Madaxweynaha Puntland oo magacaabey Agaasimayaal Guud

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Madaxweynaha Puntland oo magacaabey Agaasimayaal Guud

Post by FBISOMALIA »

Garowe ( RBC Radio ) : Wareegto kasoo baxdey Goor Dhaweyd xafiiska madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa xilal loogu magacaabey labo agaasime guud ,wasaaradaha warfaafinta & Amniga & DDR-ta.

Waxaana wareegtada xafiiska madaxweynaha kasoo baxdey u qorneyd sidan:


Wareegto numberkeedu yahay 48 kuna taariikheysan 25/07/2011, kuna saabsan magacaabid agaasimayaal guud.


Madaxweynaha Dowlada Puntland markuu arkey : Dastuurka Dowlada Puntland.
Markuu Tix galiyey : baahida loo qabo in wasaaradaha Dowlada yeeshaan Agaasimayaal aqoon iyo khibrad shaqo leh.

Markuu tixgaliyey : Aqoontooda iyo waayo aragnimadooda.

Wuxuu Xeeriyey:

1. Waxaa loo magacaabey C/rashiid Gaani Cali Yuusuf Agaasimaha Guud ee Wasaarada Amniga Qaybta DDR-ta.

2.Waxaa loo magacaabey Xuseen Xasan Maxamed Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta, Hidaha iyo Dhaqanka.

Wareegtadan waxaana.
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr C/raxmaan Shiikh Maxamed Maxamud.
RBC Radio Xafiiska Wararka ee Raxanreeb Garowe
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”