Caqli Dameer.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
TheSultaan
Posts: 140
Joined: Tue Sep 06, 2011 11:43 am
Location: Rack City BiiiiJ

Re: Caqli Dameer.

Post by TheSultaan »

dadba waxay gabayga ugu danbaban waka damiirxumo eh
Murtida la isma daba marsho ,duuduub looma daliilsade eh
dhago ka hadalka iyo duurxulka wa shuqul dumareede :lol:
Dameerka wala rarta wa dayrta xoolo daaqsin eed eh
hadi doofaar lugu diyaariyo maal dadeed baad ciidanwalayn lahayd :lol:
wa wax aan waligood daahirayn daayin abidkeede eh

Sultaan :sland:
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Caqli Dameer.

Post by zingii »

TheSultaan wrote:dadba waxay gabayga ugu danbaban waka damiirxumo eh
Murtida la isma daba marsho ,duuduub looma daliilsade eh
dhago ka hadalka iyo duurxulka wa shuqul dumareede :lol:
Dameerka wala rarta wa dayrta xoolo daaqsin eed eh
hadi doofaar lugu diyaariyo maal dadeed baad ciidanwalayn lahayd :lol:
wa wax aan waligood daahirayn daayin abidkeede eh

Sultaan :sland:
Dirirta meesha taal
adigu kaa d'a wayne
duuflow waa sidee? :lol:

dameerka aan haystiyo
adiga duq duuflow
daaqida waad ka simantihine.

meeshuu cowska daaqo
qaadkaa daaqdaayo
adoo durdurinaya
(way duushay :sland: ) :lol:
User avatar
kismayogedojubaland
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1115
Joined: Sun Jul 25, 2010 12:20 pm
Location: Ceelcade, Gedo, Jubbaland State of Somalia

Re: Caqli Dameer.

Post by kismayogedojubaland »

muslim-man
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5500
Joined: Mon Apr 18, 2005 5:49 pm
Location: EXPOSING TFG THUGS & THEIR MASTERS

Re: Caqli Dameer.

Post by muslim-man »

:lol: :lol: :lol: :lol:

Zingi,

If that is your stuff, you are Good :up:
User avatar
TheSultaan
Posts: 140
Joined: Tue Sep 06, 2011 11:43 am
Location: Rack City BiiiiJ

Re: Caqli Dameer.

Post by TheSultaan »

Dirirta meesha taal
adigu kaa d'a wayne
duuflow waa sidee?

dameerka aan haystiyo
adiga duq duuflow
daaqida waad ka simantihine.

meeshuu cowska daaqo
qaadkaa daaqdaayo
adoo durdurinaya
(way duushay

Dulinimo baad kaga bilawday gabayga doodisi eh
balse dan baan ka lahayn ducuf daradhjo been sitad tahaye
seefto kolkay ku dul marayso sidi dibiga u muusow naw
balse waxad dabaal degta kolkad quulo so dawarsatid eh :lol:

Afarta sidi damababadood ma is daba meershay
Da'adan kala bilaabiyo muyaan dawlad kale duqeeyey

Quudkayaga dooga daaqa baad u dig dig leedahay
Waxadsa diida inad tahay qawsaar duqoobay
ragna wuxu damoocudu yahay inay koran dabaq dheer eh
adna afaraydadu dux ma leh duuflaal yahow walaan

Afarta sidi damababadood ma is daba meershey
Da'adan kala bilaabiyo muyaan dawlad kale duqeeyey
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Caqli Dameer.

Post by zingii »

TheSultaan wrote:

Diyaaradaha samada duula ee
hawada wax ka soo duqeeya
dusha tuutaha ka ehe
degaankaaga ka dultaagan
soo adiga ku dooda
waa la igu duqeeyay
ayadoo la ii diir naxayn
dukum daakum laiga dhigay.

Karti wax lagu duqeeyo
lahaanshaheda kaa diidaye
daroogada iska yaree
dardaaran kaaga dhigayee.

:up: :up:
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Caqli Dameer.

Post by zingii »

muslim-man wrote::lol: :lol: :lol: :lol:

Zingi,

If that is your stuff, you are Good :up:
8-) :up:
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Caqli Dameer.

Post by Xamud. »

Emeperior and Zingi
You guys are actually not bad, keep this gabay beef going, am almost tempted to join in.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Caqli Dameer.

Post by zingii »

Xamud. wrote:Emeperior and Zingi
You guys are actually not bad, keep this gabay beef going, am almost tempted to join in.
don't shy away breh, i advise you to aimlessly shoot at anybody. :up:
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Caqli Dameer.

Post by Advo »

give me a year to study gabay and I will wipe the earth with all you'll.
User avatar
TheSultaan
Posts: 140
Joined: Tue Sep 06, 2011 11:43 am
Location: Rack City BiiiiJ

Re: Caqli Dameer.

Post by TheSultaan »

Diyaaradaha samada duula ee
hawada wax ka soo duqeeya
dusha tuutaha ka ehe
degaankaaga ka dultaagan
soo adiga ku dooda
waa la igu duqeeyay
ayadoo la ii diir naxayn
dukum daakum laiga dhigay.

Karti wax lagu duqeeyo
lahaanshaheda kaa diidaye
daroogada iska yaree
dardaaran kaaga dhigayee.
Ma idinka diriri kara oo diyaarado kicin kara

ma idinka is damabaloolin kara oo arlada durugsan kara

Ma idinka rag dadaansan kara oo duhur eedami kara

Ma idinka duulimaad qaadi kara oo dawladnimo sheegan kara

Ma idinka jubooyinka degi kara oo derisnimo dhowri kara

Ma idinka Mamuul dabaysha marin kara ama digreeto wasiro magacabsan kara

Afarta ma daliilsaday oo ma is daba deeririyey
Da'da aan kaga bilaabay iyo duruus kale ma ku dhigay dhe :mrgreen:

Niman baa dacalka is haysta oo dacaad u tashan karayn

Niman baa sidi deemeraha la rarta ila meelo sii daran dhe

Niman baa internetka iyo so degey oo dalalkoodi ka so qaxay dhe

Niman baa Muranka deyneyn oo jecel inay dawaasho u noolaadan eh

Niman baa sidi lo dakhray wali nugu dul wareegeeayaa

Dawladaydii waa tii lagu liibaanaye
Dakadaad isticmaasho kuu dhistaye
Garoonka dayuuradaha kuu taagtaye
Daaqista cowskana kaa diidaye :lol:
Yaa inkiri kara dowladnimadaydiye.
Baal dahab ah kaga qorniye
Taariikhda duuga ehe inoo taala.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Caqli Dameer.

Post by zingii »

Advo wrote:give me a year to study gabay and I will wipe the earth with all you'll.
ask fooltej to teach you.

dude knows the gabay art. :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”