QISO LAYAAB LEH AYAA MAANTA DHIGAY!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5509
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

QISO LAYAAB LEH AYAA MAANTA DHIGAY!

Post by afisoone »

Qolka Galmudug ayaa tagay. Waxaan sheegtay inaa ahay Sacad inaa ahay oo reer hiloowle ahay. Waxaana soo qaaday oo kahadlay arimo badan. Hadalka aan isku soo duubee waxaa ka dhacdhacsiiye inee majeerteenka dhulkaas baaxada weyn ee Puntland inee yeeshaan aan laga aqbali karin. Walle wax yar kama soo wareegan nin odey ah oo Sacad ah ayaa aad ii amaanay. Wuxuu dhahay Wiilkaan reer Hilowle ah waa Mustaqbalka Hawiye waaye uu dhahay. :lol: :lol: :lol: :lol:

Islaan kalena wey ii buraanburtay. Alle mar mar munaafaq ayaan ahay. Allah dambigeyga dhaafo.... :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :clap: :clap: :clap: :clap:
User avatar
1moonlight
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 969
Joined: Sat Jan 29, 2011 4:32 pm
Location: Guriga Jid Cadaha Saaran.

Re: QISO LAYAAB LEH AYAA MAANTA DHIGAY!

Post by 1moonlight »

Saaxiiboow walaahi waligeey Sacad inaa tahay ayaa umaleenaayay laakiin mj cuqdad badan ayaa tahay. mj dhul Sacad ayuu sheegtaa insha alaah Sacad will get there land back. but my question to you is......  waxaa tiri reer Muqdisho ayaan ahaa marka Muqdisho ma waxaad ku joogtay Sacad Reer Hiloowle ayaan ahay maxaa yeelay reer Hiloowle waxeey ahaayeen dadka Muqdisho uugu caansan aadna looga cabsan jiray Libaaxyadana ka ahaa Muqdisho uuguna isbaarada badnaa. marka sxb Sacad are the Lions of Africa. dhul Sacad leeyahay ninkii sheegto waligiis hoyan maa waana lagarbaashaa.

sheegato waaxid.
User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5509
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

Re: QISO LAYAAB LEH AYAA MAANTA DHIGAY!

Post by afisoone »

Saas sida ku dhacdey. I am talking qolka paltalk ee Galmudug.... Reer Hiloowle ayaan ahay Markaan joogo Magaalada Mogadishu. Kaala adiga iga saar.... :lol: :lol: :lol: :lol:
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: QISO LAYAAB LEH AYAA MAANTA DHIGAY!

Post by ina aadan »

"Caata huble hantile..............."ku dar hadaad tahay reer hilowle.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”