Way to go PM Gaas

Raiisal Wasaaraha Somalia Dr AbdiWeli oo manta si rasmi ah ugu dhawaaqay golihiisa wasiirada.
1- *Mudane *Axmed Xasan Gaboobe (Ugaas Bille) *Waxaa loo
magacaabay Wasiirka Wasaaradda Garsoorka, Arrimaha Diinta & Awqaafta
2- *Mudane *Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim *Waxaa loo
magacaabay Ra’iisul-Wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda
3- *Mudane *Xuseen Carab Ciise* Waxaa loo magacaabay Ra’iisu-Wasaare
Ku-Xigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga
4- *Mudane *Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif *Waxaa loo
magacaabay Ra’isul-Wasaare Ku-Xigeen ahna Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga &
Warshadaha.
5- *Mudane *Cabdisamad Macallin Maxamuud Sheekh Xasan *Waxaa loo
magacaabay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka.
6- *Mudane *Dr. Cabdinaasir Maxamed Cabdulle* Waxaa loo magacaabay Wasiirka
Waasaaaradda Maaliyadda & Lacagta.
7- *Marwo *Caasho Cismaan Caqiil* Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda
Haweenka & Arrimaha Qoyska,
8- *Mudane *Cabullaahi Xaaji Xasan Maxamed Nuur *waxaa loo
magacaabay Wasiirka Wasaaradda Beeraha & Xannaanada Xoolaha
9- *Mudane *Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf *Waxaa loo magacaabay Wasiirka
Wasaaradda Caafimaadka
10- *Mudane *Cabdulqaadir Maxamed Axmed* Waxaa loo magacaabay Wasiirka
Wasaaradda Warfaafinta, Boostada & Isgaarsiinta
11- *Mudane *Maxamed Muxiyadiin Sheekh Mursal *Waxaa loo
magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Dhallinyarada & Isboortiga
12- *Mudane *Cabdiraxmaan Sheekh Ibraahim *Waxaa loo magacaabay Wasiirka
Wasaaradda Kalluumeysiga, Kheyraadka Badda & Bay’adda
13- *Mudane *Aadan Cabdullaahi Aadan* Waxaa loo magacaabay Wasiirka
Wasaaradda Gaadiidk Circa, Dhulka, Badda & Dekadaha
14- *Mudane *Avv. Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil *Waxaa loo magacaabay Wasiirka
Wasaaradda Dastuurka & Dib-u-heshiisiinta
15- *Mudane *Jaylaani Nuur Iikar *Waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda
Howlaha Guud, Guriyeenta & Dib-u-dhiska
16- *Mudane *Cabdulqaadir Maxamed Dhicisow *Waxaa loo magacaabay Wasiirka
Wasaaradda Macdanta, Biyaha & Batroolka
17- *Mudane *Prof. Axmed Caydiid Ibraahim *Waxaa loo magacaabay Wasiirka
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaaha & Tacliinta Sare.
18- *Madane, *Cabdullaahi Goodax Barre* Waxaa loo magacaabay Wasiirka
Wasaaradda Qorsheenta & Iskaashiga Caalamiga
Source: http://azaania.org/?p=580