Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Md Shariif Sheekh Axmed iyo Wafdigii uu hogaaminayay ayaa saacadihii ugu dambeeyay gaaray magaaladda khartuom ee dalkaasi suudaan.
Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho ku kala bixinaya wadammo dhawr ah oo ku yaalla wadammada Bariga Afrika ayaa maanta mar kale ka degay xarunta wadanka Suudaan ee Khartuum kadib markii uu magaalada Addis Ababa kula soo kulmay Mas’uuliyiinta Wadanka Ethiopia oo uu ka mid yahay Ra’isulwasaaraha dalkaasi Meles Zanawi oo ay kulankoodaasi iskula soo qaadeen xaalada dalka Soomaaliya.
Sheekh Shariif Sheekh Axmed Waxa muddada uu joogo Magaalada Khartuum uu la kulmi doonaa mas’uuliyiinta dalka Sudun oo uu kala hadli doonno xaalada guud ee Soomaaliya gaar ahaan dhinacyada Siyaasadda, Amaanka iyo Abaaraha.
Madaxweyne Shariif Iyo Wafdigiisa waxa ay haatan lugtii Seddexaad ku marayaan dalka Suudaan ayagoo horana u soo maray wadamada Wadamadda Jabuuti iyo Itobiya waxaana booqashadiisana ka mid ah dadaallo ay Dawladda KMG ugu jirto wanaajinta xiriirka Wadamada Gobolka.geeska Africa
Sheikh Sharif tours Addis Ababa and Khartoum in one day
Moderator: Moderators
- Monk-of-Mogadishu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4962
- Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
- Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine
Re: Sheikh Sharif tours Addis Ababa and Khartoum in one day
He looks genuinely happy.


- Coeus
- SomaliNet Super

- Posts: 11709
- Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
- Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region
Re: Sheikh Sharif tours Addis Ababa and Khartoum in one day
Yeah thats the traitor in him blushingMonk-of-Mogadishu wrote:He looks genuinely happy.![]()
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 1921 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 17 Replies
- 5216 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 0 Replies
- 1368 Views
-
Last post by Mrs Musika man
-
- 52 Replies
- 10257 Views
-
Last post by original dervish
-
- 1 Replies
- 1088 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 2 Replies
- 1565 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 31 Replies
- 6713 Views
-
Last post by crudetruth2
-
- 13 Replies
- 2488 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 27 Replies
- 5286 Views
-
Last post by The Nomad
-
- 3 Replies
- 1529 Views
-
Last post by Khalid Ali