Garoowe:(Allpuntland)-Wafti kasocda dawlada Puntland ee Soomaaliyeed oo isugujira golayaasha kaladuwan ee dawlada, Saraakiil iyo madax ka socotay hay'adaha Qaramada Midoobey ee qaabilsan barnaamijyada Hormarinta ah ayaa booqday degmooyin kamid ah gobolka Sool ee Puntland gaar ahaana degmada Taariikhiga ah ee Taleex oo ahayd Fariisin kamid ah fariisimadii waaweynaa ee taliskii ciidankii Daraawiishta ee la diririjiray mustacmaradii talyaaniga Bilowgii Qarnigii tagay.
Waftigan oo uu horkacayey Wasiirka wasaarada Amniga iyo hubka dhigista malayshiyaadka Gol.Khaliif Ciise Mudan ayna kamid ahaayeen Wasiirka warfaafinta,isgaarsiinta,hidaha iyo dhaqanka Axmed Cali Askar, Agaasimeyaal wasaaradeed, sarakiil dawladeed iyo Xubno kale ayaa meel fagaare ah kala hadlay qaybaha kaladuwan ee bulshada degmada Taleex ee gobolka Sool oo ay u sheegeen in ujeedada ugu muhiimsna ee imaanshahoodu ay ahyad sahmin xaalka nololeed ee dadka deegaankaas.
Wasiirka wasaarada Amniga iyo hub kadhigista malayshiyaadka Gol.Khaliif Ciise Mudan ayaa dadka degmada Taleex ee gobolka Sool u sheegey inay dawladiisu si toos ah uga warqabto dadkaas iyo sida aysan gacanta dawladu u gaarin, Wuxuuna wasiirku sheegey in dawladiisu ay hada kadib dadka reer Taleex adeegyada dawliga ah ka caawin doonto isagoo si gaar ahna hoosta uga xariiqay in ciidamada Booliska ee uu xukumaayi ay si rasmi ah talis uga samaysanayaan degmada Taleex si ay hormarinta amaanka iyo xasiloonida degmadaas uga qaybqaataan.
Wafti kasocda Puntland oo booqday meelo kamid Sool
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 1410 Views
-
Last post by Amethyst
-
- 0 Replies
- 431 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 453 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 384 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 1 Replies
- 589 Views
-
Last post by quark
-
- 16 Replies
- 1434 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 14 Replies
- 985 Views
-
Last post by damu
-
- 2 Replies
- 513 Views
-
Last post by THE_TRUTH1
-
- 1 Replies
- 389 Views
-
Last post by muftaax
-
- 3 Replies
- 1640 Views
-
Last post by CrooKed-I