Dagaal dhexmaray ciidamada Labada Shariif.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
1moonlight
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 969
Joined: Sat Jan 29, 2011 4:32 pm
Location: Guriga Jid Cadaha Saaran.

Dagaal dhexmaray ciidamada Labada Shariif.

Post by 1moonlight »

Waxaa aad u kacsan xaaladda xarunta madaxtooyada kaddib markii ay isku rasaaseeyeen ciidamo ka tirsan Dowladda KMG ah, gaar ahaan ilaalada labada Shariif, iyadoona weriyayaashii halkaasi ku sugnaa lagu amray inay isaga baxaan xerada dhexdeeda.

Shaqaaqada is rasaaseynta labada ciidan ayaa la sheegayaa inay ka dhalatay labada ciidan oo iyagu maalmahaan laga dareemayay dhaqdhaqaaqyo aan caadi ahayn iyo diyaar garow dagaal, waxayna arrintaasi ku soo beegantay xilli loo fadhiyay in lagu dhawaaqo Golaha Wasiirada cusub ee Dowladda Ra’iisal Wasaare C/Weli Maxamed Cali, iyadoona tirada qasaaraha ka dhashay is rasaaseynta uu sii kordhayo marba marka ka dambeysa.

Ilaa iyo iminka qasaaraha ka dhashay is rasaaseyntaasi ayaa la sheegayaa inuu ku geeriyooday mid ka mid ah saraakiisha ciidamada Ra’iisal Wasaare C/Weli, saddex ka tirsan ciidamadii dagaalamayay iyo ku dhowaad toban askari ku oo ku dhaawacmay.

Daqiiqado kaddib waxaa goobta soo gaaray kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM, kuwaasi oo iyagu kala dhex galay ciidamada is rasaaseynaya, isla markaana ku guuleystay inay hakiyaan, waxaana xaaladu haatan ay tahay mid degan, wallow ay jiraan xiisado dagaal oo laga dareemayo labada ciidan.

Dhinaca kale Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha golaha Baarlamaanka waa labada Shariife wax hadal ah oo ka soo baxay kuna aadan shaqaaqada maanta ka dhacday xarunta madaxtooyada, iyadoona la filayo in saacadaha soo socda la filayo inay ka hadlaan madaxda Dowladda KMG ah, iyadoo ciidamada AMISOM la sheegayo inay ku sii qulqulayaan labada xafiis iyo guryaha ay ka degan yihiin labada Shariif si ay xaaladda u qaboojiyaan.
User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: Dagaal dhexmaray ciidamada Labada Shariif.

Post by Twist »

This has already been reported, mate. You're late.
User avatar
1moonlight
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 969
Joined: Sat Jan 29, 2011 4:32 pm
Location: Guriga Jid Cadaha Saaran.

Re: Dagaal dhexmaray ciidamada Labada Shariif.

Post by 1moonlight »

Twist wrote:This has already been reported, mate. You're late.
dameer guskiisaa dabada lagaa geli. ma anaa isheeg ku iri.
User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: Dagaal dhexmaray ciidamada Labada Shariif.

Post by Twist »

1moonlight wrote:
Twist wrote:This has already been reported, mate. You're late.
dameer guskiisaa dabada lagaa geli. ma anaa isheeg ku iri.
In aad horay dabada isaga soo gelin jirtay ayay u egtahay sidaad ugu booday. Speaking from experience, faggot?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”