PM's govt soldiers loot and kill refugees

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

PM's govt soldiers loot and kill refugees

Post by AhlulbaytSoldier »

Ciidamo ka tirsan DKMG oo rasaas ku furay dad barakacayaal ah

Muqdisho: (Sh. M. Network) Ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta dad barakacayaal ah ku rasaaseeyay degmada Waabari ee gobolka Banaadir, iyagoo dadkaasi ka boobay raashin gar gaar oo loo qeybinayay.

Geerida 3-daan ruux iyo dhaawaca 3-daan kale oo dhamaantood la sheegay inay ahaayeen dad barakacayaal ah oo ka yimid gobolada Soomaaliya ayaa timid kadib markii raashin dowladda Turkiga ay ugu tala gashay dadkaasi oo loogu qeybinayay degamada Waabari ee gobolka banaadir gaar ahaan buundada koowaad ay boobeen ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya.

Dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa waxaa la sheegay inay rasaas ku fureen ciidamada dowladda ee boobka u geysanayay raashinka loo qeybinayay dadkaasi barakacayaasha ah, waxaxna intaasi kadib ay ciidamadii qaateen raashinkaasi iyadoo halkaasi ay ku qadeen dadka barakacayaasha ah.

Qaar ka mid ah dadkii ku sugnaa goobta lagu boobay raashinka ayaa waxa ay Shabelle u sheegeen in indhahooda ay ku arkeen ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya oo boob ku samneynayay raashinka loogu tala galay dadkaasi dhibaateysan, waxaana ay intaasi ku dareen in ciidamada ay jir dil u geysteen qaar ka mid ah dadkii barakacayaasha ahaa.

Ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxa ay maalmihii u dambeeyay dhibaato ku hayeen dadka barakacayaasha ah oo ay ka boobayeen raashinka gar gaar ee loogu tala galay dadkaasi taasi oo ilaa hada wax laga qabtay aysan jirin.
User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5509
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

Re: PM's govt soldiers loot and kill refugees

Post by afisoone »

Dowlada Sheikh Shariif ma dhahdid. Mooryaanta maxaa kasugeeysaa. Waa cawaan. Dufaarka ama europe keen ama Mogadishu ha joog doofaar waligiis hilibkiisa waa xaaaran. I hope dhulgariir ha ku dhaco mooryaantaas kaligood. :down: :down: :down:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: PM's govt soldiers loot and kill refugees

Post by The_Emperior5 »

This cabdi wecel is foking incompetent :down:
Last edited by The_Emperior5 on Mon Aug 22, 2011 7:05 am, edited 1 time in total.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: PM's govt soldiers loot and kill refugees

Post by AhlulbaytSoldier »

The_Emperior5 wrote:This cabdi wecel is foking incompatent :down:

:lol: :lol: :lol:
You see now why the foreigners wanted him.
He is exacly the same as fat abdirashid only thin version.

The guy is not fit for this job :down:
User avatar
qoraxeey
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20485
Joined: Sat Dec 05, 2009 12:37 pm
Location: Im special

Re: PM's govt soldiers loot and kill refugees

Post by qoraxeey »

The_Emperior5 wrote:This cabdi wecel is foking incompatent :down:

waar waxan firiyaah :roll: :roll:

miyuu soomaah yahaay tooloow


hutuking .. how do U know this is even true lol
User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: PM's govt soldiers loot and kill refugees

Post by greenday »

People have lost all sense of fear in Muqdisho! dont they know of the death sentence for this kind of crime? Anyway give them time inshallah people will change.

Its not like the PM hand pick them so what has it got to do with how able or how he runs office?
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: PM's govt soldiers loot and kill refugees

Post by AhlulbaytSoldier »

Qorax,It happened before. The Badbaado incident is famous example.

I got nothing against this abdiweli based on clannism, but he is not like the previous pm.
He is as useless as sh dalxiis and sharif sakiin.


Looting, killings of refugees, and interfighting between tfg militia in dharkeenlay is back again.
I wont be surprised if suuqa bakaaraha is looted....
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: PM's govt soldiers loot and kill refugees

Post by The_Emperior5 »

Qoroxay. The people killed today soo may soomanayn what were they
Alchemist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6857
Joined: Tue Sep 04, 2007 9:52 pm
Location: DPJUGFDRTG

Re: PM's govt soldiers loot and kill refugees

Post by Alchemist »

Big surprise :|
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: PM's govt soldiers loot and kill refugees

Post by Coeus »

fake news.
User avatar
Garuun
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 615
Joined: Thu Feb 26, 2009 5:44 pm
Location: PanSoMali Liberation Movement: Sovereignty First.

Re: PM's govt soldiers loot and kill refugees

Post by Garuun »

as usual the militia tfg's are fighting of leftovers and killing refugess that stand their way...hundreds if not billion of millions of dollars of Aid have been conributed to Somalia , still large numbers of people are dying in Mogadishu, even though the refugees have been there for months, and the massive resources to help them were "available"..how??this not famine anymore ,its genocide through fraud....

ironically those that stayed behind in shabaab-held areas are the ones staying alive with the meager local and direct diaspora somali help thats comming through to them.
User avatar
Garuun
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 615
Joined: Thu Feb 26, 2009 5:44 pm
Location: PanSoMali Liberation Movement: Sovereignty First.

Re: PM's govt soldiers loot and kill refugees

Post by Garuun »

thousands of famine victims get medical help in Aalla-yaasir refugee camp in Lower Shabelle.

Image

Image
User avatar
Garuun
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 615
Joined: Thu Feb 26, 2009 5:44 pm
Location: PanSoMali Liberation Movement: Sovereignty First.

Re: PM's govt soldiers loot and kill refugees

Post by Garuun »

Image
User avatar
Garuun
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 615
Joined: Thu Feb 26, 2009 5:44 pm
Location: PanSoMali Liberation Movement: Sovereignty First.

Re: PM's govt soldiers loot and kill refugees

Post by Garuun »

Baardheere, Gedo august 2011

Image
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”