eng enow Denies allegations of food theft.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
ultratribalism
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 596
Joined: Sat Feb 23, 2008 11:43 am
Location: Alshabab Khawaarij=The Dogs of Hellfire.
Contact:

eng enow Denies allegations of food theft.

Post by ultratribalism »

Rival Bussinessmen has been trying to smear his image now adays,but he denied any involvement with aid groups for the past six months.


Ganacsade Eng. C/qaadir Mohamed Nuur (Eng. Eenow) ayaa war saxaafadeed uu maanta soo saaray waxaa uu kaga jawaabay warbixin dhowaan ay qortay Wakaalada Wararka AP, kaasoo ku aadanaa lunsasho lagu sameeyo Raashinka gar gaarka ee WFP.

War saxaafadeed ka soo baxay Eng. Eenow ayaa lagu sheegay in haba yaraatee aanay jirin xiriir ay isaga, xaaskiisa iyo qareenkiisa jooga dalka Mareykanak aan lagala soo xiriirin, hase ahaatee ay wareysteen 8-ganacsato magacyadooda qariyay, kuwaas oo sheegay in raashin WFP leedahay ay ka iibsadeen iyo in dhowr bakhaar uga furan yihiin Muqdisho.

Eng. Eenow ayaa sheegay in aanu wax lug ah ku laheyn adeega kaalmada bani'aadanimada ee WFP, tan iyo March sanadkii 2010-kii, waxaana uu sheegay in isaga iyo Shirkada Deeqa ay muddo labaatan sanadood ku lug lahaayeen daabulida iyo gaarsiinta, hase ahaatee muddo 16-bilood ayuu sheegay in aanu marnaba wax qandaraas ah ka qaadan.

War saxaafadeedka ka soo baxay Eng. Eenow oo ku kala qornaa Afka Soomaaliya iyo Englishka ayaa la soo gaarsiisay Shabakada Jowhar.com Xafiiskeeda Muqdisho.

Hadaba War saxaafadeedka ayaa u qornaa sidan tan:-

Image

Uploaded with ImageShack.us
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”