Gudoomiyaha Hargeysa Uni Prof. Muse Cabdi Cilmi o geeryoday

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Gudoomiyaha Hargeysa Uni Prof. Muse Cabdi Cilmi o geeryoday

Post by Mr_Alfaas »

IshaNews-Hargeysa-Gudoomiyihi Jaamacada Hargeysa ee dhawaan uu Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo xilka uu u magacabay Prof. Muse Cabdi Cilmi aya shil gaadhi ku geeryooday.

Gudoomiyaha oo safar ku jirey ayaa shil gaadhi ku geriyooday wadada u dhaxeysa magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera,Halkaas oo uu marxuumku ku geriyooday.

Bishii December ee sanadki ina dhaafay ayey aheyd marki uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudan Axmed Siilanyo xilka u magacaabay Marxuumka Prof. Muse Cabdi Cilmi oo uu kala wareegay Gudoominimada Jaamacada Hargeysa Mudane Dr.Xuseen Cabdilaahi Bulxan.



wixii warkan kasoo kordha kala socda Shebakada Wararka ee IshaNews Media Group.





Hadaanu nahay Shaqalaha aduunka dacaladisa kala jooga ee Shabakada Caalamiga ah ee IshaNews Media Group waxa aanu tacsi tiiranyo leh u direynaa ehelkii uu ka geeriyooday,dhamaan Umada Reer Somaliland ee uu ka tagay.waxaanu leenahay Alle hakaa waraabiyo Janadii Fardawsa,Ehelkaaga iyo Umada Reer Somaliland na Samir iyo Iiimaan Alle hanaga wada siiyo.

Taariikh nololeedkisa kala socda IshaNews Media Group Goor dhaw.
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Gudoomiyaha Hargeysa Uni Prof. Muse Cabdi Cilmi o geeryo

Post by Cumar-Labasuul »

AHUN
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Gudoomiyaha Hargeysa Uni Prof. Muse Cabdi Cilmi o geeryo

Post by ToughGong »

AHUN
User avatar
Barkhadd
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 993
Joined: Wed Dec 01, 2010 6:05 am
Location: be good

Re: Gudoomiyaha Hargeysa Uni Prof. Muse Cabdi Cilmi o geeryo

Post by Barkhadd »

AUN
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Gudoomiyaha Hargeysa Uni Prof. Muse Cabdi Cilmi o geeryo

Post by FBISOMALIA »

AUN
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Gudoomiyaha Hargeysa Uni Prof. Muse Cabdi Cilmi o geeryo

Post by KyrieJama »

AUN
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: Gudoomiyaha Hargeysa Uni Prof. Muse Cabdi Cilmi o geeryo

Post by KyrieJama »

prof. muse cilmi nin abdalle sacad buu ahaa waa barkadd adeerki, sanadkan reerka laba nin oo qali ah ba kaa baxay isago iyo ibrahim meygag samantar illahi labadooda haa uu naxaristo samir iyo iman.
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Gudoomiyaha Hargeysa Uni Prof. Muse Cabdi Cilmi o geeryo

Post by Cali_Gaab »

Ilaahay ha uu naxariisto.
User avatar
yunis09
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3441
Joined: Thu Feb 19, 2009 1:32 pm

Re: Gudoomiyaha Hargeysa Uni Prof. Muse Cabdi Cilmi o geeryo

Post by yunis09 »

aun
User avatar
SSSM
Posts: 209
Joined: Fri Aug 20, 2010 6:06 am

Re: Gudoomiyaha Hargeysa Uni Prof. Muse Cabdi Cilmi o geeryo

Post by SSSM »

AHUN

in less than a year i lost my real adeer & ibrahim mygag & muse cabdi it is a great lost for the family, muse cabdi was a very close frined of my father's they work together in Hargiesa University since 2008 they were like twins even have they have the same name (Muse).

he was very active man & he did alot for the university, it must have been hard on his family they just arrived this morning in berbera from hooland waiting for thier father to pick them up and spend the summer together insted they will have to bury him tomrow in hargiesa inaalilaah waa inaa ileyh rajicoon.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”