Xubnaha Madaxweyne Siilaanyo u Magacaabay Guddida Diiwaan-gelinta iyo Ardaayada ay Ka soo Jeedaan
Hargeysa-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Siilaanyo, ayaa Habeen hore si rasmi ah u shaaciyey Magcyada xubnaha noqon doona Guddiga Diiwaangelinta Ururada-siyaasiga ah, kuwaasoo ka kooban Toddoba xubnood, isla markaana sida uu dhigayo xeerkii dhowaan la ansixiyey loo baana yahay in ay lahaadaan heer aqooneed gaadhsiisan ilaa Digrii Jaamacadeed.
Haddaba xubanah Toddobada ah ayaa waxa magacyadooda iyo hayb ahaan deegaanada ay ka soo kala jeedaan kala yihiin sidan hoos ku qoran, sidoo kalena waxa uu u dhignaa Warsaxaafadeedkii Madaxweynuhu soo saaray sidan:
"..Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu Caawa (Habeen hore) Xeer Madaxweyne oo Numberkiisu yahay 0170/092011 ku magacaabay Guddida diiwaan-gelinta ururada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka.
Madaxweynuhu:
Markuu Arkay: Qodobka 9aad iyo 90-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland,
Markuu Arkay: Qodobka 3aad ee Xeerka Nidaamka Ururada iyo Axsaabta Siyaasadda Xeer Lr. 14/2011.
Markuu Tixgeliyey: Baahida loo qabo in la magacaabo Guddida Diiwangelinta Ururada Siyasadda iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland.
Wuxuu go’aansaday
In uu magacaabo Guddiga Diiwaan-gelinta Ururada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland, Guddidaas oo ka kooban 7 xubnood, oo ay kala ah:
Cabdalle Ibraahim Maxamed Arab
Cabdirisaaq Jaamac Cumar (Ciyaale) Ciise Muuse H/Awal
Xasan Axmed Ducaale (Macalin): Garyaqaan Cimraan
Cumar Xasan Jaamac Ciidagale
Maxamed Cabdi Maalik Dhulbahante Naaleeye Axmed
Aadan Geedi Qayadi Samaroon
Ismaaciil Cabdilaahi Cali Unknow
Yool
The Committee president Siilaanyo announced
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 1223 Views
-
Last post by Keyse_0208
-
- 13 Replies
- 1637 Views
-
Last post by gambit
-
- 15 Replies
- 1044 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 3 Replies
- 709 Views
-
Last post by Hawdian
-
- 0 Replies
- 668 Views
-
Last post by Individual
-
- 9 Replies
- 972 Views
-
Last post by original dervish
-
- 10 Replies
- 553 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 416 Views
-
Last post by newsbot
-
- 17 Replies
- 1783 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 84 Replies
- 4773 Views
-
Last post by original dervish