Imaam Sheekh Xasan Sheekh Nuur Sheekh Axmed
“ Sheekh Xasan Barsane “ ( 1853 – 1927 )
Sheekh Xasn Sheekh Nuur Sheekh Axmed oo lo yiqiin Sheekh Xasan Barsane wuxuu dhashay sanadka markuu ahaa 1853, wuxuuna ku dhashay tuulada loo yaqaan Ubaadi oo u jirta qiyaas ilaa 68Km magaalada Jowhar, Gobolka Shabeelaha Dhexe, Soomaaliya.
Hooyadiis waxaa la dhihi jiray Xalima Hilowle Sheekh Xasan wuxuu ka soo jeeday qoys Somaali ah una saxiib ah Diinta Islaamka iyo fardooleey. Aabihii Sheekh Nuur wuxuu ahaa sheekh ka tirsan dariiqooyinka Raxmaaniya. Wuxuu ka dhex muuqday hoggamiyana u ahaa jameecadiisa.
Sheekh Xasna Sheekh Nuur Sheekh Axmed wuxuu bartay Qur’aan Kariimka isagoo ya, kuna bartay tuulada Unaadi wuxuuna barashada Diinta Islaamka ku bilaabay isagoo aan weli gaarin 10 jir halkaas oo la shegay in aabihiiis uu mashaa’ikhda Diinta bartaa ugu keenay. Markuu laabtan jirsaday ayeey isaga iyo aabihiis isku raaceen inuu sii kordhisto wax barashadiisa uu doonto iyadoo ay jirtay in aabihii uu mashaa’iikh fara badan ugu keenay halkii ay ku noolaayeen.
Shiikhii wuxuu aaday meel walbo oo uu ku tabaayay in cilmi uu yaalo oo uu ka sii kororsas karo meelaha uu cimliga u dontay dalka gudihiisa waxaa ka mid ahaa Mateey Aw Xasan oo ku taala Afgooye iyo Muqdisho. Sheekhu kama uusan zuulin inuu raadiyo cilmi isagoo markaana day dalka dibadiisa sida magalada Marka uu tagay laba jeer oo kala duwan wuxuuna halkaas ku soo gutay xajkii iyo cilmi uu raadinayay, wuxuu halkaas ku maqnaa muddo ka bdan saddex sanadood.
Sheekhu waxa uu halkasi kula soo kulmay Sheekh Maxamed Saalax oo sheekha ay dariiqada SAALIXIYADA ka soo jeedo ah.
Sheekh Xasan Barsane markii uu ku soo laabty dalka waxaa dalka soo buux dhaafiyay gumeyste kala duwan oo markaas iyo ka horba ku sugnaa dalka tan iyo intii ay dhacday qeybsashadii Afrika ( 1884 ) dalalka reer galbeedak oo ay ugu horeeyeen Ingiriiska, Faransiikam Talyaaniga iyo Boruqiiska aya soo galay dalkeena hooyo ee Somaaliya. Sheekhu wuxuu ka biyo diiday inuyu ku hoos nooaado gumeyste isagoo ka doo biday inuu geeriyoodo isagoo dhawraya sharafta Diinta iyo dalka. Sheekhu wuxuu dhexgalay dadka isagoo jamciyay ciidan firadiisa lagu qiyaasay ilaa laabtan kun ilaa soddon kun ( 20,000 – 30.000). tababar dheer iyo wacyi gelin ka dib sheekha iyo ciidamadisii u kacay difaaca dalka iyo Diinta.
Waxaa ay la kulmeen hanjbaad iyo hujuum kaga imaanayay dhanka gumeystaha Talyaaniga oo iyagu markaas heestay dhamman koofurta Soomaaliya iyo Etiopia oo aheyd dalka kali ah ee Afrika kana qeyb galay qeybsashada dalalka Afirca ee Berlin 1884.
Sheekhu dhag jalaq uma siin dhamaan hanjabaadaas iyo baqdin galin taas kaga imaameysay dhanka Gumeystaha gumeystaha Talyaaniga xiligaasi waxaa Soomaaliya wakiil uga ahaa Jeneral la oran jiray Mario Devechio.
Si kastaba ha ahaatee Sheekha wuxuu go’aansaday inuu la dagaalamo.
Waqtigii ayaa dhamaaday waxaa bilowday dagaaladii fool ka foolka ahaa ee Sheekhu la galay gumeysihii. Sheeikha iyo gumeystaha waxay kulmeen marar badan iyagoo dhamaan dagaaladii uu la galay gumeystaha uu halkaasi kaga guuleystay. Waxaana dagaaladii u Sheekha la galay gumeystaha ka xusi karnaa :
· Gumar Sheel ( 1905 ) waxa uu ahaa dagaalkii ugu horeeyay ee uu la galay Amxaardii oo markaas isku dayaysay inay la wareegto dhamaan dhulka Soomaaliyeed iyadoo markaas timid Taytayle
( Balcad ). Waxaa jiray dagaalo kale uu Sheekha la galay Ethiopia ilaa markii danbe ay dalka ka baxaan
Waxaa kaloo ka mid ahaa dagaaladii uu la galay gumeystaha gaar ahan Talyaaniga oo aan ka xusi karno :
1. Dagaalkii Buulo Barde oo dhacay 1922
2. Ceel Dheere 1922 iyo 1923
3. Hilweyne 1923
4. Jiliyaale 1924
5. Hareeriile 1924
Sheekh Xasan Barsane wuxu ku caan baxay inuu ciidanka ka bar bar dagaalamo isago dhiiri galin jiray una sheegi jiray wax yaalaha hadii ay ku dhintaan iyo hadii ay ka bad baadaanba haleyaan waxaan u wadaa Aakhiro iyo Aduun. Dagaaladii faraha badanaa ee uu la galay Sheekha wuxuu ku laayay rag faro badan oo ka tirsanaa gumeystaha oo isugu jiray saraakiil iyo dablay .
Gumeystaha oo ka faa’ideystay maqnaashaha ciidamada Sheekha oo markaas ku maqnaa dagaalo dhinaca Hiiraan ayaa dhabar jabin ka dib waxa ay hareereeyeen xaruntii Sheekha iyagoo adeegsanaaya hubka xiligaa ugu casrisnaa lana yimid ciidan fara baan oo ay ka oo wadeen dhankaas iyo cadan iyo weliba kuwa kale oo ay ka soo ka xeeyeen dalalka kale oo ay gymeysan jireen kuwaas oo ahaa calooshood u shaqeystayaal sida ku cad buugii uu qoray Mario Devechio oo lagu magacaabo ORIZENTO DI IMPERO. Ka bid Sheekha waxaa uu u gacan galay cadowga, waxayna ka dalbadeen inuu ciidamadiisa ku amro inay is dhiibaan, waa uu ka biyo diiday. Si kastaba ha ahaatee gumeystaha ayaa aakhiritankii ku guuleystay inay qabtaan oo ay xabsiga dhigaan Sheikh Xasan Barsane sanadu markay ahayd 1924.
Waxaa Sheekha lagu xabisay xabsiga loo yaqaaney Gaalshiro iyadoo markaasi maxkamada gumeysiga ay ku xukuntay 30 sano oo xarig ah oo ay u dheertahay shaqo adag iyo jirdil. Si kastaba ah ahaatee hadana gumeystaha ayaa ku qanci waayay inay xabisaan oo kaliya waayo Sheekh Xasan Barsane ayaa ahaa caqabadii ugu weyneyd ee ay gumeystaha Talyaaniga kala kulmeyn koonfurta Soomaaliya iyadoo aanba dhihi karno sheekha wuxuu ahaa quwada kali ah ee dagaalo waaweyn kaga hortimid marka laga reebo Biyamaal oo iyagana kula dagaalamay dhanka shabeelaha hoose. Talyaaniga ayaa 3 sano ka dib waxay hadana isku dayeen inay dilaan Sheekha iyagoo ay u suuro gashay sanada Markey ahayd 1927 iyado markaasi ay gumeystuhu ku xireen meel god ah oo aan ku filneyn inuu fariisto godkaas ayaa wuxuu lahaa oo kali ah meel yar oo shabaq camal ah oo uu xoogaa wax u neef ah ka qaadan jiray. Intaas oo kali ah ugumaysan simin hadana waxay ugu dareen inay sun ku buufiyaan qolkii uu ku xirnaa waxaana amarkaasi bixiyay KABEELLO sida uu xusay MAXAMED ABDI (Odoyaasha Muqdisho ) oo ka mid ahaa sadexdii Nin ee loo adegsaday inay fuliyaan falkaasi. Ugu danbeyntii Sheekha ayaa ku geeriyooday suntii. Sida ku xusan Orizento Impero iyo TREE ANNI DE IN SOMALIA .Sheekhu wuxuu dhintay taarikhdu mrkey ahayd 13. January 1927. waxaana lagu duugay Qabuuraha Sheekh Suufi oo ku yaalay agagaarka madaxtooyada Soomaaliya waxaana markii danbe loo qaaday oo uu hada ku aasan yahay degmada JILIYAALE oo markii hore Sheekha xarun u ahayd
taariikhda sheekh xasan barsane oo kooban
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- Somaliman50
- SomaliNet Super

- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
- Somaliman50
- SomaliNet Super

- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: taariikhda sheekh xasan barsane oo kooban
this was extracted from a book written by abdi haji goobdoon, ''AGOONKII CABSIDA EEBBE DUGSADAY''
i believe it is time that more effort is put into publishing the history of sheikh hassan barsane and his heroic campaign to save somalia from colonialism. he is well known in the south, ive been told he has schools named after him in many places like mogadishu, barawe, jowhar, buulo burde etc and he had a small monument in merko, yet not enough has been done to give justice to his cause. so far, one of his granddaughters somewhere in europe was planning to write a book about him although it has taken a lot of time. the italians seemed to have done well to hide a lot of history aswell. during the 30s and 40s they either destroyed their collection on somali history or hid it in rome, which until today remains unnaccessable.
i believe it is time that more effort is put into publishing the history of sheikh hassan barsane and his heroic campaign to save somalia from colonialism. he is well known in the south, ive been told he has schools named after him in many places like mogadishu, barawe, jowhar, buulo burde etc and he had a small monument in merko, yet not enough has been done to give justice to his cause. so far, one of his granddaughters somewhere in europe was planning to write a book about him although it has taken a lot of time. the italians seemed to have done well to hide a lot of history aswell. during the 30s and 40s they either destroyed their collection on somali history or hid it in rome, which until today remains unnaccessable.
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: taariikhda sheekh xasan barsane oo kooban
My 2 older brothers and my uncle went to Sheik Hassan Barsame High School in Xamar. 
- Somaliman50
- SomaliNet Super

- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: taariikhda sheekh xasan barsane oo kooban
one relative of my grandmother was at the janaza prayer of sheikh xasan barsane back in xamar during the 20s, the italians were guarding the entire city incase of a riot outbreak lol. they played it smart though, instead of condeming him to a death sentence like they did with omar mukhtar of libya, they kept him alive and tortured him for years even though he was of old age.
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: taariikhda sheekh xasan barsane oo kooban
In March 1924, Sheikh Hassan Barsane, a leader of the Shabelle valley movement known as the Barsane Revolt, convoked a Shir (meeting of elders) where the participants, inflamed with millenarian zeal, denounced the Governor’s order. On behalf of the Shir, Barsane wrote the following to the Governor:
After some initial success, the Somali resistance crumbled when Barsane was captured by the Italians on 4 April.
In the name of Allah, most gracious, most merciful … I have received your letter and understood its contents, but must advise that we cannot obey your orders and join with you in a covenant . . .
Your government has its laws, and we have ours. We accept no law other than ours. Our law is the law of Allah and his Prophet . . .
We are not like other people, none of us has ever enrolled in the Zaptie (colonial forces), never! … and if you come to our land to fight against us, we will fight you with all possible means …
The world is very close to its end, only 58 years remain. We don’t want to stay in this world. It is better to die while defending our laws.
After some initial success, the Somali resistance crumbled when Barsane was captured by the Italians on 4 April.
Last edited by TheblueNwhite on Fri Aug 05, 2011 4:11 pm, edited 1 time in total.
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super

- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: taariikhda sheekh xasan barsane oo kooban

Sheik Hassan Barsane Secondary School
- Somaliman50
- SomaliNet Super

- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: taariikhda sheekh xasan barsane oo kooban
Mashallah, the sheikh was looking fearless, I read one archive in italian which said sheikh hassan barsane first attacked them in 1888, a contigent that reached the shores of danaane (south of xamar) and the italians couldn't sstop him for 30 thirty years, let alone the ethiopians who sent ras makonenns troops to capture banadir but ended up being pushed back all the way to oromias borders.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 1003 Views
-
Last post by bashe19
-
- 6 Replies
- 1872 Views
-
Last post by Addoow
-
- 4 Replies
- 1246 Views
-
Last post by vinshom
-
- 2 Replies
- 769 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 1 Replies
- 611 Views
-
Last post by kambuli
-
- 15 Replies
- 2059 Views
-
Last post by 26June1960
-
- 26 Replies
- 7898 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 2 Replies
- 1097 Views
-
Last post by Kalashnikov
-
- 13 Replies
- 1055 Views
-
Last post by sahal80
-
- 1 Replies
- 942 Views
-
Last post by THE_TRUTH1


