid kale loogu yaboohay Maamulka Galmudug, kaasoo ilaa iyo hada la sheegayo inay qabyo tahay wareejintiisa, hase ahaatee arrinta muuqata ayaa ah in isbitaalka ugu mashquulka badan ee maalin walba qaabila dhaawacyada tira beelka noqday dagaalada Muqdisho ka soo gaara waxyeelada ee Madina Hosbital aan la siinin qalabkaas.
Qalabkan ayaa waxaa ku deeqday Dowladda Ruushka, iyadoo dalal Afrikaan ah laga iibiyay 5-ka mid ah qalabkaas Intensive Care, kaasoo laga bixiyay lacag gaareysa hal malyan iyo bar doolarka Mareykanka, sida ay Jowhar.com u xaqiijiyeen ilo wareedyo muhiim ah.
Sidoo kale fadeexadaha iminka soo shaac baxaya ee ay lugaha la gashay wasaarada Caafimaadka ayaa waxaa ka mid ah Daawooyin loo waday Gobolka Gedo oo si cad u iibsadeen Mas'uuliyiinta Wasaaradaas, kuwaasoo dhowaan lagu arkay Suuqyada daawooyinka.
Dowladaha Qadar, Imaaraadka Carabta iyo Turkiga ayaa dhowaan soo gaarsiiyay Dowladda Soomaaliya deeqo daawooyin ah, kaasoo loogu tala galay shacabka Soomaaliyed, hase ahaatee waxaa muuqaneysa in inta aan la gaarsiin shacabka ay iibsadeen Mas'uuliyiinta Wasaarada Caafimaadka.
Inkastoo Xukuumada Farmaajo horay ugu dhawaaqday inay ka hortagtay musuq maasuqa, ayaa hada waxaa si toos ah u soo shaac baxaya musuq maasuq baahsan oo ka socda qaar ka mid ah Wasaaradaheeda, iyadoo arrinta nasiib xumada ay tahay in qalabkii ugu muhiimsanaa ee Soomaaliya soo mara ay iibsadaan xubno ka tirsan Dowladda, oo aan haba yaraatee danta dalka iyo mida dadka aanay eegin.
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: Sheikh Shariif and Farmaajo Stole 300 Million
More lies will be coming out. 
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Sheikh Shariif and Farmaajo Stole 300 Million
Greed has no boundaries sxb.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 720 Views
-
Last post by Son_of_Somalia
-
- 38 Replies
- 2037 Views
-
Last post by Advo
-
- 6 Replies
- 984 Views
-
Last post by sahal80
-
- 17 Replies
- 1320 Views
-
Last post by SummerRain
-
- 9 Replies
- 1011 Views
-
Last post by sahal80
-
- 6 Replies
- 1029 Views
-
Last post by TarTar
-
- 27 Replies
- 2049 Views
-
Last post by Zak77
-
- 9 Replies
- 901 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 4 Replies
- 1477 Views
-
Last post by Foxy22
-
- 1 Replies
- 788 Views
-
Last post by Nubis