Ugaaska Guud ee Beesha Sade Ugaas Maxamed Eid Message

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Ugaaska Guud ee Beesha Sade Ugaas Maxamed Eid Message

Post by XimanJaale »

Image

Garbahareey (Saadaal Media) Ugaaska Beesha Sade ee dhawaan la doortay Ugaas Maxamed Ugaas Cumar Ugaas Xirsi oo wareysi kooban siiyay warbaahinta Saadaal ayaa ugu horayntii u hambalyeeyay munaasabada Ciidul fitriga ummada Soomaaliyeed,isagoo Ilaahay uga baryay inuu soonkii ay soo soomeen uu ka aqbalo.


Ugaas Maxamed ayaa sidoo kale ka hadlay xaalada Abareed ee Soomaaliya gaar-ahaan gobalada Gedo iyo Jubooyinka oo uu sheegay inay marayaan heerkii ugu xomaa,wuxuu baaq u diray qurbajoogta oo uu ka codsaday inay soo gargaaraan dadka walaalahood ah ee dhibaataysan isagoo dhanka kalana xusay inay jiraan gurmadyo ay qurbajoogta horay u fidyeen haddana ay wadaan lakiin loo baahanyahay in lasii kordhiyo oo dadka wax haysta ay walaalahood dhibaatadaan abaareed aysan ku fiirsan.


Hoos ka dhageyso wareysiga Ugaas Maxamed Ugaas Cumar oo Dhamaystiran:
http://saadaal.com/index.php?option=com ... &Itemid=18
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”