Mareykanka oo la wareegay gacan ku heynta hawada Kismaayo

what's happening now.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Mareykanka oo la wareegay gacan ku heynta hawada Kismaayo

Post by AhlulbaytSoldier »

The low IQ cavemen dont have planes, so they cant obviously claim to rule the sky over Kismaayo.


Diyaarado joog hoose ku socda oo qalqal ku haya magaalada Kismaayo.


Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa ku waramaya in diyaarado joog hoose ku socda xalay iyo saaka ay dulheebaabayeen hawada magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose.

Qaar ka mid ah dadka degaanka oo saaka la soo xiriiray Shabakada Jowhar.com ayaa sheegay in diyaaradahaani ay yihiin nooca Helikobtarka kuwooda aadka u yar yar, waxa ayna tilmaameen cabsi xoog leh ay ku hayaan Shabaabka iyo shacabka magaalada.

Ciidamada ka tirsan Al Shabaab ayaa galay heegan kuwaasi oo loogu talagalay in ay iska caabiyaan diyaaradaha dulheebaabaya magaalada, waxaana saaka la maqlayey rasaas cirka ay u ridayeen ciidamada Al Shabaab.

Wararka ayaa sheegaya in diyaaradahaani ay yihiin kuwa dagaalka misna cidna aan wadin ee mashiinka ku socda islamrkaana doonaya in ay duqeeyn ka geeysteen magaalada Kismaayo gaar ahaan xerooyinka AL Shabaabka ay joogaan.

Maalmahii ugu dambeeyey ayaa duqeeyn dhanka cirka ah waxaa laga geeystay degaan ku dhow Qoqaani iyo magaalada Kismaayo duuleedkeeda oo ay Al Shabaabka jogaan iyadona Dowladda Mareeykanka ay sheegtay in Shabaabka Soomaaliya lagu bilaabay duqeeyn dhanka cirka.


Zubayr is now more isolated while suffering from Paranoia. He cant even trust his own guards and close friends from shabaabka fearing they would give his hideout to the americans. So now he fully became female: long hair, getting boobs and nails done. Tolloow where did he do this transformation? And do the women who sit next to him know that this is not a female, but the "amiir of alshabaab"!
User avatar
JolieFille
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 848
Joined: Mon Oct 18, 2010 9:58 pm
Location: Denmark.

Re: Mareykanka oo la wareegay gacan ku heynta hawada Kismaay

Post by JolieFille »

How can any sane person be happy that his country is being bombed by the United States? :?
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Mareykanka oo la wareegay gacan ku heynta hawada Kismaay

Post by AhlulbaytSoldier »

^gtfo somalianqueer ladynas, why should i be happy for shabaab to live in peace? Let them get killed either by muslims or non-muslims.
User avatar
JolieFille
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 848
Joined: Mon Oct 18, 2010 9:58 pm
Location: Denmark.

Re: Mareykanka oo la wareegay gacan ku heynta hawada Kismaay

Post by JolieFille »

HutuKing01 wrote:^gtfo somalianqueer ladynas, why should i be happy for shabaab to live in peace? Let them get killed either by muslims or non-muslims.
I don't care if Shabab is killed, I hate them, but I care about the somali women and children living in Kismayio.
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Mareykanka oo la wareegay gacan ku heynta hawada Kismaay

Post by ciyaal_warta »

lmao soomalida cant differentiate between drones and helicopters :lol: :lol: :lol:

let them over take the whole southern soomaaliya air space and hunt those focking dogs :up:
User avatar
Abdihaliim
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 910
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm

Re: Mareykanka oo la wareegay gacan ku heynta hawada Kismaay

Post by Abdihaliim »

"He who sacrifices freedom for security deserves neither" Benjamin Franklin
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - Current Events”