Tfg: every captured leader of alshabab will be executed
Moderator: Moderators
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Tfg: every captured leader of alshabab will be executed
Dowladda Soomaaliya ayaa waxay shaaca ka
qaaday amaro adag oo ay dul dhigtay
saraakiisha sar sare ee Xarakada Al Shabaab ,
haddii ay gacanta ku soo dhigaan Ciidamadda
Dowladda iyo Amisom .
Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxay sheegtay
inaysan wax cafis ah u fidin doonin saraakiisha
sar sare ee Xarakada Al Shabaab , waa haddii ay
u suurta gasho’ e, inay gacanta ku soo dhigaan
Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo
Ciidamadda Midowga Afrika ee Amisom.
Gudoomiyaha Maxkamadda Ciidamadda
Qalabka Sida ee Dowladda Soomaaliya
Gaanshaanle Dhexe Xasan Maxamed Xuseen oo
maanta maxkamad ka furay, wadada labaad ee
Suuqa Bakaaraha ayaa wuxuu sheegay, in
saraakiisha Shabaab ay dil ku xukuman yihiin.
Gudoomiyaha ayaa wuxuu tibaaxay in
Dowladda Soomaaliya ay go’aan adag ka
qaadatay saraakiisha sar sare ee Xarakada Al
Shabaab, isla- markaana wuxuu sheegay inay
tiirka la- tiigsan doonaan sarkaal kastaa oo ay
gacanta ku soo dhigaan.
Hadalka Gudoomiyaha Maxkamadda Qalabka
Sida ayaa waxaa maanta dhawr jeer ku soo cel
celisay Idaacada Radio Muqdisho , oo ku
hadasha afka Xukuumadda uu hogaamiyo
Mudane Shariif Sheekh Axmed.
Muungaab ayaa wuxuu xusay in Dowladda
Soomaaliya ay saraakiisha Xarakada Al Shabaab
u aqoonsatay kuwo aan ka naxeyn shacabka
Soomaaliyeed, isla- markaana gabaad siiya
kooxda tunka weyn ee Al Qaacida.
Xukunka ay maanta soo rogtay Maxkamadda
Ciidamadda Qalabka Sida ee Dowladda
Soomaaliya ayaa waxaa ka jawaabay,
saraakiisha sar sare ee Dowladda Soomaaliya,
kuwaa oo sheegay inay qoorta soo qaban
doonaan masuuliyiinta Shabaab

- Coeus
- SomaliNet Super

- Posts: 11709
- Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
- Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region
Re: Tfg: every captured leader of alshabab will be executed
About time! No amnesty any more! Prime miniser Abdiweli should loosen his tie and initate operation "abaha was al kelab"
We ready to roll!!

We ready to roll!!

Re: Tfg: every captured leader of alshabab will be executed
these guys captured a few streets suddenly they feel brave.
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Tfg: every captured leader of alshabab will be executed
Correction alchemist: Amisom captured these places, not the useless dowlad ku sheeg.
Re: Tfg: every captured leader of alshabab will be executed
True.HutuKing01 wrote:Correction alchemist: Amisom captured these places, not the useless dowlad ku sheeg.
Re: Tfg: every captured leader of alshabab will be executed
AMISOM is there to assist the Somali Army which is admittedly weak and disorganized. And the AMISOM and Somali Army didn't "capture" but liberated those neighborhoods. According to the latest news, Somali Army is fighting its way through Suuqa Xoolaha and Somali Stadium... which means, if you know Xamar, all that is really left is Hurawaa, Gobta/Dayniile and then it is onto Ceelasha Biyaha which is on the outskirts of Afgooye.HutuKing01 wrote:Correction alchemist: Amisom captured these places, not the useless dowlad ku sheeg.
Lets hope and pray this offensive succeeds and Somali Army is successful in liberating Somalia from Alshabaab vermins.
- abdisamad3
- SomaliNet Super

- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: Tfg: every captured leader of alshabab will be executed
fufu army and their little bitchs are day dreaming, 
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Tfg: every captured leader of alshabab will be executed
let us wait after they capture somali stadium what will be happenNoAngst wrote:AMISOM is there to assist the Somali Army which is admittedly weak and disorganized. And the AMISOM and Somali Army didn't "capture" but liberated those neighborhoods. According to the latest news, Somali Army is fighting its way through Suuqa Xoolaha and Somali Stadium... which means, if you know Xamar, all that is really left is Hurawaa, Gobta/Dayniile and then it is onto Ceelasha Biyaha which is on the outskirts of Afgooye.HutuKing01 wrote:Correction alchemist: Amisom captured these places, not the useless dowlad ku sheeg.
Lets hope and pray this offensive succeeds and Somali Army is successful in liberating Somalia from Alshabaab vermins.
- Coeus
- SomaliNet Super

- Posts: 11709
- Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
- Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region
Re: Tfg: every captured leader of alshabab will be executed
TFG is under a responsible PM, he is responsible because he sets priorities and know the goals of his adminstration. Not because of the clan he hails from. If all MJ was born successful, then faroole and the ruling class in Garowe would all be called sheegato,let us wait after they capture somali stadium what will be happen, TFG under MJ PM doing great job
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Tfg: every captured leader of alshabab will be executed
relax man MJ build this TFG in xamar and we know how to work the machineCoeus wrote:TFG is under a responsible PM, he is responsible because he sets priorities and know the goals of his adminstration. Not because of the clan he hails from. If all MJ was born successful, then faroole and the ruling class in Garowe would all be called sheegato,let us wait after they capture somali stadium what will be happen, TFG under MJ PM doing great job
- Coeus
- SomaliNet Super

- Posts: 11709
- Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
- Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region
Re: Tfg: every captured leader of alshabab will be executed
Like fat boy did when he played playstation in villa somalia?

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 2449 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 12 Replies
- 30132 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 6 Replies
- 1290 Views
-
Last post by sahal80
-
- 1 Replies
- 893 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 1 Replies
- 670 Views
-
Last post by Somaliman50
-
- 0 Replies
- 733 Views
-
Last post by KingBlack
-
- 1 Replies
- 29 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 6 Replies
- 1512 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 29 Replies
- 2765 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 25 Replies
- 4907 Views
-
Last post by LaY-D_LicK