What do you know about Colbert?

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

What do you know about Colbert?

Post by SahanGalbeed »

Jean-Baptiste Colbert (French pronunciation: [ʒɑ̃ batist kolbɛʁ]; 29 August 1619 – 6 September 1683) was a French politician who served as the Minister of Finances of France from 1665 to 1683 under the rule of King Louis XIV.
the rest here
http://en.wikipedia.org/wiki/Jean-Bapti ... Colbertism
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: What do you know about Colbert?

Post by udun »

Oo maxaa naga galay?
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: What do you know about Colbert?

Post by SahanGalbeed »

. Iska badaw xunoo dhulbahante ah baad tahay oo abti , Colbert some guy oo TV-ga ka soo baxa baad u haysata .
Hortii bu magacaasi jiray kow dhe ? Iminkana haddaney adiga na wax gelin , de meeshani xerro dhulbahantuhu leeyahay ma'ahe , arag oo dhaaf .{official rebuttal}
:lol:

Warye udnow , war niyow abti waxaan ku idhi , maalin dhow baan sigtay :lol: . Mid aynu habarwadaag nahay baan computer-kiisi isticmaalay , yacni laptop bu aha . Sidaan daarood -ka u cayayay ayuun bu "charge" -ki iga dhamaaday, markaasu computer-ki is bakhtiyay. Bahal ku shaw , "password" ayuu ku xidhna . Intaan xanaaqay baan iska baxay oo gurigeygi qabtay . Marku habarwadaagey soo noqday bu " laptop"-kiisi "password" kiisi gashaday oo ...... mise waxa ka soo hor baxay Sahangalbeed oo SNET , doroo this , doroo that , ku haya . War ila iyo islaanti i dhashay bay gaadhay arrinti oo , balaayo aya iga raacday . Markaa insha Allah waxan ka codsanaya , reerkan abitga ii ah , iney daandaansinimada {waqoyi slang} iga daayan .
wscwr
User avatar
DropkickMurphy
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 822
Joined: Sat Jul 02, 2011 9:13 pm
Location: Xaafada Iskufilan

Re: What do you know about Colbert?

Post by DropkickMurphy »

War ila iyo islaanti i dhashay bay gaadhay arrinti oo , balaayo aya iga raacday .
:lol:
User avatar
Navy9
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6830
Joined: Fri Jan 17, 2003 7:00 pm
Location: United States of Aliens

Re: What do you know about Colbert?

Post by Navy9 »

lol
GeoDesic
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 808
Joined: Mon Dec 28, 2009 10:35 am

Re: What do you know about Colbert?

Post by GeoDesic »

SahanGalbeed wrote:. Iska badaw xunoo dhulbahante ah baad tahay oo abti , Colbert some guy oo TV-ga ka soo baxa baad u haysata .
Hortii bu magacaasi jiray kow dhe ? Iminkana haddaney adiga na wax gelin , de meeshani xerro dhulbahantuhu leeyahay ma'ahe , arag oo dhaaf .{official rebuttal}
:lol:

Warye udnow , war niyow abti waxaan ku idhi , maalin dhow baan sigtay :lol: . Mid aynu habarwadaag nahay baan computer-kiisi isticmaalay , yacni laptop bu aha . Sidaan daarood -ka u cayayay ayuun bu "charge" -ki iga dhamaaday, markaasu computer-ki is bakhtiyay. Bahal ku shaw , "password" ayuu ku xidhna . Intaan xanaaqay baan iska baxay oo gurigeygi qabtay . Marku habarwadaagey soo noqday bu " laptop"-kiisi "password" kiisi gashaday oo ...... mise waxa ka soo hor baxay Sahangalbeed oo SNET , doroo this , doroo that , ku haya . War ila iyo islaanti i dhashay bay gaadhay arrinti oo , balaayo aya iga raacday . Markaa insha Allah waxan ka codsanaya , reerkan abitga ii ah , iney daandaansinimada {waqoyi slang} iga daayan .
wscwr

Khalad wuu dhacaa, raalli geli hooyo, she will accept it and tell her kuwaa kaa caraysiiyay ee reer abtigaa xumaan lama jeclid.
User avatar
qoraxeey
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20485
Joined: Sat Dec 05, 2009 12:37 pm
Location: Im special

Re: What do you know about Colbert?

Post by qoraxeey »

French Male Nurse aka Sahan :roll: :roll: :roll:

why do U care about french gaalo who lived the 1600s :|

akhaas caleeyk :cry: :cry: waa lagu khaasaareey adiguuuu
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: What do you know about Colbert?

Post by TheblueNwhite »

DropkickMurphy wrote:
War ila iyo islaanti i dhashay bay gaadhay arrinti oo , balaayo aya iga raacday .
:lol:
:lol: :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”