Wafti u hogaaminaayo Dr.Cabdi Aw Dahiir Oo Tagay Ceerigaabo
Moderator: Moderators
- HaragWafi85
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1838
- Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
- Location: Somaliland.
Wafti u hogaaminaayo Dr.Cabdi Aw Dahiir Oo Tagay Ceerigaabo
Burco-(Togdeernews)- Wafti u hogaaminaayo Wasiirka Xanaanadda Xoolaa Soomaaliland Dr Cabdi Aw Daahir Cali, oo ay weheliyaan W/kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda , Gudoomiyaha labaad ee Xisbiga Kulmiye iyo Madax dhaqameedyo ayaa maanta u kicitimay Magaaladda Cerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag.
Muhiimadda Safarkooda ayaa la xidiidha kormeerida kormeerida xaaladda guud ee gobolkaasi iyo xalinta falkii dhowaan ka dhacay magaaladdaasi ee lagu dilay Taliyhi Saldiga dhexe ee magaaladda.
waftigan oo xalay ku hakaday magaaladda Burco, isla markaana kulamo la qaatay Cuqaasha iyo Waxgaradka Gobolka, ayaa ku sugnaan doona gobolka Sanaag ilaa Maalinta Ciidal Odxada.
Togdheernews.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Wafti u hogaaminaayo Dr.Cabdi Aw Dahiir Oo Tagay Ceeriga
Dr abdi aw daahir is a good man did i tell you this guy is related to me his uncle died a few months ago in burco. And my dad told me that man who died is my fathers habrowadaag
Any how the taliye that was killed aun mr garmaqaate the killer was part of the police he needs to be caught and executed i heard he is daarood.
Any how the taliye that was killed aun mr garmaqaate the killer was part of the police he needs to be caught and executed i heard he is daarood.
- HaragWafi85
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1838
- Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
- Location: Somaliland.
Re: Wafti u hogaaminaayo Dr.Cabdi Aw Dahiir Oo Tagay Ceeriga
The coward that escaped from the city will inshallah be caught. The good news for Ceerigaabo though is a new saylad and some wells will be built.
Re: Wafti u hogaaminaayo Dr.Cabdi Aw Dahiir Oo Tagay Ceeriga
Emperor welcome back abti,
I was in Ceerigabo last week when this killing happened, and was staying with my boy who is abdalla xamud muse ismail which is the tribe of the taliye who was killed. The guy who killed him is naaleeye ahmed reer adan, and was a revenge killing for his brother that was murdered in 93, I heard a car was ready for him and he fled to Bossaso.
The killing happened afur time and right away the muse ismail brought the guns out, and shot were fired within the city then the sanaag military put the city to sleep. That night word got around that I was dhulbahante so I moved to a hotel called royal which is owned by naaleeye for safety precautions
This city is on the verge of war, and clanism is rampant it's peace is fragile also.
I was in Ceerigabo last week when this killing happened, and was staying with my boy who is abdalla xamud muse ismail which is the tribe of the taliye who was killed. The guy who killed him is naaleeye ahmed reer adan, and was a revenge killing for his brother that was murdered in 93, I heard a car was ready for him and he fled to Bossaso.
The killing happened afur time and right away the muse ismail brought the guns out, and shot were fired within the city then the sanaag military put the city to sleep. That night word got around that I was dhulbahante so I moved to a hotel called royal which is owned by naaleeye for safety precautions
- HaragWafi85
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1838
- Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
- Location: Somaliland.
Re: Wafti u hogaaminaayo Dr.Cabdi Aw Dahiir Oo Tagay Ceeriga
garad13 the taliye was Musa Tuurwa not Abdalle Xamuud.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Wafti u hogaaminaayo Dr.Cabdi Aw Dahiir Oo Tagay Ceeriga
Salaan sare garad abti so ma wanaagsanid. So let me get this straight the dholbahante guy was part of the police force of ceerigaabo he killed the taliye because of something happened like more then 18 years ago walana so it was a revenge killing any how way iska qaboobi reer sanaag know how to live together dagaal wey so arkeen. Where are you now garad ma laascaanood mise hargeysa
- HooBariiska
- SomaliNet Super

- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: Wafti u hogaaminaayo Dr.Cabdi Aw Dahiir Oo Tagay Ceeriga
Garaad it would be in the best interest of your people to give this guy up cos reer turwaa way walanyihiin, they will kill 5 naleeya axmad, mark my word
Re: Wafti u hogaaminaayo Dr.Cabdi Aw Dahiir Oo Tagay Ceeriga
I was in Laascaanood and Kalabaydh most of ramadan, right now im in Hargeysal. Your right way iska qaboobi ceerigabo i just went there at the wrong time and didn't see much because of the curfewThe_Emperior5 wrote:Salaan sare garad abti so ma wanaagsanid. So let me get this straight the dholbahante guy was part of the police force of ceerigaabo he killed the taliye because of something happened like more then 18 years ago walana so it was a revenge killing any how way iska qaboobi reer sanaag know how to live together dagaal wey so arkeen. Where are you now garad ma laascaanood mise hargeysa
Yeah this guy was part of the police force and was straight from Awrboogays and was waiting for the right time to kill this guy 15 bullets buu kuu dhuftay kollay waa nin ciil qabay. This issue is about a year ago a muse ismail guy killed a naaleeye ahmed guy and muse ismailka way soo qabteen oo wala togtay so they want naaleeye ahmed to do the same but are refusing which is raising tensions. Nin aan waxba sameyn baa akhirka uun la dilaya revenge killing are a big issue in the city.
Re: Wafti u hogaaminaayo Dr.Cabdi Aw Dahiir Oo Tagay Ceeriga
Dadka way wada walanyihin Muse Turwaa walida ay dadka kale dheeryihin waa maxay?Timo_Case wrote:Garaad it would be in the best interest of your people to give this guy up cos reer turwaa way walanyihiin, they will kill 5 naleeya axmad, mark my word
- HooBariiska
- SomaliNet Super

- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: Wafti u hogaaminaayo Dr.Cabdi Aw Dahiir Oo Tagay Ceeriga
^^ dee dont ask me why, waxan maqli jiray reer muuse turwaa waalan. Nimankanu they are known for burning ni99az alive ee mar danbe ceerigaabo ha ku noqon baan ku odhan lahaa for your safety
- HaragWafi85
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1838
- Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
- Location: Somaliland.
Re: Wafti u hogaaminaayo Dr.Cabdi Aw Dahiir Oo Tagay Ceeriga
If the guy fled to Bosaso - Puntland. Somaliland should contact the puntland authorities in Bosaso to hand over the killer.
Re: Wafti u hogaaminaayo Dr.Cabdi Aw Dahiir Oo Tagay Ceeriga
Next time im there I aint staying in muse ismails ends, Harti side baa shidanTimo_Case wrote:^^ dee dont ask me why, waxan maqli jiray reer muuse turwaa waalan. Nimankanu they are known for burning ni99az alive ee mar danbe ceerigaabo ha ku noqon baan ku odhan lahaa for your safety
- hargaysaay
- SomaliNet Super

- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Wafti u hogaaminaayo Dr.Cabdi Aw Dahiir Oo Tagay Ceeriga
Garad welcome how was your trip
- hargaysaay
- SomaliNet Super

- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Wafti u hogaaminaayo Dr.Cabdi Aw Dahiir Oo Tagay Ceeriga
Garad welcome how was your trip and btw do the harti of ceerigaabo support somaliland
Re: Wafti u hogaaminaayo Dr.Cabdi Aw Dahiir Oo Tagay Ceeriga
That would be ideal in order to prevent revenge killings.HaragWafi85 wrote:If the guy fled to Bosaso - Puntland. Somaliland should contact the puntland authorities in Bosaso to hand over the killer.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 1109 Views
-
Last post by Ismail_Boss
-
- 0 Replies
- 447 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 480 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 6 Replies
- 778 Views
-
Last post by udun
-
- 0 Replies
- 382 Views
-
Last post by XidigtaJSL
-
- 38 Replies
- 19389 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 19 Replies
- 4033 Views
-
Last post by SuldaanOfSanaag
-
- 0 Replies
- 1675 Views
-
Last post by XidigtaJSL
-
- 5 Replies
- 1051 Views
-
Last post by Newboy
-
- 1 Replies
- 677 Views
-
Last post by siren