kaliil wrote:Habar Awal 6 wasiir ayay haystaan ( SM 5, CM 1). Sidaasi xaq maaha e iyagu ayuub hal wasiir ha siiyeen.
dawlada siilaanyo ma dheelitirna oo dhinac ayay u janjeedhaa.
Wrong habar awal shan wasiir bay leeyihin
4 Sacadmuse hal ciise mise
Wasiirka isgaadhsinta telecommunication Minister
Wasiirka arimaha dibada iyo xidhidka caalaamiga
Wasiirka Maaliyada
Wasiirka Qorsheynta qaranka
iyo wasirka taclinta sare
shantas bey habar awal leeyihin