emperior

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: emperior

Post by Khalid Ali »

Hargeysay beryahan Suldaanka iyo gacanyarihisas aad baad ugu kacsantahay maxa jira abti bal soo yara daa
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: emperior

Post by hargaysaay »

khalid ali wrote:Hargeysay beryahan Suldaanka iyo gacanyarihisas aad baad ugu kacsantahay maxa jira abti bal soo yara daa
abti sownagii ku sharafnay sacad muso dhan suldaan kaaga dhignay inamadan aad ipg with out any reason looga tuurayana joojiya dee eed leedihin iidoor maaha balaayo ma jidho suldaan
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32790
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: emperior

Post by Khalid Ali »

Horta anigu suldaanka ma ihey laakin suldaanka waxan ka mid ahay shaqaalihisa ugu dhow dhow oo waxan ahay gacanyarihisa waxana ahay afayeenkisa kow dhe Suldaanka guud eeh beelaha reer sheikh isxaaq Suldaan Emperior xafidullah ilahay raali haka noqdo, wa suldaan cadaaali shacabkisa na si sharaf iyo karaamo ku mamuula , Sacadmusahad sheegeysid bu xita suldaan u yahay wa beel yar sacadmusa ka mid ah badweyntaha Isaaq 8 Hamood iyo affarta yemen Jira inta ba Suldaanka waxa u ah Suldaan Emperior, Suldaanka beel yar oo hargeysa degta iyo gabiley may caleemo saarin ah beelaha reer sheikh isxaaq ba caleemo saaray dhashi sheikhaa wixi ku abtirisada,, Inamadan reason u suldaanku oogyahay ba meesha looga saaray wixi mamuulkana waxa lo deynaya suldaanka sida ula soco,

gacanyaraha guud eeh Suldaan Emperior :sland:
User avatar
Ismail_Boss
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 691
Joined: Sat Feb 21, 2009 9:12 pm
Location: Burco - Somaliland

Re: emperior

Post by Ismail_Boss »

loool he is not suldanka reer sheikh isshaq throwin other reer sheikh issaq for no reason warya this is not the 90's you habar awal need to learn how to respect the others in reer sheikh issaq
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: emperior

Post by Mr_Alfaas »

khalid ali wrote:Horta anigu suldaanka ma ihey laakin suldaanka waxan ka mid ahay shaqaalihisa ugu dhow dhow oo waxan ahay gacanyarihisa waxana ahay afayeenkisa kow dhe Suldaanka guud eeh beelaha reer sheikh isxaaq Suldaan Emperior xafidullah ilahay raali haka noqdo, wa suldaan cadaaali shacabkisa na si sharaf iyo karaamo ku mamuula , Sacadmusahad sheegeysid bu xita suldaan u yahay wa beel yar sacadmusa ka mid ah badweyntaha Isaaq 8 Hamood iyo affarta yemen Jira inta ba Suldaanka waxa u ah Suldaan Emperior, Suldaanka beel yar oo hargeysa degta iyo gabiley may caleemo saarin ah beelaha reer sheikh isxaaq ba caleemo saaray dhashi sheikhaa wixi ku abtirisada,, Inamadan reason u suldaanku oogyahay ba meesha looga saaray wixi mamuulkana waxa lo deynaya suldaanka sida ula soco,

gacanyaraha guud eeh Suldaan Emperior :sland:
:lol: :lol:


Aaameeen
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”