Faroole runs to Garowe out of the blue but why?Come inside

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Awraadle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 333
Joined: Sat Sep 03, 2011 9:27 pm
Location: XimanJaale

Faroole runs to Garowe out of the blue but why?Come inside

Post by Awraadle »

Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole oo hgaaminayey wafdi a socda Puntland oo ka qeybgalayey shirka loogu magacdaray wada tashiga ee ka socda Muqdisho ayaa duhurnimadii maanta ka soo dhoofay magaalada Muqdisho.

Wararka naga soo gaaraya Muqdisho ayaa sheegaya in madaxweyne Faroole uu si deg deg ah uga so dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho isagoo ku sii jeeda magaalada Garowe.

Madaxweyne Faroole ayaa sida qorshuhu markii hore ahaa waxay ahayd inuu sugo illaa inta maalinta beri ah shirka laga soo gabagabeynayo maadaama uu isagu hgaaminayey ergada ka timid dhanka Puntland, laakiin madaxweyne Faroole ayaa si kedis ah maanta u so afjaray joogitaankiisa Muqdisho.

Dhanka kale Ilo lagu kalsoonaan karo oo ku sugan magaalada Garowe ayaa sheegay in saacadihii u dambeeyey magaalada Garowe uu ka socday mooshin ka dhan ah madaxweynaha kaasoo ay wadaan qaar ka mid ah mudanayaasha barlamaanka Puntland oo si weyn u dhaliilsan madaxweyne Faroole. :lol: :lol: Leelkase and Awrtable have finally woken up!

Ilo wareedyada ayaa xaqiijiyey in mooshinka uu mudooyinkanba socday ayna isku raaceen tiro ka mid ah xildhibaanada barlamaanka kuwaasoo u gudbiyey gudoomiyaha barlamaanka C/rashiid Maxamed Xersi, iyadoo gudoomiyaha barlamaankana uu markii hre isku dayey inuu yareeyo mooshinka looga horjeedo madaxweyne Faroole.

Hase yeeshee wararka qaar ayaa sheegaya in wixii ka dambeeyey toddobaadkii hre markii ciidamada Puntland ay si bareer ah weerar ugu qaadeen dad shacab ah oo ku sugan xaafada Garsoor ee waqooyiga Gaalkacyo isla markaana madaxweyne Faroole uu arintaa raali galin ka bixin waayey ayuu gudoomiyaha barlamaanka gareystay in uu taageero mooshinka looga horjeedo madaxweyne Faroole ee ay wadaan mudanayaasha barlamaanka Puntland qaarkood.

Mooshinka ayaa sida warka aan ku heleyno waxay xildhibaanada qorsheynayaan in ay horgeeyaan golaha oo arka hore wax iska weydiin doona dhowr waxyaabood oo ay ka mid yihiin:

Ma cadda in safarka deg dega ee madaxweyne Faroole ugu ambabaxay Garowe maanta uu la xiriiro mid hawlo kale ay keeneen iyo inuu yahay mid ka dhashay mooshinka isaga ka dhanka ah ee la socda xarunta Puntland kaasoo xilligan ku soo beegmay waqti xasaasi ah isla markaana madaxweyne Faroole uu gorgortan siyaasadeed kula jiro DKMG ah ee Muqdisho.
http://kismaayo24.com/?p=15999
http://www.jowhar.com/news.php?readmore=2684

Delegates from Caabudwaaq are doing great job in Gaalkacyo :up:
Wufuudi Cabudwaaq ka tagay oo guda galay xalinta dagaalki dhiga badan uu ku daatay ee ka dhacay Magalada Galkacyo

Wararka naga soo garaya Magalada Galkacyo ee Xarunta Mudug ayaa tibaxaya in magaladaasi ay ka socdan Shirar lagu dhamaynaayo Dagaalki dhiga badan u ku daatay ee ka dhacay Magalada Galkacyo.

Wararka aya waxaay intaasi ku darayaan in Shirar badan oo dhex dhexadin ah la galay waxaad na moda hada in sidi hore la iskaga soo dhowyahay.

Waxaa Magalada soo buux dhafiyay Ergoyin ka kala yimid Gobolada Dalka Qaas ahan Degaanada ay dagaan Beesha Darood waxaana ka go,an so afjarida mashaqada ka dhacaday Magalada Galkacyo.

Maamulka Puntland ayaa hada u muqda kuwa u hogaansan isla markana u helen in Xaalada Magalada galkacyo mar un lagu soo celiyo sidi ay ahayd.

Dhanka kale Ergada ka timid Magalada Cabudwaaq aya ayagana waxaa ka go,an in ay Xaal wara dhex dhigaan Belaha ku dagalamay Magalada Galkacyo.
Its time for Leelkase to put their foot down. :up:

Leelkase have confirmed that they will withdraw from Puntland admin if Faroole doesn't step down.

Puntland admin will collapse if Leelkase withdraw, hopefully Faroole will step down and be a hero by saving Puntland. :up:

What will Faroole do?
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Faroole runs to Garowe out of the blue but why?Come insi

Post by Cali_Gaab »

Whoa, seems like Bintiland is falling :clap:
Awraadle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 333
Joined: Sat Sep 03, 2011 9:27 pm
Location: XimanJaale

Re: Faroole runs to Garowe out of the blue but why?Come insi

Post by Awraadle »

Cali_Gaab wrote:Whoa, seems like Bintiland is falling :clap:
:down: :down:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Faroole runs to Garowe out of the blue but why?Come insi

Post by Cali_Gaab »

Ululuululululululululu :clap: :clap:
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Faroole runs to Garowe out of the blue but why?Come insi

Post by ina aadan »

Cali_Gaab wrote:Ululuululululululululu :clap: :clap:
:lol:
Awraadle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 333
Joined: Sat Sep 03, 2011 9:27 pm
Location: XimanJaale

Re: Faroole runs to Garowe out of the blue but why?Come insi

Post by Awraadle »

ina aadan wrote:
Cali_Gaab wrote:Ululuululululululululu :clap: :clap:
:lol:
:lol: kuwan iidoor waxa ku fiilan a sub-sub-sub clan of Dhulbahante.
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Faroole runs to Garowe out of the blue but why?Come insi

Post by abdalla11 »

Hate it or love it, but he's the next President
Awraadle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 333
Joined: Sat Sep 03, 2011 9:27 pm
Location: XimanJaale

Re: Faroole runs to Garowe out of the blue but why?Come insi

Post by Awraadle »

abdalla11 wrote:Hate it or love it, but he's the next President
:lol: :lol: Anything is possible, the UN are desperate to make the new president to be a corrupted, tribalistic person, I guees Faroole is a suitable candidate for them.

However, We Somalis need a clean wadani leader no matter his clan. :up: Somalia doesn't need jiid aan ku jiidee. Iska jooji waxaan baas.
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Faroole runs to Garowe out of the blue but why?Come insi

Post by Babygirl- »

Cali_Gaab wrote:Ululuululululululululu :clap: :clap:
The only guy on Somalinet who acts like a Female!! & runs after men! Caasho-Gaab :?
User avatar
IRONm@N
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5122
Joined: Tue May 01, 2001 7:00 pm
Location: Jannatul-Fardowsa
Contact:

Re: Faroole runs to Garowe out of the blue but why?Come insi

Post by IRONm@N »

The problem with Faroole is, while there is too much going on in Puntland, he ignores it and is more concerned with TFG and what is going on in Mogadishu, and he likes to attend TFG/UN meetings in Europe, Kenya and Ethiopia, etc.
so I don't doubt if they strip him of his power.
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Faroole runs to Garowe out of the blue but why?Come insi

Post by Cali_Gaab »

Babygirl- wrote:
Cali_Gaab wrote:Ululuululululululululu :clap: :clap:
The only guy on Somalinet who acts like a Female!! & runs after men! Caasho-Gaab :?
uulluulululuululululululululululululululululululul :clap: :clap: :clap:
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: Faroole runs to Garowe out of the blue but why?Come insi

Post by abdalla11 »

Awraadle wrote:
abdalla11 wrote:Hate it or love it, but he's the next President
:lol: :lol: Anything is possible, the UN are desperate to make the new president to be a corrupted, tribalistic person, I guees Faroole is a suitable candidate for them.

However, We Somalis need a clean wadani leader no matter his clan. :up: Somalia doesn't need jiid aan ku jiidee. Iska jooji waxaan baas.
If you had to choose between Shariif and Faroole who would you pick for presidency?
siren
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7879
Joined: Fri Nov 28, 2003 7:00 pm
Location: PREPARE- D-DAY IS COMING!

Re: Faroole runs to Garowe out of the blue but why?Come insi

Post by siren »

Babygirl- wrote:
Cali_Gaab wrote:Ululuululululululululu :clap: :clap:
The only guy on Somalinet who acts like a Female!! & runs after men! Caasho-Gaab :?
It is obvious that he has a thing for Darood men .... :?
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Faroole runs to Garowe out of the blue but why?Come insi

Post by Cali_Gaab »

siren wrote:
Babygirl- wrote:
Cali_Gaab wrote:Ululuululululululululu :clap: :clap:
The only guy on Somalinet who acts like a Female!! & runs after men! Caasho-Gaab :?
It is obvious that he has a thing for Darood men .... :?
yeah I do, them dying :clap:
Awraadle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 333
Joined: Sat Sep 03, 2011 9:27 pm
Location: XimanJaale

Re: Faroole runs to Garowe out of the blue but why?Come insi

Post by Awraadle »

abdalla11 wrote:
Awraadle wrote:
abdalla11 wrote:Hate it or love it, but he's the next President
:lol: :lol: Anything is possible, the UN are desperate to make the new president to be a corrupted, tribalistic person, I guees Faroole is a suitable candidate for them.

However, We Somalis need a clean wadani leader no matter his clan. :up: Somalia doesn't need jiid aan ku jiidee. Iska jooji waxaan baas.
If you had to choose between Shariif and Faroole who would you pick for presidency?
I wouldn't put my voting slip in none of their boxes. They are both corrupt weak and politically disabled. :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”