Puntland leader Faroole stealing arms from the SSC

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Puntland leader Faroole stealing arms from the SSC

Post by Coeus »

Allssc(Buuhoodle) Wararka naga soo gaadhaya xarunta gobolka cayn ee magaalada Buuhoodle waxay sheegayaan Ergo ka socota odayaashii Faroole u qaabilsanaa gobolka Cayn inay u safreen dhanka magaalada looga taliyo maamulka Faroole ee Garoowe.

Socodaalka ragan baxay ayaa la sheegayaa inuu salka ku hayo ciidamo la sheegay in Faroole u qorayo Ina Gaas oo lagula heshiiyey odayaal reer Buuhoodle ahi inay dhalinyarada gobolka cayn usoo uruiyaan si loogu qaado magaalada Muqdisho iyadoo dhulkoodii inay difaacdaana loo diiday.

Arinta kale ee odayaashan looga yeedhay Garoowe u socdaan waa in hubkii lagu difaacay Kalshaale iyo gobolka Cayn gacanta loo geliyo Faroole. Si uu ugu gumaado shacabka Raascasayr iyo kuwa Maakhir. Faroole ayaa hore ugula heshiiyey nimanka SNM oo uu seediyeysto inuu u gumeeyo shacabka SSC.

Warkan oo aanu ka helay ilo xogogaala wixii kasoo kordha dib ayaanu idin kala soo socodsiin doonaa.
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: Puntland leader Faroole stealing arms from the SSC

Post by Knight of Wisdom »

Faroole wants to take the entire Weapons in Gobolka Cayn to Garoowe and then wage war against the newly formed State of Racasyers State of Somalia. He also wants to make it easy for the SNM to take over Gobolka Cayn.


He is the Greatest Enemy of Somali Unity. :down:
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Puntland leader Faroole stealing arms from the SSC

Post by Coeus »

Knight of Wisdom wrote:Faroole wants to take the entire Weapons in Gobolka Cayn to Garoowe and then wage war against the newly formed State of Racasyers State of Somalia. He also wants to make it easy for the SNM to take over Gobolka Cayn.


He is the Greatest Enemy of Somali Unity. :down:
Yup :ugeek:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”