What are some of the best Reer waqooyi vs Reer xamar jokes?

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hargaysa1982
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 656
Joined: Tue Jul 12, 2011 10:42 am
Location: SIINAY (Hargeisa)

What are some of the best Reer waqooyi vs Reer xamar jokes?

Post by Hargaysa1982 »

Ee aad waliga maqashaqay...ku qor Af_Somali please hadii kale maraxos ayuu noqanaya:
User avatar
OliveOil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7678
Joined: Thu Feb 11, 2010 3:07 am
Location: I walk this empty street on the Boulevard of Broken Dreams

Re: What are some of the best Reer waqooyi vs Reer xamar jok

Post by OliveOil »

LOL I never heard of that :lol:
User avatar
Lillaahiya
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9782
Joined: Tue Sep 08, 2009 1:35 am

Re: What are some of the best Reer waqooyi vs Reer xamar jok

Post by Lillaahiya »

Nin reer Hargeysa ah ba shaqadiisa Xamar lagu beddelay. Xafiiski u ka shaqaynaaye raadiyow bu dhigtay si u idaacada ka dhegaysto. Galab walba wuxuu ka maqla 'hebel hebel amba heblaayo ayaa maanta lagu duugay Wardhigley'. Siddu maalin kaste ka maqlaye qofkaas ba la duugay, wuxuu is idhi adiguna orod isaaso duug. Shoow miskiinka muruq ba galay oo wuxuu moodaya baafinka xayeysiis :lol: Mar calaa mar marku xafiiska ka baxay ayuu taxi qabsaday oo ki waday ku odhay "meesha Wardhigley la yidhaahdo i gee". Darawaalki intu soo jeestay bu waydiye 'xaa ka rabta Wardhigley'. Ninki ba idhi uun 'inaan is duugo ba doonaaya' :lol:

Taqsilahi ka maba qasna, inleen wa camalkiisi, gaadhigana wu sii daaye. Ninka meeshi ba la geeye. Qabuuraha deyr weyn oo askaryo ilaashada ba ka dhisan. Darawaalki ba joogsaday oo askariga albaabka taagan ba gaadhiga ku soo dhowaaday. Ki intu lacagta bixiye ayuu ka soo dhadhigay :lol: Taqsilahi ba askariga ku idhi "Ani ninka ma kasaayo, wuxuu iri waan is duuga, waan ku si daaye". Xuuf, gaadhiga wu dhaqaajiye. Ki reer Hargeysa ah iyo askarigi ba isku hadhay.

Ninka: Albaabka iga fura
Askari: War maxaad rabta?
Ninka: Inaan is duugo baan doonaaya
Askari: Aboow, shaydaanka iska naar
Ninka: War meeshi dadka lagu duugi jire miyaanay ahayn meeshan?
Askari: May wey tahay, laakin maxaad isku duugi?

Intay islaa murmayn, ki askariga ahaa ba foodhiye oo deyrka hareerahiisa dhowr askaryo ka soo baxayn. Ninki ba la xidhay oo police stationki la geeye :lol: Inta la fadhisiye ayaa niman kale loo yeedhay si ay la tashadan :lol:

Askari: Xaa ku haaya?
Ninka: Bal qoodha iyo xeerada! Maxaad igu diidisan duugashada?
Askari: Is deji nooh
Ninka: Dadka kale waad duugtan oo galab walba idaacada ka maqle ee maxaa igu ka diray? Ma idinko keliya baad is duugtan? Dadka kale ma ogolid?!
Askari: Ma ado nool ba is duuga?
Ninka: Hadda ma ano dhintay ba lay duugi lahaa?
Askari: Dadka dhintay ba la duuga aboowe
Ninka: Weger. War idinko dhintay haddi la idin duugo, anago nool ba la na duuga.

Marki dambe dambe, oo la xiiqay ayaa lays fahmay :lol: Ninki reer Hargeysa ahaa ba u sharraxay wuxuu ka waday duugasho (massage),asagana wa loo sheegay duugasho micnaheeda kale (to bury). Maandhaafid iyo nus iga dheh :clap:
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: What are some of the best Reer waqooyi vs Reer xamar jok

Post by Knight of Wisdom »

This isn't a fair comparison. You want to compare the entire NORTH with one city in the South called Xamar? Or does Xamar represent the entire SOUTH? :?
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: What are some of the best Reer waqooyi vs Reer xamar jok

Post by hargaysaay »

Xamar represents entire south the same way hargaysa represent north
User avatar
OliveOil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7678
Joined: Thu Feb 11, 2010 3:07 am
Location: I walk this empty street on the Boulevard of Broken Dreams

Re: What are some of the best Reer waqooyi vs Reer xamar jok

Post by OliveOil »

Its actually Reer Banaadiri :roll:
User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: What are some of the best Reer waqooyi vs Reer xamar jok

Post by Twist »

Lillaahiya wrote:Nin reer Hargeysa ah ba shaqadiisa Xamar lagu beddelay. Xafiiski u ka shaqaynaaye raadiyow bu dhigtay si u idaacada ka dhegaysto. Galab walba wuxuu ka maqla 'hebel hebel amba heblaayo ayaa maanta lagu duugay Wardhigley'. Siddu maalin kaste ka maqlaye qofkaas ba la duugay, wuxuu is idhi adiguna orod isaaso duug. Shoow miskiinka muruq ba galay oo wuxuu moodaya baafinka xayeysiis :lol: Mar calaa mar marku xafiiska ka baxay ayuu taxi qabsaday oo ki waday ku odhay "meesha Wardhigley la yidhaahdo i gee". Darawaalki intu soo jeestay bu waydiye 'xaa ka rabta Wardhigley'. Ninki ba idhi uun 'inaan is duugo ba doonaaya' :lol:

Taqsilahi ka maba qasna, inleen wa camalkiisi, gaadhigana wu sii daaye. Ninka meeshi ba la geeye. Qabuuraha deyr weyn oo askaryo ilaashada ba ka dhisan. Darawaalki ba joogsaday oo askariga albaabka taagan ba gaadhiga ku soo dhowaaday. Ki intu lacagta bixiye ayuu ka soo dhadhigay :lol: Taqsilahi ba askariga ku idhi "Ani ninka ma kasaayo, wuxuu iri waan is duuga, waan ku si daaye". Xuuf, gaadhiga wu dhaqaajiye. Ki reer Hargeysa ah iyo askarigi ba isku hadhay.

Ninka: Albaabka iga fura
Askari: War maxaad rabta?
Ninka: Inaan is duugo baan doonaaya
Askari: Aboow, shaydaanka iska naar
Ninka: War meeshi dadka lagu duugi jire miyaanay ahayn meeshan?
Askari: May wey tahay, laakin maxaad isku duugi?

Intay islaa murmayn, ki askariga ahaa ba foodhiye oo deyrka hareerahiisa dhowr askaryo ka soo baxayn. Ninki ba la xidhay oo police stationki la geeye :lol: Inta la fadhisiye ayaa niman kale loo yeedhay si ay la tashadan :lol:

Askari: Xaa ku haaya?
Ninka: Bal qoodha iyo xeerada! Maxaad igu diidisan duugashada?
Askari: Is deji nooh
Ninka: Dadka kale waad duugtan oo galab walba idaacada ka maqle ee maxaa igu ka diray? Ma idinko keliya baad is duugtan? Dadka kale ma ogolid?!
Askari: Ma ado nool ba is duuga?
Ninka: Hadda ma ano dhintay ba lay duugi lahaa?
Askari: Dadka dhintay ba la duuga aboowe
Ninka: Weger. War idinko dhintay haddi la idin duugo, anago nool ba la na duuga.

Marki dambe dambe, oo la xiiqay ayaa lays fahmay :lol: Ninki reer Hargeysa ahaa ba u sharraxay wuxuu ka waday duugasho (massage),asagana wa loo sheegay duugasho micnaheeda kale (to bury). Maandhaafid iyo nus iga dheh :clap:
Lil, Alleylehe tan haddaad nagu dul aliftay ee naga daa bahasha! :lol:
User avatar
BlackVelvet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23249
Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
Location: On Idman's mind

Re: What are some of the best Reer waqooyi vs Reer xamar jok

Post by BlackVelvet »

Lillaahiya wrote:Ninka: Albaabka iga fura
Askari: War maxaad rabta?
Ninka: Inaan is duugo baan doonaaya
Askari: Aboow, shaydaanka iska naar
Ninka: War meeshi dadka lagu duugi jire miyaanay ahayn meeshan?
Askari: May wey tahay, laakin maxaad isku duugi?
:lol: :lol: :lol:

We are going to need a North-South dictionary
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: What are some of the best Reer waqooyi vs Reer xamar jok

Post by KingWaslawi »

Sheekadani waxay dhacday xilligii Kacaankii:

Laba nin baa ku wada jiray dugsigii Xalane ee tababarka lagu qaadan jirey ee ku yaalay magaalada Muqdishu xilliyadii todobatanaadkii iyo sideetamaadkii 1970s, and 1980s. Labada nin midi waa reer Muqdisho oo gurigooda ayuu Jimcaha u caraabaa. Ka kalena waa reer Hargeysa oo isagu magaaladan cid kama yaqaan oo inta badan xerada Xalane dhexdeeda ayuu iska joogaa. Waxa dhacaysa in ninkii reer Muqdishaad uu mar walba cuntooyin kala jaad ah uu u soo qaato Xalane sanduuqna ku qufusho oo sariirtiisa hoosteeda gashado maca dharkiisa. Habeenkii danbe ayuu kii reer Hargeysa gaajooday intuu saqdii dhexe kacay ayuu sanduuqii intuu gabigiisiiba banaanka u qaatay ku soo jabsaday oo wax ka soo cunay ka dibna ninkii halkii uu hore u yaallay u dhigay sanduuqii.

Xilli ay weli waaberigii ku dhowdahay ayuu u kacay kaadi ninkii reer Muqdisho, markuu sariirta hoosteedii eegayba mise waaba sanduuqii oo walhanaya oo afka kala haya, YAAB!. Ayaamahaas uun baa Matato (ama Nigis) qofba siduu u yaqaan ayaa Talyaaniga alaab looga keenay ku jiray sanduuqa. Matatihii oo koonaha sanduuqa ku jiray ayuu markiiba tebay ninkii lahaa oo yidhi; "Waar yaakhii yaa arkay Matatahaaygii!?" isagoo kor u qaylinaya oo dadkii hoolka hurday oo dhami maqlayaan. Dadka qaar baa sariirahoodu is kor saaran yihiin ee la soco. Wuxuu hadalkii kor u sii qaadaba, oo marba gees u socdo, isagoo uu xataa hanjabaayo isagoo leh; "Walaahi Eber aan ka dhigaa ka aan ku qabto Matatahayga". Haddaba cid u jawaabta waa la waayey oo dadkii oo dhami wax hurda oo aan maqleeyninba, iyo wax isnabaya oo is leh waar yaa ninkan idinka aamusiiya ayaa la noqday. Kama danbeeystii ayuu qayladii la ag tegay sariirta kii xaday laftiisii isagoo leh; "Waar Matatahaygii yaa arkay, yaa arkay Matatahaygii", Haddaba kii reer Hargeysa oo khaatiyaan taagan oo leh waar aad ka seexatide yaa kaa kaxeeya ayaa mar qudha la soo boodaya; "Waar annagaa cunaye, naga seexo!", isagoo u haysta in Matataha la yidhaa mac-macaankii uu ninka ka cunay. Halkii baa dadkii hoolka hurday oo dhami ay qosol la wada tooseen, xataa kii raadinayey baa qosolkii ku daray.

Hab Adeegsiga Sheekada

Waar marka lagugu wareeriyo waax maad aragtay ayaad odhan; "Waar annagaa cunaye na daaya" eesh qiyaasak!
User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: What are some of the best Reer waqooyi vs Reer xamar jok

Post by Twist »

Northwind wrote:Sheekadani waxay dhacday xilligii Kacaankii:

loooooooooool :lol: :lol: :lol:
User avatar
BlackVelvet
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 23249
Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
Location: On Idman's mind

Re: What are some of the best Reer waqooyi vs Reer xamar jok

Post by BlackVelvet »

:lol: :lol: :lol:
User avatar
934
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2117
Joined: Tue Mar 25, 2008 11:38 am

Re: What are some of the best Reer waqooyi vs Reer xamar jok

Post by 934 »

Am gonna try my best to write it in af-somali...so here goes.

Nin reer waqooyi ah oo gabadh reer konfureed la sheekeysan jiray bah holiday carabaha u dhoofay
markuu soo laabtay bu hadiyad gabadhi u keenay. markay gabadhii aragtay inuu cadar u keeney bey yaabtay markaasey ninkii weydiisey.."abow, ma urteydaad u adkeysanweydey" :lol:
User avatar
Hargaysa1982
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 656
Joined: Tue Jul 12, 2011 10:42 am
Location: SIINAY (Hargeisa)

Re: What are some of the best Reer waqooyi vs Reer xamar jok

Post by Hargaysa1982 »

Northwind wrote:Sheekadani waxay dhacday xilligii Kacaankii:

Laba nin baa ku wada jiray dugsigii Xalane ee tababarka lagu qaadan jirey ee ku yaalay magaalada Muqdishu xilliyadii todobatanaadkii iyo sideetamaadkii 1970s, and 1980s. Labada nin midi waa reer Muqdisho oo gurigooda ayuu Jimcaha u caraabaa. Ka kalena waa reer Hargeysa oo isagu magaaladan cid kama yaqaan oo inta badan xerada Xalane dhexdeeda ayuu iska joogaa. Waxa dhacaysa in ninkii reer Muqdishaad uu mar walba cuntooyin kala jaad ah uu u soo qaato Xalane sanduuqna ku qufusho oo sariirtiisa hoosteeda gashado maca dharkiisa. Habeenkii danbe ayuu kii reer Hargeysa gaajooday intuu saqdii dhexe kacay ayuu sanduuqii intuu gabigiisiiba banaanka u qaatay ku soo jabsaday oo wax ka soo cunay ka dibna ninkii halkii uu hore u yaallay u dhigay sanduuqii.

Xilli ay weli waaberigii ku dhowdahay ayuu u kacay kaadi ninkii reer Muqdisho, markuu sariirta hoosteedii eegayba mise waaba sanduuqii oo walhanaya oo afka kala haya, YAAB!. Ayaamahaas uun baa Matato (ama Nigis) qofba siduu u yaqaan ayaa Talyaaniga alaab looga keenay ku jiray sanduuqa. Matatihii oo koonaha sanduuqa ku jiray ayuu markiiba tebay ninkii lahaa oo yidhi; "Waar yaakhii yaa arkay Matatahaaygii!?" isagoo kor u qaylinaya oo dadkii hoolka hurday oo dhami maqlayaan. Dadka qaar baa sariirahoodu is kor saaran yihiin ee la soco. Wuxuu hadalkii kor u sii qaadaba, oo marba gees u socdo, isagoo uu xataa hanjabaayo isagoo leh; "Walaahi Eber aan ka dhigaa ka aan ku qabto Matatahayga". Haddaba cid u jawaabta waa la waayey oo dadkii oo dhami wax hurda oo aan maqleeyninba, iyo wax isnabaya oo is leh waar yaa ninkan idinka aamusiiya ayaa la noqday. Kama danbeeystii ayuu qayladii la ag tegay sariirta kii xaday laftiisii isagoo leh; "Waar Matatahaygii yaa arkay, yaa arkay Matatahaygii", Haddaba kii reer Hargeysa oo khaatiyaan taagan oo leh waar aad ka seexatide yaa kaa kaxeeya ayaa mar qudha la soo boodaya; "Waar annagaa cunaye, naga seexo!", isagoo u haysta in Matataha la yidhaa mac-macaankii uu ninka ka cunay. Halkii baa dadkii hoolka hurday oo dhami ay qosol la wada tooseen, xataa kii raadinayey baa qosolkii ku daray.

Hab Adeegsiga Sheekada

Waar marka lagugu wareeriyo waax maad aragtay ayaad odhan; "Waar annagaa cunaye na daaya" eesh qiyaasak!

LOOOOOL
Saraxnow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4751
Joined: Mon Jun 27, 2011 7:02 pm

Re: What are some of the best Reer waqooyi vs Reer xamar jok

Post by Saraxnow »

934 wrote:Am gonna try my best to write it in af-somali...so here goes.

Nin reer waqooyi ah oo gabadh reer konfureed la sheekeysan jiray bah holiday carabaha u dhoofay
markuu soo laabtay bu hadiyad gabadhi u keenay. markay gabadhii aragtay inuu cadar u keeney bey yaabtay markaasey ninkii weydiisey.."abow, ma urteydaad u adkeysanweydey" :lol:

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
Saraxnow
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4751
Joined: Mon Jun 27, 2011 7:02 pm

Re: What are some of the best Reer waqooyi vs Reer xamar jok

Post by Saraxnow »

Northwind wrote:Sheekadani waxay dhacday xilligii Kacaankii:

Laba nin baa ku wada jiray dugsigii Xalane ee tababarka lagu qaadan jirey ee ku yaalay magaalada Muqdishu xilliyadii todobatanaadkii iyo sideetamaadkii 1970s, and 1980s. Labada nin midi waa reer Muqdisho oo gurigooda ayuu Jimcaha u caraabaa. Ka kalena waa reer Hargeysa oo isagu magaaladan cid kama yaqaan oo inta badan xerada Xalane dhexdeeda ayuu iska joogaa. Waxa dhacaysa in ninkii reer Muqdishaad uu mar walba cuntooyin kala jaad ah uu u soo qaato Xalane sanduuqna ku qufusho oo sariirtiisa hoosteeda gashado maca dharkiisa. Habeenkii danbe ayuu kii reer Hargeysa gaajooday intuu saqdii dhexe kacay ayuu sanduuqii intuu gabigiisiiba banaanka u qaatay ku soo jabsaday oo wax ka soo cunay ka dibna ninkii halkii uu hore u yaallay u dhigay sanduuqii.

Xilli ay weli waaberigii ku dhowdahay ayuu u kacay kaadi ninkii reer Muqdisho, markuu sariirta hoosteedii eegayba mise waaba sanduuqii oo walhanaya oo afka kala haya, YAAB!. Ayaamahaas uun baa Matato (ama Nigis) qofba siduu u yaqaan ayaa Talyaaniga alaab looga keenay ku jiray sanduuqa. Matatihii oo koonaha sanduuqa ku jiray ayuu markiiba tebay ninkii lahaa oo yidhi; "Waar yaakhii yaa arkay Matatahaaygii!?" isagoo kor u qaylinaya oo dadkii hoolka hurday oo dhami maqlayaan. Dadka qaar baa sariirahoodu is kor saaran yihiin ee la soco. Wuxuu hadalkii kor u sii qaadaba, oo marba gees u socdo, isagoo uu xataa hanjabaayo isagoo leh; "Walaahi Eber aan ka dhigaa ka aan ku qabto Matatahayga". Haddaba cid u jawaabta waa la waayey oo dadkii oo dhami wax hurda oo aan maqleeyninba, iyo wax isnabaya oo is leh waar yaa ninkan idinka aamusiiya ayaa la noqday. Kama danbeeystii ayuu qayladii la ag tegay sariirta kii xaday laftiisii isagoo leh; "Waar Matatahaygii yaa arkay, yaa arkay Matatahaygii", Haddaba kii reer Hargeysa oo khaatiyaan taagan oo leh waar aad ka seexatide yaa kaa kaxeeya ayaa mar qudha la soo boodaya; "Waar annagaa cunaye, naga seexo!", isagoo u haysta in Matataha la yidhaa mac-macaankii uu ninka ka cunay. Halkii baa dadkii hoolka hurday oo dhami ay qosol la wada tooseen, xataa kii raadinayey baa qosolkii ku daray.

Hab Adeegsiga Sheekada

Waar marka lagugu wareeriyo waax maad aragtay ayaad odhan; "Waar annagaa cunaye na daaya" eesh qiyaasak!

:lol: :lol: Walle hadaldaa reer waqooyiguu wax ka qosol badani ma jiraan :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”