Peace prevails in Garsoor (photos)

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Monk-of-Mogadishu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine

Peace prevails in Garsoor (photos)

Post by Monk-of-Mogadishu »

I think its high time to close this chapter. Clan elders, peacemakers, and religious figures from across the state as well as local clan leaders have come to Garsoor to put a rest to the conflict.


Image

Image

Image

Image

Image
User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: Peace prevails in Garsoor (photos)

Post by greenday »

Mashallah, i saw then speak on telly, people were glad it was over :up:
Awraadle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 333
Joined: Sat Sep 03, 2011 9:27 pm
Location: XimanJaale

Re: Peace prevails in Garsoor (photos)

Post by Awraadle »

Mashallah, I'm proud of the delegates from Caabudwaaq :up:
Ergada nabadeed ee beesha Sade Daarood ee soo gaartay magaalada Gaalkacyo ayaa maalmihii la soo dhaafay qeyb ka ahayd ergooyinka ku guda jira waan-waanta iyo wada xaajoodyada laga dhex wado dhinacyada dirirtu ku dhexmartay magaalada Gaalkacyo.

Ergada Beesha Sade Daarood waxay soo saareen Bayaan ay ku xoojinayaan nabada magaalada Gaalkacyo isla markaana ay shacabka kula dardaarmayaan in laga shaqeeyo nabada iyo xasiloonida Gaalkacyo.

Afhayeenka Ergada beesha Sade, Hareeri Cali Barre ayaa akhriyay bayaanka ay soo saareen ergada beesha Sade waxaana qodobadii ergadu soo saartay ka mid ahaa.

In gebi ahaanba la joojiyo xabada nooc kasta oo ay tahay.
In si guud loo qaato nabada iyo waan-waanta ay wadaan ergada Daarood.
In la soo celiyo dadkii colaada ku barakacay.
In dib loo furo wadooyinka xiran, lakala qaado ciidamada, dibna loo howlgeliyo dhamaan goobihii ganacsiga ee magaalada Gaalkacyo.
In laga fogaado wax kasta oo abuuri kara jewi colaad, lana taageero nabada.
Ergada nabadeed ee ka socotay Beesha Sade Daarood ayaa waxay soo gaareen magaalada Gaalkacyo iyagoo ka kooban 31 xubnood oo uu horkacayo Ugaaska guud ee beesha Sade Daarood Ugaas Axmed Barre Cali Xaabuun.



Read more: http://kismaayo24.com/?p=16130#ixzz1XNdGRQBz
NationHood
Posts: 6
Joined: Sun Sep 04, 2011 12:38 am

Re: Peace prevails in Garsoor (photos)

Post by NationHood »

This is what makes reer Mudug iyo Puntlanders in general so unique, Our love for peace overweights all else. Our Respect for our Clan elders, peacemakers, and religious figures is extraordinary.
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Peace prevails in Garsoor (photos)

Post by Xamud. »

Am very proud of my Darood blood, from Dhulbahante to Marexaan to Dashiishe, they rushed to Mudugs aid, and this shows us that no matter how hard we fight, our elders waa na qaban karan.
anonymousfaarax
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1987
Joined: Thu Aug 11, 2011 4:35 pm

Re: Peace prevails in Garsoor (photos)

Post by anonymousfaarax »

Proof yet again that Somali elders have a role to play for the betterment of our society. That is if they are respected and left to remain in, some forms, in their traditional roles.
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Peace prevails in Garsoor (photos)

Post by Xamud. »

http://puntlandi.com/?p=19793 monkey upload this video please, I dont know how to upload videos :|
NationHood
Posts: 6
Joined: Sun Sep 04, 2011 12:38 am

Re: Peace prevails in Garsoor (photos)

Post by NationHood »

[youtube]nNjlawYB1eA&feature=player_embedded[/youtube]
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Peace prevails in Garsoor (photos)

Post by SahanGalbeed »

War odayaashan daaroodku waa "tardy".
Shalay daaroodku halkaasu socday bal eega idinku ba :lol:
viewtopic.php?f=250&t=285167&start=15

Aniga ka soo gaadhay oo ku idhi wax isku fala , I should be thanked , ungrateful wax loo ma noqdo !! :lol:
Awraadle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 333
Joined: Sat Sep 03, 2011 9:27 pm
Location: XimanJaale

Re: Peace prevails in Garsoor (photos)

Post by Awraadle »

Gaalkacyo(Puntlandi.com) Video: Iyadoo maalmahaanba ay Odoyaal dhaqameedyada Puntland ku mashquulsanaayeen ka mira dhalinta isfahan la dhex dhigo Dowlada iyo Odoyaal dhaqameedyada Xaafada Garsoor ayaa waxey gaareen guulo wax ku ool ah oo horseedaya in Xaafada Garsoor uusan dagaal dambe ka dhicin,iyo in meesha laga saaro shaki ku kala dhex jirey Dowlada iyo Odoyaal dhaqameedyada, iyadoo la tix galinayo in amaanka Gobolka uu yahey masuuliyada Dowlada, maleeshiyaadka hubeysana laga saaro xaafada dhexdeeda, si hadaba taasi u hirgasho waxaa markiiba lagu dhaqaaqey qaadista Isbaarooyin yaaley Xaafada Garsiir, Waxaa Ciidanka Dowlada lagu celiyey Xeryahoodii. hoos ka daawo Odoyaal dhaqameedyada Puntland iyo waliba qaar ka yimid meelo Puntland ka baxsan sida Caabud waaq oo qaadaya isbaarooyinka.

Waxaa soo gudbinaya Wariye Mahad Jamac Koronto halka aad ka daawaneysaana waa Puntlandi
Mashallah :up:
Awraadle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 333
Joined: Sat Sep 03, 2011 9:27 pm
Location: XimanJaale

Re: Peace prevails in Garsoor (photos)

Post by Awraadle »

SahanGalbeed wrote:War odayaashan daaroodku waa "tardy".
Shalay daaroodku halkaasu socday bal eega idinku ba :lol:
viewtopic.php?f=250&t=285167&start=15

Aniga ka soo gaadhay oo ku idhi wax isku fala , I should be thanked , ungrateful wax loo ma noqdo !! :lol:
War adigu maxaa ka galay if Leelkase diaspora in Australia report Faroole? iidoor baa tahay ku mashquul the 3 habro iyo habartii xabusheed. :lol:
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Peace prevails in Garsoor (photos)

Post by Xamud. »

Ximaan
Isdaji sxb, dadka ha caayin, and dont ruin the topic ninyahow.

Tell Ugaaska waan so salameynay.
User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: Peace prevails in Garsoor (photos)

Post by garoweboy »

:up:
User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: Peace prevails in Garsoor (photos)

Post by tightrope »

:up:
User avatar
XaliimoFarax
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2936
Joined: Wed Sep 15, 2010 9:44 pm
Location: Only words on screen

Re: Peace prevails in Garsoor (photos)

Post by XaliimoFarax »

SahanGalbeed wrote:War odayaashan daaroodku waa "tardy".
Shalay daaroodku halkaasu socday bal eega idinku ba :lol:
viewtopic.php?f=250&t=285167&start=15

Aniga ka soo gaadhay oo ku idhi wax isku fala , I should be thanked , ungrateful wax loo ma noqdo !! :lol:
We thank u o dear neighbour :mrgreen: and I should apologise to my Darood fam :|

Serious note thu BlackBelvet was onto something a while back walle when she said 'as much Daroods are divided when push comes to shove they unite'. All this time I thought Darood was a political tool but this situation proved to me there might be something bigger.

Yaaay peace :clap: :clap:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”