Ethiopian crusaders invade Somalia
Moderator: Moderators
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Ethiopian crusaders invade Somalia
Ciidamo Itoobiyaan oo dhaq dhaqaaqyo
ciidan ka wada Gedo (Warbixin)
Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa dhaq dhaqaaqyo
ciidan ka wada qeybo ka mid ah Gobolka Gedo,
xilli deegaanada Gobolkaas ay wali isku mari
la' yihiin Ciidamada Dowladda KMG iyo kuwa
Shabaab , oo muddo afar bilood ku dagaalamaya
halkaas.
Inkastoo Ciidamada Dowladda haatan gacanta
ku hayaan inta badan degmooyinka Gobolka
Gedo ayaa hadana waxaa soo baxaya khilaaf u
dhaxeeya Saraakiisha Dowladda, kaasoo lagu
tilmaamay midka uu horay ugu socon la' yahay
duulaanka Dowladda.
Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in
Ciidamo Itoobiyaan ah ay dhaq dhaqaaqyo
xoogan ka wadaan deegaanka Doolow, iyadoo
Ciidamo fara badan ay ka soo gudbeen dhinaca
Doolow Itoobiya maamusha .
Ra 'iisul Wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi ayaa
shir madaxeedkii Midowga Afrika dhaqaalaha
loogu uruurinayo Abaaraha geeska Afrika waxaa
uu sheegay inay suura gal tahay inay mar kale
galaan Gudaha Soomaaliya, isagoo markan
xusay inay qorsheynayaan in Gar gaarka sama
falka gaarsiiyaan Gobolada Shabaab
maamulaan .
Dhawaaqa Ra 'iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa ah
mid Urur Goboleedka IGAD ku doonayaan inay
qaab awood leh inta Gobolada ka maamulaan
Shabaab uga saaraan, iyadoo uu cadeeyay
Zenawi in lix ka mid ah Dowladdo uusan
carabaabin ay ka qeyb qaadan doonaan
qorshaha cusub ee ku aadan in gar gaar sama
fal ku gaarsiiyaan deegaanada Shabaabka
maamulaan ee macluusha laga soo sheegay.
Laakiin dhaq dhaqaaqa Ciidamada Itoobiya ka
sokow waxaa iyana jira dhaq dhaqaaq aad u
xoog badan oo Shabaabka wadaan, kadib markii
Boqolaal Ciidamo isugu geeyay Gobolada Gedo
iyo Jubada Hoose, Ciidamada badankood ayaa
ah kuwo ka baxay Magaalada Muqdisho ee ka
soo jeeda Goboladaas.
Wararka qaar ayaa sheegaya in Ciidamadan ay
duulaan ku kala yihiin Degmada Dhoobley iyo
deegaanada kale ee Gobolka Gedo, taasoo ka
dambeysay markii saraakiisha Dowladda ay
qaab beeleed bilaabeen inay u xafiiltamaan,
kadib markii Ciidamo uu watay sarkaal ay ka
baxeen Dhoobley, isla markaana ay qabteen
dhanka Ceel- waaq.
Xaaladaha cusub ee ka soo if baxaya Gobolka
Gedo ayaa muujinaya saan saan dagaal bilow ah
oo markan waji kale yeesha, marka loo eego
dhaq dhaqaaqa cusub ee Ciidamada Itoobiya
haatan ku lug leeyihiin .

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Ethiopian crusaders invade Somalia
Let them finish each others offThe_Emperior5 wrote:xabashis![]()
![]()
![]()
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Ethiopian crusaders invade Somalia
ina aadan wrote:Ethiopia
Loool ina aadan awoow ma iley ba mashhruuc ku so siiyey
Re: Ethiopian crusaders invade Somalia
habeshas. 
-
ina aadan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3629
- Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
- Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso
Re: Ethiopian crusaders invade Somalia
The_Emperior5 wrote:ina aadan wrote:Ethiopia
Loool ina aadan awoow ma iley ba mashhruuc ku so siiyey
Suldaan gaaladu waxay tidhadaa "I've seen the light", anigana hadaan arkay.
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Ethiopian crusaders invade Somalia
If they dare invade gedo I will spill my blud to defend it stinking habeshas and their friends of treacherous tribes wallahi oo billahi I will spit on their maydh wa bi idnillah
-
Pwani
- SomaliNetizen

- Posts: 677
- Joined: Tue Feb 22, 2011 4:11 am
- Location: Take ur somalia and shove it up in ur black ass, im puntlander first mkenya second......
- Contact:
Re: Ethiopian crusaders invade Somalia
grandpakhalif wrote:If they dare invade gedo I will spill my blud to defend it stinking habeshas and their friends of treacherous tribes wallahi oo billahi I will spit on their maydh wa bi idnillah
Re: Ethiopian crusaders invade Somalia
sheydaan sheydaan baa lodira marka aan oga dhaxbaxno xabashida iyo alsheydaan hana iscunan 
Re: Ethiopian crusaders invade Somalia
Injirooreyaal should be fought and destroy mercilessly.

- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Ethiopian crusaders invade Somalia
grandpakhalif wrote:If they dare invade gedo I will spill my blud to defend it stinking habeshas and their friends of treacherous tribes wallahi oo billahi I will spit on their maydh wa bi idnillah
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 21 Replies
- 2240 Views
-
Last post by Shirwac_1
-
- 9 Replies
- 756 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 5 Replies
- 605 Views
-
Last post by Executive
-
- 21 Replies
- 2478 Views
-
Last post by Shirib
-
- 80 Replies
- 5382 Views
-
Last post by MaDaRkIcIs LiBaAx
-
- 4 Replies
- 847 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 19 Replies
- 1992 Views
-
Last post by KingMJ
-
- 10 Replies
- 1896 Views
-
Last post by Zoomalia4Kucks
-
- 7 Replies
- 849 Views
-
Last post by zingii
-
- 24 Replies
- 1814 Views
-
Last post by DawladSade