HIRDA (Marehan NGO) builds school in Lascaanood

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Awraadle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 333
Joined: Sat Sep 03, 2011 9:27 pm
Location: XimanJaale

HIRDA (Marehan NGO) builds school in Lascaanood

Post by Awraadle »

HIRDA a Marehan NGO based in Amsterdam, Baardheere, Caabudwaaq and Kismaayo has built a school in Laascaanood. :up:
Ururka HIRDA ayaa gudaha Magaalada Laascaanood waxaa uu ku soo gabagabeeyey Howl Mashruuc balaaran oo dhismayayaal cusub loogu kordhinayey mid ka mid ah iskuul ku yaala Magaalada Laascaanood, Iskuulkaasi oo lagu Magacaabo Saamalay Primary and Secondary School oo ay hadda wax ka bartaan arday badan oo isugu jira Wiilal iyo Gabdho.

Abdisalam Maxamed Xuseen oo ah guddoomiyaha gudiga Iskuulka Saamalay Primary and Secondary School oo la hadlayey Warbaahinta ayaa waxaa uu faahfaahin uu ka bixyey Howlaha mashaariicda ah ee Ururka HIRDA uu ka fuliyey dhismaha Dugsigaasi oo uu sheegay in ay ka mid yihiin musqulo oo loogu talagaley in ay isticmaalaan Ardayda iyo Macalamiinta, Haan-weyn oo ardaydu ay ka cabaan biyo nadiif ah,iyadoo dhamaan musqulaha la wada geliyey tuubooyin biyaha laga shubto.

Abdisalam ayaa waxaa uu intaasi ku daray Mashruucani dhismaha oo ah kii ugu balaarnaa ee Iskuulkan laga hergeliyo ayuu sheegay in ay ahmiyad gaar ah u leeyihiin dardargelinta howlaha waxbarashada ee ka soconaya deegaanka ,isagoo dhinaca kalana ku amaanay Ururka HIRDA mashaariicdii dhismaha ahaa ee ay ka fuliyeen iskuulkaasi iyo kuwa kale oo jira guud ahaan Dalka Somaliya. Waxaana uu yiri :“Barnaamijkan waxa uu faaíido u leeyahay bulshada oo dhan, waxaana laga faaíidayaa helidda biyo nadiif ah taasoo kor u qaadaysa caafimaadka ardayda iyo dadka u dhaw dhaw Iskuulka,Waxaana leeyahay Hayádda HIRDA waad ku mahadsan tihiin garabka aad ina siiseen.” Ayuu yiri Abdisalam Maxamed Xuseen

Dhinaca kale Waxaa Haan-weyn oo u gaar ah loo sameeyey Xaafadda Saamalay,taasi oo loogu talagalay inay dadweynaha ka dhaansadaan biyaha ay u baahan yihiin,waxaana mashruucan uu ka dhigan yahay mid ay dadweynaha magaaladda ka faaídeystaan.

Iskuulkan mashruuca laga fuliyey iyo Ceelka Saamalaay ayaa waxaa la dhisay sanadkii 2006,waxaana ay qeyb weyn ka qaateen sara u kaca nolosha bulshada Magaallada Laascaanood iyo Biyaha la cabo ee deegaankaasi.

Abdisalaan ayaa sheegay in hada taageerada iyo hamsami u socodka iskuulka ay ka helaan waalidiinta dhalay carruurta dhigata iskuulka, waxaana uu dhica kale sheegay inay rajeynayaan wada shaqeyn xoogan iyo garab ay ka helaan Hayádda HIRDA oo xarunteedu tahay Wadanka Holland.

Read more: http://kismaayo24.com/?p=16051#ixzz1XHriuUvq
Image

Image

Image

Image
User avatar
DropkickMurphy
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 822
Joined: Sat Jul 02, 2011 9:13 pm
Location: Xaafada Iskufilan

Re: HIRDA (Marehan NGO) builds school in Lascaanood

Post by DropkickMurphy »

Hirda works in many places in Somalia and it is got nothing to do with qabiil.
Awraadle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 333
Joined: Sat Sep 03, 2011 9:27 pm
Location: XimanJaale

Re: HIRDA (Marehan NGO) builds school in Lascaanood

Post by Awraadle »

DropkickMurphy wrote:Hirda works in many places in Somalia and it is got nothing to do with qabiil.
Its a Marehan NGO. All the Marehan's in diaspora pay 10-20 pounds/euros every month taken directly from their bank. I'm one of them.

HIRDA doesn't really work in everyplace in Somalia except of places Marehan's inhabit, however since last year they started to work in other places such as Mogadisho etc. :up:
User avatar
BlackVelvet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23249
Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
Location: On Idman's mind

Re: HIRDA (Marehan NGO) builds school in Lascaanood

Post by BlackVelvet »

Even NGOs have qabiil :lol: :lol:
User avatar
Username1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1251
Joined: Tue Feb 15, 2011 11:32 am

Re: HIRDA (Marehan NGO) builds school in Lascaanood

Post by Username1 »

Awraadle wrote:
DropkickMurphy wrote:Hirda works in many places in Somalia and it is got nothing to do with qabiil.
Its a Marehan NGO. All the Marehan's in diaspora pay 10-20 pounds/euros every month taken directly from their bank. I'm one of them.

HIRDA doesn't really work in everyplace in Somalia except of places Marehan's inhabit, however since last year they started to work in other places such as Mogadisho etc. :up:
Charity begins at home, my loony friend.. :sland: :up:
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: HIRDA (Marehan NGO) builds school in Lascaanood

Post by Voltage »

Hirda is by clan definitions a Marehan NGO and primarily works in Marehan deegaan. However they are not limited to Marehan.

http://www.hirda.org/
Last edited by Voltage on Tue Sep 06, 2011 3:42 pm, edited 1 time in total.
User avatar
DropkickMurphy
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 822
Joined: Sat Jul 02, 2011 9:13 pm
Location: Xaafada Iskufilan

Re: HIRDA (Marehan NGO) builds school in Lascaanood

Post by DropkickMurphy »

Awraadle wrote:
DropkickMurphy wrote:Hirda works in many places in Somalia and it is got nothing to do with qabiil.
Its a Marehan NGO. All the Marehan's in diaspora pay 10-20 pounds/euros every month taken directly from their bank. I'm one of them.

HIRDA doesn't really work in everyplace in Somalia except of places Marehan's inhabit, however since last year they started to work in other places such as Mogadisho etc. :up:
If it is a Marehan NGO then what is the point of them working in other regions? Do they have their priorities mixed up or something?
Awraadle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 333
Joined: Sat Sep 03, 2011 9:27 pm
Location: XimanJaale

Re: HIRDA (Marehan NGO) builds school in Lascaanood

Post by Awraadle »

DropkickMurphy wrote:

HIRDA was created by Marehan diaspora, Marehan diaspora fund this NGO on monthly bases. They work for their fellow Marehans backhome but also other Somalis in other regions.

I guees since last year, they trying to be national.
User avatar
DropkickMurphy
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 822
Joined: Sat Jul 02, 2011 9:13 pm
Location: Xaafada Iskufilan

Re: HIRDA (Marehan NGO) builds school in Lascaanood

Post by DropkickMurphy »

I just don't understand the point of a NON-PROFIT organization funded by specific group, as you claim, going national when they can use all resources for the region that specific group call home.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: HIRDA (Marehan NGO) builds school in Lascaanood

Post by Voltage »

Hirda built and takes care of a primary and secondary school in Caabudwaaq, multiple schools in Gedo, and two schools in Kismaayo. They also run a MHC (maternity health center) in Caabudwaaq, a clinic in Baardheere and one in Beled-Xaawo, and a MHC in Kismaayo. Here is Ismaaciil Cigaal Giirl secondary school in Caabudwaaq built by Hirda. In addition they also run seminars and hold political and social discussions involving society, civic building exercises,etc.

I don't know how also using some of your resources to aid some of your brethren in other parts of the country is "misplaced" priority.
Awraadle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 333
Joined: Sat Sep 03, 2011 9:27 pm
Location: XimanJaale

Re: HIRDA (Marehan NGO) builds school in Lascaanood

Post by Awraadle »

DropkickMurphy wrote:I just don't understand the point of a NON-PROFIT organization funded by specific group, as you claim, going national when they can use all resources for the region that specific group call home.
HIRDA is funded by Marehan diaspora. But also other people like UNICEF and other big charity givers etc. So maybe if they show those 'large funders' that they going big, they will get bigger funds from them, and therefore HIRDA will get more FUNDS and use those funds mostly in their own regions and the left-overs in other regions, and the cycle continues.
ShirShoore7
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 883
Joined: Fri May 21, 2004 7:00 pm
Location: Kismaayo

Re: HIRDA (Marehan NGO) builds school in Lascaanood

Post by ShirShoore7 »

Voltage wrote:Hirda built and takes care of a primary and secondary school in Caabudwaaq, multiple schools in Gedo, and two schools in Kismaayo. They also run a MHC (maternity health center) in Caabudwaaq, a clinic in Baardheere and one in Beled-Xaawo, and a MHC in Kismaayo. Here is Ismaaciil Cigaal Giirl secondary school in Caabudwaaq built by Hirda. In addition they also run seminars and hold political and social discussions involving society, civic building exercises,etc.

I don't know how also using some of your resources to aid some of your brethren in other parts of the country is "misplaced" priority.
:up:

Well done to HIRDA
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: HIRDA (Marehan NGO) builds school in Lascaanood

Post by samadoon-waaxid »

ximan,the school was already there,HIRDA added the tank and sanitation facilites.Well done to HIRDA though :up:
DropkickMorphy:The best way to run a reputable NGO in Somalia is to run bunch of siminars and sanitation programs in ur non qabiil degaans and take all the big projects to ur tribal areas.when it comes to funding time u will have that national appeal.If I ran NGO I would do the same thing :idea:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”