Raascasayr State of Somalia

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Raascasayr State of Somalia

Post by Knight of Wisdom »

Madaxwayne ku xigeenka maamul goboleedka Raascasayr State ayaa gaaray magaalada Nairbi ee dalka Kenya,Bare faatax ayaa kasoo kici tamay dalka Isutaga Imaaraadka Carabta halkaas oo uu kaga soo qaybgalay xaflad lagu soo dhowaynayay maamulka Raasacasayr State.

Wafdiga madaxwayne ku xigeenka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Jomo Kenyata kusoo dhoweeyey boqolaal dadwayne ah kuwaas oo ku faraxsanaa imaanshiyihiisa dalka Kenya, waxaana wefdiga Madaxwayne ku xigeenka loo gelbiyay Hotelka uu ka degi doono magaalada Nairobi.

Bare faatax madaxwayne ku xigeenka Raascasayr State ayaa la filayaa in uu kulamo la yeesho dublumaasiyiinta shesheeye ee ku sugan dalka Kenya , wixii kasoo kordha safarka Madaxwayne ku xigeenka waxaad kala socon doontaa RaascasayrMedia.

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Raascasayr State of Somalia

Post by FBISOMALIA »

Knight of Wisdom wrote:Madaxwayne ku xigeenka maamul goboleedka Raascasayr State ayaa gaaray magaalada Nairbi ee dalka Kenya,Bare faatax ayaa kasoo kici tamay dalka Isutaga Imaaraadka Carabta halkaas oo uu kaga soo qaybgalay xaflad lagu soo dhowaynayay maamulka Raasacasayr State.

Wafdiga madaxwayne ku xigeenka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Jomo Kenyata kusoo dhoweeyey boqolaal dadwayne ah kuwaas oo ku faraxsanaa imaanshiyihiisa dalka Kenya, waxaana wefdiga Madaxwayne ku xigeenka loo gelbiyay Hotelka uu ka degi doono magaalada Nairobi.

Bare faatax madaxwayne ku xigeenka Raascasayr State ayaa la filayaa in uu kulamo la yeesho dublumaasiyiinta shesheeye ee ku sugan dalka Kenya , wixii kasoo kordha safarka Madaxwayne ku xigeenka waxaad kala socon doontaa RaascasayrMedia.

ok where is the pictures kkkkkkkkkkkk
User avatar
Dudaaye
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 796
Joined: Wed Sep 03, 2003 7:00 pm
Location: Goldogob Distirict: leelkase State

Re: Raascasayr State of Somalia

Post by Dudaaye »

User avatar
fatimazahra
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 693
Joined: Thu Feb 24, 2011 2:57 am
Location: United States of Somalia

Re: Raascasayr State of Somalia

Post by fatimazahra »

raascasayr state :shock: i have never heard that. alot land and state aya somalia ka badhatay :)
User avatar
fatimazahra
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 693
Joined: Thu Feb 24, 2011 2:57 am
Location: United States of Somalia

Re: Raascasayr State of Somalia

Post by fatimazahra »

raascasayr state :shock: i have never heard that. alot land and state aya somalia ka badhatay :)
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Raascasayr State of Somalia

Post by FBISOMALIA »

Dudaaye wrote:Here's The Pictures: http://www.galgalanews.com/?p=432
is that it just like SSC organizer party group no new about it :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”