S/land Businessmen donates Food to Famine effected Somalia
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
S/land Businessmen donates Food to Famine effected Somalia
Shirkadda Dahabshiil oo Deeqo Gargaar ah ka Sintay Tobanaan kun oo Qof oo Abaaruha Ku Tabaaleeeyeen Banaadir, Bay, Bakool, Gedo iyo Jubbada Hoose.
Published By Webmaster On Tuesday, August 16th 2011. Under News
Shirkadda Dahabshiil ayaa toddobaadyadan u dambeeyey eeBisha Ramadaan ee barakaysan dhexdeeda waddey hawlo samata-bixin ah oo lagugaarsiinayey deeqo quudin oo kala geddisan qoysas ku tabaaloobey abaarahadaba-dheeraaday ee gobollo ka mid ah Koonfurta Soomaaliya ku habsaday, kunakala sugnaa deegaannada Jubbada Hoose, Gedo, Bay, Bakool iyo Banaadir, iyada oogacnta lagu hayo qoondooyinkii Shabeellada Dhexe iyo Shabeellada Hoose. Madaxda shirkadda ee gobollada deeqaha laga qaybiyey, ookaashanaya maamullada ka jira goobahaasi iyo guddiyada kala geddisan eetaakulada dadka abaaruhu barakiciyeen, ayaa dadweynaha jilicsan ee isugu sooururay kaamamka ku-meel-gaadhka ah gaarsiiyey deeq-horaad isugu jirta bur,sonkor, saliid, bariis, timir iyo caano oo goobaha kala geddisan qaybo kalageddisan u kala gaarey.
Banaadir& Labada Shabeelle
Shirkaddu waxay ka bilawday degmooyin ka mid ah GobolkaBanaadir oo ay ka mid yihiin Xamarjajab iyo Waaberi iyada oo halkii qoysba ayheleen 25kg oo bariis ah, saddex kilo oo saliid ah iyo saddex kilo oo timir ah.Deeqdaasi waxa ay gaartey ilaa 600 oo qoys. Waxa iyadana ku jirta mucaawinooyinka loogu talo galay dadkasoo barakacay deeqo isugu jira maro-kaneecooyin iyo quudin lagu kala qaybinayolabada Shabeelle, siiba deegaannada ay qoondeeyaan guddiyada kala duwan eetaakulaynta abaaraha ee gobolladaasi. Cabdullaahi Nuurre Aw Diini, Maamulaha Dahabshiil Banaadir,ayaa hoosta ka xarriiqay inaan shirkaddu marnaba dadkeeda kala hadhi dooningacan-siintooda ayna kaga dhabayso mar walba baaqeeda, sidaana ay tahay inwixii khayr ah ama khayri ah la iskaga daydo oo la iska wada kaashado. Waxa uuCabdullaahi sheegay in mar kale shirkaddu ugu baaqayaso in ganacsatadaSoomaalida ahi iyagu horseedaan samata-bixinta maatadooda jilicsan, isaga ooballan qaaday in shirkaddu aanay marnaba ka baaqsan doonin kaalinta hormuudnimoee ay kaga jirto hawlaha samafalka.
Bay iyoBakool
Gobollada Bay iyo Bakool waxa deeqda taakulada ahi gaartey August 8 iyo 9 dad ka badan 1700 oo qoys oomidkiiba qayb u helay heleen 25 kilo oo Bur ah, 25kg Bariis ah, shan kiilo sonkor ah iyo saddexle saliid ah. Dadka nasiibka u helay deeqdan waxa ay kukala sugnaayeen Baydhabo gudaheeda oo ilaa 100 qoys ah iyo 1600 oo qoys oo kalayimi deegannada Dhexyaal, Goofguduud, Sariirto, Afwayne, Abuuroow, Weedier,Waryarooy, War Cumar, Baaba, Suuldheere, Bakale, Habriirow, Bohosha, Gaduudeey,Iyo Zone- Hareeri jiifa, kuna urursanaakaam afartaneeyo kilomitir galbeedka ka xiga magaalada Baydhabo. Guddoomiye-ku-xigeenka Guddiga abaaraha ee Gobolladaasi SheikhCabdulqaadir Abayna ayaa si mug leh uga mahadceliyey gargaarka degdegg ah eeshirkaddu u fidisay dadka barakacayaasha ah, isaga oo ku boorriyey dhammaanganacsatada iyo bulshaweynta Soomaalida inay taageero tan oo kale ah la soogaadhaan walaalahooda tabaalaysan.
Gedo & Jubbada Hoose
Baardheere iyo nawaaxigeeda, siiba deegaannada Kormarey, Balaw iyoHilo Carmo, waxa deeqda shirkadu gaartey 3 August; waxana qoysas tiradoodu dhantahay ilaa 540 qoys halkii qoysba uuhelay 25 kilo oo bur ah iyo saddexle saliid ah. Sidoo kale, isla maalintaa, waxa deeqo kala geddisan lagaadhsiiyey qoysas ay aad u saamaysay oo barakicisay abaartu oo ku kala noolaaKismaayo iyo Jilib oo halkii qoysba la gaarsiiyey 12.5 kg bur ah, 12.5 kgsonkor ah, 25 kg bariis ah, 3.5 kg saliid ah, 5 kg timir ah iyo xidhmooyin caanokoosta ah si loogu qabto dadka waayeelka ah iyo carruurta aad u yaryar.
Gebogebo
Dhammaanba goobaha mucaawimooyinka laga qaybinayey waxaindhaha iyo dareenka islaannimo ee saraakiishii hawshaa waddey soo jiidanayeydiifta iyo diihaalka raagey ee dadka guud ahaanba ka muuqatey ee gonda-dhigtay. Qaybinta mucaawinooyinkan shirkaddu qaybisay waxa ay kadambeeysey baaqii uu Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil ku dhawaaqay 21 July,Hargeysa, oo uu ku boorriyey ganacsatada, dadweynaha, shaqaalaha iyo wakiilladakala duwan ee shirkadda, hay’adaha waddaniga ah ee samofalka iyo guud ahaanbadadka Islaamka ah inay taakulo la soo gaaraan dadka abaaruhu ka fara saareenhantidoodii eek u caydhoobey, taas oo ka dhigaysa shirkadda tii ugu gacantawanaagsanayd shirkadaha Soomaalidu leedahay iyada oo ilaa hadda u hurtaydadweynaha tabaalaysan hanti u dhiganta 116 kun oo Dollarka Maraykanka ah aynakala bixiyeen shirkadda iyo qaybo ka mid ah shaqaalaheedu. Waxa isaguna olole ballaadhan ka galay dalka United KingdomMaamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil, mudane Cabdirashid Maxamed Siciid, ooabaabulay kulammo iyo war-saxaafadeedyo adduunka iyo Soomaalidaba laguxasuusinayo daranyada baahday ee tobanaan kun oo Soomaali ah ku badeen abaaruhugobollada Koonurta Soomaaliya qaar ka mid ah. Mareego boqollaal galay,idaacado, talafishanno iyo wargeysyo Somali iyo caalamiba isugu jira ayaa simug leh u baahiyey, oo isaga daba noqday, baaqyada Guddoomiyaha iyo MaamulahaGuud ee Shirkaddu cod dheer ugu dhawaaqayeen adduunweynaha iyo bulshadaSoomaalida ah inaan laga hagran dadka tabaaloobey – meel kastaba ha jogeene -wax kasta oo loo huri karo oo khayri ah.

- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: S/land Businessmen donates Food to Famine effected Somal
all somali should be one as one nation under one country

- hargaysaay
- SomaliNet Super

- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: S/land Businessmen donates Food to Famine effected Somal
mashalaah may god reward these noble bussinesmen
Re: S/land Businessmen donates Food to Famine effected Somal
http://img198.imageshack.us/img198/9389/82346493.jpg
Look how green this place is in the background and the soil is dark and fertile yet these people can't be self-sufficient. Shame.
Look how green this place is in the background and the soil is dark and fertile yet these people can't be self-sufficient. Shame.
Re: S/land Businessmen donates Food to Famine effected Somal
I HATE WHEN THEY (Somali-Helpers) LINE UP THESE POOR/WEAK STARVING PEOPLE AND THE GIVE THEM FEW SOMALI-SHILLING NOTES FOR THE PHOTO-OPP.
- Methylamine
- SomaliNet Super

- Posts: 6362
- Joined: Sat Jan 01, 2011 7:22 pm
- Monk-of-Mogadishu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4962
- Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
- Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine
Re: S/land Businessmen donates Food to Famine effected Somal
You won't see Bantus or Jareerweyn starving. In Jowhar, Jareerweyn villagers use bags of USAID grains as barriers to stop flooding, they take care of themselves food-wise. People in SW Somalia still follow camels and the ones dependent on subsistence farming have never heard of a well yet are nowhere in sight of a river. They're just helpless all the way through.Mckuus wrote:http://img198.imageshack.us/img198/9389/82346493.jpg
Look how green this place is in the background and the soil is dark and fertile yet these people can't be self-sufficient. Shame.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 47 Replies
- 4523 Views
-
Last post by yungnfresh
-
- 4 Replies
- 769 Views
-
Last post by dalalos101
-
- 7 Replies
- 1050 Views
-
Last post by Tycoon5647
-
- 0 Replies
- 530 Views
-
Last post by newsbot
-
- 7 Replies
- 1608 Views
-
Last post by The Nomad
-
- 16 Replies
- 1570 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 3 Replies
- 794 Views
-
Last post by mahoka
-
- 16 Replies
- 2170 Views
-
Last post by Advo
-
- 53 Replies
- 187 Views
-
Last post by Mizzy_Flame