Xukuumadda Somaliland oo xabsiga u taxaabtay Abiib C/laahi Muuse iyo sadex Oday oo kale oo reer Boorame ah oo waday qaban qaabada soo dhaweynta Ugaas C/rashiid Rooble
Hargeysa(Waaheen) Ciidamadda Sirdoonka Somaliland oo kaashanaya kuwa CID-da ayaa xalay saqdii dhexe kala baxay Huteelka Safari ee Hargeysa Abiib C/laahi Muuse oo ah Qurbajooga reer Awdal ee ku dhawaaqay Awdal State, waxaanu ku xidhan yahay xarunta CID-da oo lagu baadhayo.
Abiib C/laahi Muuse ayaa lagu Eedaynayaa inuu Somaliland u maleegayo qorshe lagu burburinayo isagoo u sharaxan jagada Madaxweyne ku-xigeenimo ee Maamulkaasi ay dibeda kaga dhawaaqeen kaasoo ay hore u canbaareeyeen dadka Reer Awdal ee ku kala nool Qurbaha iyo Somaliland Gudaheeduba.
Sida ay Waaheen u sheegeen Ilo xogogaal ahina waxa ay sheegeen in uu Abiib Dalka u yimi sidii uu fikirkiisaasi uga fulin lahaa, isagoo dalka ka soo galay dhinaca Itoobiya oo uu ku sugan yahay Ugaas C/rashiid Rooble oo ay wada socdeen, markii uu Boorame soo gaadhayna uu u soo baxsaday dhinaca Hargeysa si uu ugu dhuunto kadib markii uu ka war helay sida la sheegay in ay Ciidamaddu ku raad-joogaan.
Sidoo kale waxa Hargeysa iyo Boorame-ba shalay lagu xidhay sadex Oday oo kala ah Muuse Carab Diiriye, Cabdi Xabaal-diid iyo Aw Cabdi Muuse Geelle kuwaas oo la sheegay in uu Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar Dacweeyay, kuna Eedeeyay inay dalka keenayaan Ugaas dhawaan Qurbaha lagu soo Caleemo saaray oo la yidhaahdo Ugaas C/rashiid Rooble, kaas oo noqonaya Ugaaska Samaroon.
Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar sida la sheegay waxa uu ku Eedeeyay Ugaaska inaanay beelaha Samaroon ogolayn isla markaana aanu Somaliland iman Karin isagoo sheeganaya magaca beelaha Samaroon laakiin uu iman karo isagoo sita magaca beesha uu ka soo jeedo oo kaliya.
Xadhiga Odayaashaas iyo Abiib C/laahi Muuse ayaa madaxdhaqameedka iyo Beesha Samaroon-ba ka dhex dhaliyay khilaaf aan ilaa hada cadayn meesha uu ku sal leeyahay waxaana jira warar dhinaca kale ee ka soo baxaya oo sheegaya Xukuumadda Somaliland inay iska xidhxidhatay nimankaas danbiyada lagu Eedaynayaana ay yihiin kuwo aan jirin oo Siyaasadaysan oo la iskaga horkeenayo Gobolka iyagoo ku eedaynaya in looga faa’iidaysanayo Awooda Dawladda in beelaha la iska horkrrno.
Waxaanay ku doodayaan dhinacaasi in xadhiga nimanka ay bixiyeen Madaxweyne ku-xigeenka iyo wasiir ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici iyo Cali Xaamud Jibriil kuwaasoo diidan Ugaaska beesha oo ay Odayaashaasi wadeen qaban-qaabo loo wado oo uu ku imanayo Somaliland Ciida kadib.
Somaliland Police forces arrest Abib Muse for treason
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somaliland Police forces arrest Abib Muse for treason
its more than that he apparantly also supports an ugaaz to be crowned like the ciise ugaas in seylac last year but the people of Somaliland in particular the people of awdal region refused such an Ugaas using their Name to be crowned on Somalilands territory. 
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Somaliland Police forces arrest Abib Muse for treason
Gartay in Abiib la xidhay. Weiba waxaa jeclaa in caadh loo raacsho. Laakiinse Ugaaska iyo qolyaha diidan inay dawladu dhex gasho ma aha waa internal matter.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somaliland Police forces arrest Abib Muse for treason
Rightwing wrote:Gartay in Abiib la xidhay. Weiba waxaa jeclaa in caadh loo raacsho. Laakiinse Ugaaska iyo qolyaha diidan inay dawladu dhex gasho ma aha waa internal matter.
On the last part you have a point but the 3 Tribal Chiefs in Awdal Suldaan jamac samatar suldaan Cabdilahi Dhawal Iyo odaygi kale weyne magacisa ma haye All said there is no such thing as a commen Ugaas for the Clan. And they say the Ugaaas should come to Somaliland borama representing his own subclan and not the entire Clan
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Somaliland Police forces arrest Abib Muse for treason
The_Emperior5 wrote:Rightwing wrote:Gartay in Abiib la xidhay. Weiba waxaa jeclaa in caadh loo raacsho. Laakiinse Ugaaska iyo qolyaha diidan inay dawladu dhex gasho ma aha waa internal matter.
On the last part you have a point but the 3 Tribal Chiefs in Awdal Suldaan jamac samatar suldaan Cabdilahi Dhawal Iyo odaygi kale weyne magacisa ma haye All said there is no such thing as a commen Ugaas for the Clan. And they say the Ugaaas should come to Somaliland borama representing his own subclan and not the entire Clan
Gartay, maba ogayn in Ugaaska canaasiiri ku kacsantahay!
Historically this Ugaas has inherited the crown from his ancestors and descendants who was always the common UGAASES.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Somaliland Police forces arrest Abib Muse for treason
[youtube]7a1D3Za7Etc&feature=player_embedded[/youtube]
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Somaliland Police forces arrest Abib Muse for treason
Thanks camii, I salute those youth who protested against their Suldaans. They asked H/cafaan Suldaan to fully respect the UGAAS. 
Re: Somaliland Police forces arrest Abib Muse for treason
where is badhi madow, where do he leave.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 739 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 4 Replies
- 1421 Views
-
Last post by Faranacab
-
- 0 Replies
- 590 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 0 Replies
- 429 Views
-
Last post by Coeus
-
- 5 Replies
- 809 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 13 Replies
- 55 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 2 Replies
- 686 Views
-
Last post by noer
-
- 2 Replies
- 735 Views
-
Last post by SuldaanOfSanaag
-
- 7 Replies
- 1604 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
