Cayr elders rejects claims that they joined murtaddeen

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Cayr elders rejects claims that they joined murtaddeen

Post by AhlulbaytSoldier »

Waxgaradka Galgaduud oo beeniyay hadal Shabaab ka soo baxay
Published on June 7, 2011 by rm · No Comments · 916 views
Waxgaradka ku dhaqan deegannada Guraceel ee gobolka Galgaduud ayaa beeniyay hadal ay dhawaac shaacisay kooxda Shabaab ee ahaa in ay heshiis la galeen beellaha halkaasi dega.

Mi ka mid Waxgaradka ka soo jeeda gobolka Galgaduud oo lagu magcaabi C/laahi Qaliif Rooble oo radio Muqdisho la hadlay ayaa beeniyay hadalkii ay dhawaan kooxda Khawaarijta ee Shabaab ku sheegtay in ay heshiis la gashay mi ka mid ah beellaha gobolkaasi daga si ay ugala qayb qataan dagaallada ay kooxda dalka ka hurinayso, isagoo sheegay in aysan dooneenin la daadiyo dhiiga shacabka Soomaaliyeed islamarkan aanan jirin cid ka tirsan oday dhaqameedyada halkaasi ku dhaqan oo Shabaab wada hadal la gashay.

Sidoo kale waxa uu sheegay in kooxda Shabaab ay Qafaal u geestaan dadka ku nool gobolka islamarkaana ay canbaareenayaan arrintaasi, isagoo tilmaamay in kooxda aysan dooneenin danta shacabka Soomaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool gobolka Galgaduud.

Hadalka kasoo yeeray wax garadka kasoo jeeda gobolka Galgaduud ayaa imaanay xilli ay kooxda Shabaab ay u tag la’yihiin dagaallada ku fyran islamarkaana ay qaabaa’illada Soomaaliyeed u sheegay in ay kala qayb qaatan dagaallada lagu daadinayo dhiiga shacabka Soomaaliyeed.


After mujaahidiinta Habargidir karbaashed alshaydaans again and again, they resort to lies that some of them became apostates yesterday(wal ciyaadu billaah).
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”