Cabdiwaal warns Sh Shariff to be fair to all clans in Xamar

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Cabdiwaal warns Sh Shariff to be fair to all clans in Xamar

Post by grandpakhalif »

Cabdi Nuure Siyaad Cabdi Waal Oo Madaxweyne Shariif Ku eedeeyay In uu Wado iska Horkeenida Belaha Wada Daga Muqdisho iyo Caadafid Dagaal.

Cabdi Nuure Siyad cabdi waal Oo Kamid ahaan Jiray siyaasiintii Muqdisho oo Xiligii Maxkamadaha laga Awood Roonaaday ayaa Saakay eed dusha Kaga tuuray madaxweynaha Dowlada KMG ah soomaaliya Sheekh shariif sheekh axmed In uu Wado abaabul iyo Qorshe uu Doonayo in uu iska Hor Keeno Beelaha daga caasimada Muqdisho.

Cabdi Nuure oo Hadlayay ayaa sheegay in Madaxweyne Shariif u wado Caadifad aanan soconeynin Uuna Doonayo in uu iska Horkeeno Beelaha wada daga Caasimada soomaaliya Ee muqdisho Taasi uu ku sheegay in Beel Beel dadka ay Muqdisho wada Dagaan Mas uuliyiinta Dowladana Mid mid amaankooda ay amisom usugto.

Cabdi Waal ayaa sheegay in madaxweynaha uu qorshaahasi ku Fashilmay ayna macquul aheyn in Reer Reer La iskaaga Horkeeno dadka Muqdisho Daga ayna Dagaal xuni Dhexmarto Kadibna ay amisom amaan kooda Wada Sugto Balse uu Shaaciyay in amisom ay Arintaani ay ogtahay ayna Faraha laga leynin.

Hadalka Siyaasiga cabdi Nuure Siyaad ayaa ku soo Aadaya kadib markii Madaxweyne Shariif uu sheegay in Qab qab layaashiii Muqdisho ay Wadaan in ay Qaab qabiil isku abaabulayaan Balse cabdi Waxaa uu Arinkaani ku tilmaamay Mid Aanan Waxba ka jirin oo Dadka Qabiilka wadaa ay Haatan kamid Yihiin mas uuliyiinta Dowlada iyo Kuwii Maxakiimta aha Ee loo Yaqaano Mooryaan gareey Ee Dowlada ku jirta.

Cabdi Nuure ayaa sidoo kale Shacabka soomaaliyeed uga digay Hadalki ka soo Yeeray madaxweyne Shariif ee ahaa in Uu xasan daahir Aweys uu Ula dagaalamayo Qaab qabiil Waxaana Siyaasiga cabdi Nuure uu Ku tilmaamay in Madaxweynaha uu wado in uu Dib usoo Celinayo Qabaa uiadii muqdisho kajiray dagaaladii Joogtada aha ee xiligaasi Jiray.

Kala xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
RovingMadness
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2910
Joined: Mon Apr 04, 2011 2:39 am
Location: SNET's Resident Boogeyman

Re: Cabdiwaal warns Sh Shariff to be fair to all clans in Xa

Post by RovingMadness »

:lol: :lol: :lol:
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Cabdiwaal warns Sh Shariff to be fair to all clans in Xa

Post by ciyaal_warta »

:lol: :lol: :lol: what clan in xamar !! :lol:
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Cabdiwaal warns Sh Shariff to be fair to all clans in Xa

Post by grandpakhalif »

Im waiting for AbdiWahabs analysis.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”