Brief fighting between Shabab and TFG

what's happening now.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Brief fighting between Shabab and TFG

Post by AhlulbaytSoldier »

DKMG iyo Shabaab oo dagaal goos goos ah ku dhexmaray Muqdisho

Muqdisho: (Sh. M. Network) Dagaallo goos goos ah oo qasaaro gaystay ayaa Ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya iyo Xarakada Al Shabaab waxaa uu ku dhexmaray degmada Yaaqshid ee gobolka Banaadir.

Xilli saacadihii lasoo dhaafay deegaanada iyo degmooyinka ay baneeyeen Xarakada Al Shabaab ee Magaalada Muqdisho ay isku fidinayeen Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa hadana waxaa jiray dagaallo goos goos ah oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda iyo Ciidamada AL Shabaab

Dagaalka ayaa la tilmaamay inay sababeen geerida hal askari oo ka tirsan Ciidamada dowladda kaasi oo la sheegay in Meydkiisa ay qaateen Ciidamada Al Shabaab iyadoo sidoo kale ay ku dhaawacmeen labo askari oo ka tirsan Ciidamada dowladda Soomaaliya.

Isku dhacyadaani oo ka dhacayay qeybo ka mid ah degmooyinka Yaaqshid iyo Wardhiiglay ayaa C/laahi Cali Caanood oo ah Taliyaha Guutada Madaxtooyada ee dowladda KMG ah oo Idaacadda Shabelle kula hadlay gudaha Garoonka Istaadiyo Muqdisho oo ka mid ahaa goobihii ay baneeyeen AL Shabaab islamarkaana ay la wareegeen Ciidamada dowladda iyo AMISOM ayaa waxaa uu xaqiijiyay dhaawaca labada askari, isagoo tilmaamay in haatan Ciidamada dowladda ay kusii jeedaan deegaanno uu xusay in iminka ay ku harsan yihiin Ciidamada AL Shabaab.

Dhinaca kale Taliska Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen inay ka warheleen weeraro qorshaysan oo Xarakada Al Shabaab ay doonaayaan inay kusoo qaadaan Ciidamada dowladda Soomaaliya.

Abaanduulaha Ciidamada xooga dalka Soomaaliya Janaral C/kariin Yuusuf Aadan (Dhagabadan) oo Warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in degmooyinkii ay ka baxeen Al Shabaab ay dhigeen Ciidamo faro ku tiris ah oo doonaya in weeraro ku dhufo oo ka dhaqaaq ah ay ku qaadaan Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya.

Arintaani ayaa waxa ay kusoo aadaysaa xilli Xarakada AL Shabaab ay maalin ka hor ay sheegeen inay isaga baxeen farisiimihii Milatari oo ay kula haayeen degmooyinka gobolka Banaadir islamarkaana ay badaleen Taatikadii Milatari oo ay kula dagaalamayeen Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Brief fighting between Shabab and TFG

Post by XimanJaale »

It wasn't Yaaqshiid, it happened in Dayniile. Who reported that dumb news!
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Brief fighting between Shabab and TFG

Post by AhlulbaytSoldier »

Image
Image
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Brief fighting between Shabab and TFG

Post by XimanJaale »

HutuKing01 wrote:Image
Image
:lol: the leftover al-shabaab are being eaten alive. :clap:
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Brief fighting between Shabab and TFG

Post by AhlulbaytSoldier »

LOL
that is dead tfg soldier, AUN

Somali government forces run for cover as they carry a colleague who was shot dead during brief gunfire with Al Shabaab fighters, who remained near Mogadishu Stadium area Sunday Aug, 7, 2011. Islamist fighters withdrew Saturday from almost all their bases in the famine-struck Somali capital, the most significant gain for the embattled U.N.-backed government in four years. Commanders toured newly abandoned positions Saturday, including a former sports stadium where the militia's tire marks were fresh in the grass.
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Brief fighting between Shabab and TFG

Post by XimanJaale »

HutuKing01 wrote:LOL
that is dead tfg soldier, AUN

Somali government forces run for cover as they carry a colleague who was shot dead during brief gunfire with Al Shabaab fighters, who remained near Mogadishu Stadium area Sunday Aug, 7, 2011. Islamist fighters withdrew Saturday from almost all their bases in the famine-struck Somali capital, the most significant gain for the embattled U.N.-backed government in four years. Commanders toured newly abandoned positions Saturday, including a former sports stadium where the militia's tire marks were fresh in the grass.
AUN, the leftover Al-shabaab are being surrounded and bullied, they are given 24hrs to surrender or face death.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - Current Events”