War Deg Deg Maxkamada Sare oo ku Dhawaaqday Xukunka Muranka Xisbiga UCID …. Iyo Eng Faysal Cali Waraabe oo helay Dacwada
Maxkamada Sare ee Jmahuuriyadda Somaliland Ayaa Ku dhawaaqday Xukunka Maxkamada iyo Go`aanka Muranka ka dhex oognaa Xisbiga UCID.
Maxkamada ayaa Go`aamisay in Gudoomiyaha SHarciga ah ee Xisbiga UCID yahay Eng faysal Cali Waraabe sidoo kalena meesha ka saaray wixi ku meel gaadha aha ee jiray sidoo kalena waxay xukuntay go`aamisayna in muddo Saddex bilood ah gudahood lagu qabto shirweynaha xisbiga.
Maxkamada ayaa sidoo kale go`aamisay in wixii ka nool shirweynihii labaad ee xisbiga ay sharci yihiin …
http://www.togaherer.com/2011/09/11/war ... biga-ucid/
War Deg Deg Maxkamada Sare oo ku Dhawaaqday Xukunka Muranka
Moderator: Moderators
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: War Deg Deg Maxkamada Sare oo ku Dhawaaqday Xukunka Mura
Cidii go`aankani qancin waayay Garyaqaan Mr_Alfaas hala xidhiidho.
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: War Deg Deg Maxkamada Sare oo ku Dhawaaqday Xukunka Mura
Good for faysal but huge set back for ucid party and ciro political career
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: War Deg Deg Maxkamada Sare oo ku Dhawaaqday Xukunka Mura
kaliil wrote:Cidii go`aankani qancin waayay Garyaqaan Mr_Alfaas hala xidhiidho.


Faysal cali warabe oo caawa hargeyso dhan casuumay


Re: War Deg Deg Maxkamada Sare oo ku Dhawaaqday Xukunka Mura
the court chief also said the UCID party conference must be held within three months from today so they may choose a new chairman/leader.
Faysal Cali Warabe is not out of the woods yet
Faysal Cali Warabe is not out of the woods yet
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 324 Views
-
Last post by afisoone
-
- 0 Replies
- 251 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 16 Replies
- 753 Views
-
Last post by Barkhadd
-
- 3 Replies
- 450 Views
-
Last post by djibsomali
-
- 6 Replies
- 396 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 1 Replies
- 245 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 1 Replies
- 499 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 15 Replies
- 777 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 15 Replies
- 1637 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 3 Replies
- 340 Views
-
Last post by Barkhadd