War deg deg ah sultaan emperior ahna suldaanka guud eh beelaha iidoorka boga somalinet ayaa so sheegey soo na xaqiijiyey sabaha keeney in gabadhi halkan somalinet so geli jirtay meesha looga waayey.
Waxay wararku inta ku darayaan in arimo la xidhiidha dhanka farsamada awgeed anay ay so geli kari weyday yartu. Waxa kalo warar aan la xaaqijin sheegeyan intanay ka helowlin meesha ay dad badan la si xidhiidhay farino fara badana gaar ugu sheegtey. Qoroxay oo lugu sheegi karo gabadh dhuubaan mariin dhalaal xigaa ahna wali calaf doon.inay maalimihi ugu danbeyey ay sawirkeeda halkan la dhex wereegesay balsa ay rag fara badan cajabisay sidi arintaasi u qabsoontay na meesha looga waayey. Qoroxay oo lugu sheegi karo gabadh kaftan jecel hadal badan aadna u hadal hayn jirtay in maalin maalimaha ka mid ah makhsin yar lugu xidhan doono.
Wararkalo oo is daba taxan na waxay sheegeyaan in dhaweyd ba yartu jacayl dhanka kombutarada ka heley oo ay wiil baratay kana so gala bogan oo degen baakistaan wa wiil firfircoon ooh jamacad ku jirta qoroxay oo beryaha ba u kha khayiray ayaa lugu waramaya inay xidhiidh hoosaad la yeelaatay yarkuna arinta aad u so dhaweyey oo u aad ugu faraxsana. Inkasto ila hada la ogeyn halkay jaan iyo cidhib dhigtay wixi warar ah kala socda shaqalaha suldaan emperior. Mr khalid ali
Xafiiska wararka mr khalid ali
Sultaan Emperior5 oo sirti qoroxay so heley
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 301 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 4 Replies
- 582 Views
-
Last post by EEGA9
-
- 1 Replies
- 232 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 16 Replies
- 916 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 5 Replies
- 465 Views
-
Last post by Jaidi
-
- 4 Replies
- 723 Views
-
Last post by Adali
-
- 3 Replies
- 5478 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 1 Replies
- 312 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer
-
- 0 Replies
- 256 Views
-
Last post by jalaaludin5
-
- 4 Replies
- 382 Views
-
Last post by BRITISH PASAPORT